Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Abiy Axmed: Baahida Itoobiya ee marin badeed ma aha mid cusub

ADDIS ABABA — Itoobiya ayaa ku adkeysanaysa inay sii wado dadaallada sharci iyo wadahadal si ay u hesho marin badeed, ilaa yoolkaas laga gaaro, sida uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha Abiy Axmed.   Waraysi uu siiyay EBC, Abiy ayaa muujiyay murugo ku saabsan sida Itoobiya ay u lumisay dekeddeedii, isaga oo tilmaamay in in muddo ka badan saddex sano aysan dalkaasi lahayn...

SoDMA Leads Talks at Geneva Disaster Summit

GENEVA – SoDMA Chairman Mohamud Moalim led a high-level delegation to Geneva for the Arab Disaster Risk Reduction Conference.   The 8th session focused on disaster risk reduction across Arab nations, with participation from Somalia and several major international development organizations. Moalim and his delegation met with leaders from the World Bank, UNDP, IOM, FAO, CADRI, CIMA Foundation, WMO, UNDRR, and FRLD. They...

Mukhtaar Roobow Sacuudiga kula kulmay Mas’uuliyiin Turki ah

Maka, Juun 9, 2025 – Madaxweynaha Hay’adda Arrimaha Diinta ee Turkiga, Prof. Dr. Ali Erbaş, ayaa magaalada Maka kula kulmay Wasiirka Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya, Mukhtaar Roobow, iyo wafdi uu hoggaaminayay, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska diinta ee Turkiga.   Kulanka ayaa ka dhacay xarunta La-taliyaha Adeegyada Diinta ee magaalada Maka, xilli ay socoto gudashada...

Turkey’s top religious official meets Somalia’s Islamic affairs minister in Mecca

MECCA, June 9, 2025 – The President of Religious Affairs of Turkey, Prof. Dr. Ali Erbaş, met with Somalia’s Minister of Islamic Affairs and Foundations, Mukhtar Robow, and his accompanying delegation during a courtesy visit in Mecca, Turkish officials said Monday.   The meeting took place at the Religious Services Attaché building in Mecca during the Hajj season. President Erbaş extended...

US backs Ethiopia’s peaceful bid for sea access: ambassador

ADDIS ABABA, June 9, 2025 – The United States fully supports Ethiopia’s efforts to secure maritime access through peaceful and diplomatic means, U.S. Ambassador to Ethiopia Ervin Massinga said in an interview published Thursday.   Speaking to the Ethiopian News Agency (ENA), Massinga described maritime access as a critical component of Ethiopia’s economic strategy and regional integration. “For a nation of Ethiopia’s...

Mareykanka oo Taageeray Dadaallada Itoobiya ee Helitaanka Marin Badeed 

Addis Ababa, Juun 9 — Safiirka Mareykanka ee Itoobiya, Ervin Massinga, ayaa sheegay in Mareykanku si buuxda u taageersan yahay dadaallada Itoobiya ee ku aaddan sidii ay marin badeed rasmi ah ugu heli lahayd waddooyin nabadeed iyo diplomasiyadeed, isagoo arrintan ku sheegay mid muhiim u ah kobaca dhaqaale ee dalkaasi.   Isagoo la hadlayay Wakaaladda Wararka Itoobiya (ENA) Khamiistii, Safiir Massinga...

Fiqi oo Sheegay In Howlgallo Lagu Xoreynayo Deegaanada Harsan Ay Socdaan

Muqdisho: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in diyaar garow xoogan uu ka socdo sidii dib loogu xoreyn lahaa deegaanada yar ee wali ku jira gacanta Al-Shabaab, iyadoo lala kaashanayo Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka.   Wasiir Fiqi ayaa ammaanay guulaha isdaba-joogga ah ee ay gaareen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo iskaashanaya ciidamada deegaanka, intii lagu jiray...

Somali Defence Minister: preparations underway to retake areas from terrorist militias

Mogadishu, June 8 (BNA): Ahmed Moallim Fiqi, Minister of Defence of Somalia, said that preparations are underway to retake the few remaining areas still under the control of terrorist militias, in coordination with the Ministry of Defence and the National Army Command.   He commended the successive victories achieved by the Somali National Army, in cooperation with local resistance forces, during...

Somali army, local militias step up push against Al-Shabaab

HIIRAAN, Somalia – Local militias known as Macawiisley, supported by Somali National Army forces, have stepped up operations against Al-Shabaab militants in parts of the Hiiraan region recently retaken by the extremist group, sources said on Sunday.   The joint forces are heavily deployed in and around the village of Ceel Hareeri, an area that had previously been cleared of Al-Shabaab...

Macawiisleyda Hiiraan iyo CXD oo billaabay dhaqdhaqaaqyo xooggan

HIIRAAN – Macawiisleyda deegaanka Hiiraan iyo Ciidamada Xoogga Dalka ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan ka wada deegaano dhowaan ay la wareegeen kooxda Al-Shabaab, gaar ahaan tuulooyin iyo deegaano ku teedsan deegaanka Ceel Hareeri.   Wararka ka imaanaya gobolka ayaa sheegaya in Macawiisleyda deegaanka ay si buuxda u hubaysan yihiin, islamarkaana ay joogaan deegaanada Ceel Hareeri iyo ku dhaw, kuwaas oo dhawaan...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...