Somalia’s President Receives Credentials of New UK Ambassador Charles King
Mogadishu, Somalia, June 3, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Tuesday received the newly appointed British Ambassador to Somalia, Charles King, at the Presidential Palace in Mogadishu.
During the meeting, the two officials discussed strengthening the longstanding friendship between Somalia and the United Kingdom, with a focus on enhancing cooperation in the areas of economic development, public services,...
Madaxweynaha oo warqadaha ka gudoomay safiirka Cusub ee Ingiriiska
MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King.
Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya labada dal, horumarinta iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, adeegyada bulshada, iyo amniga.
Intii uu kulanku socday, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa si rasmi ah...
Somali PM Visits Historic Djibouti Town of Carta, Hails Role in 2000 Peace Conference
Carta, Djibouti, June 3 — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Monday visited the historic town of Carta in Djibouti, the site where Somalia’s transitional government was re-established in 2000 during the formation of the country’s third republic.
Barre, on an official visit to Somalia’s close ally Djibouti, toured several key locations in the town, including the venue of...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqday magaalada taariikhiga ah ee Carta
Carta — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa maanta booqday magaalada taariikhiga ah ee Carta oo ahayd halkii lagu soo unkay Jamhuuriyadda saddexaad ee Soomaaliya, sanadkii 2000.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa kormeer ku tagey goobo kala duwan oo kamid ah magaalada Carta, gaar ahaan...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Qatar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka labada dal
MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Amiirka dalka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa yeeshay khadka taleefanka kulan muhiim ah oo ay kaga wadahadleen xoojinta iskaashiga labada dal iyo arrimo muhiim ah oo heer gobol iyo caalami ah oo ay dan wadaag ka yihiin.
Wadahadalkan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray sidii loo sii...
Somali President Meets With International Partners Amid Disputes Over 2026 Elections
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met behind closed doors Monday with international partners in the capital, Mogadishu, to discuss the country’s contentious 2026 elections and ongoing security concerns, according to sources.
The meeting came shortly after leaders of Somalia’s opposition alliance held a similar session with representatives of the international community, underscoring the growing focus on the...
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay saaxiibada caalamiga ah
MUQDISHO - Wararka laga helayo ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu Isniintii shalay magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay saaxiibada caalamiga ah, iyagoo diiradda saaray arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin doorashooyinka 2026 ee hanaankooda lagu muransan yahay iyo amniga dalka.
Kulankan oo ahaa mid albaabada u xiran, ayaa yimid wax yar...
Somali President holds phone call with Qatar’s Emir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani
Mogadishu, June 3 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Qatar’s Emir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani held a phone call to discuss ways to deepen cooperation in vital sectors and address key regional and international issues of shared interest.
The call focused on fostering stronger bilateral relations between Somalia and Qatar, as well as discussing pressing regional and...
AUSSOM denies that a helicopter was shot down at Xawaadley area by Al-Shabaab
Mogadishu – The African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) confirms that Burundian troops stationed at Xawaadley Forward Operating Base, northeast of the capital, Mogadishu, have been safely evacuated due to heavy flooding in the area.
During the evacuation on Monday, one of the helicopters experienced a technical malfunction. However, despite this challenge, the pilots skilfully manoeuvred the aircraft...
AUSSOM oo beenisay in diyaarad helicopter ah looga riday Xawaadley
MUQDISHO, Soomaaliya - Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa xaqiijiyay in Ciidamadii Burundi ee ku sugnaa saldhigga hore ee Xawaadley, oo ku yaalla waqooyi-bari Caasimadda Muqdisho, si nabad ah loo soo daad gureeyay sababo la xiriira fatahaad culus oo ka dhacday deegaanka.
Intii lagu guda jiray daad guraynta Isniintii, mid ka mid ah helikobtyarrada ayaa farsamo...







