Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s Cabinet Approves Appointment of Mahad Salad as New Intelligence Director

MOGADISHU, Somalia — The Cabinet of the Federal Republic of Somalia held an emergency meeting on Sunday, approving the Ministry of Internal Security’s recommendation to appoint Mahad Mohamed Salad as the new Director of the National Intelligence and Security Agency (NISA).   Mahad Mohamed Salad brings extensive knowledge and experience in intelligence and national security operations. He has previously held several key...

Mahad Salaad oo markale loo magacaabey Taliyaha Hay’adda NISA

MUQDISHO, Soomaaliya - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shir deg deg ah, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo Mudane Mahad Maxamed Salaad.   Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa aqoon iyo khibrad u leh howlaha Sirdoonka iyo nabad-sugidda Qaranka,...

Somali Opposition Warns President Over Power Grab, Calls for Free Elections

MOGADISHU, June 1 – Somali opposition leaders have issued a detailed statement following a multi-day conference in the capital, outlining more than ten key points on the country’s political and security situation.   The opposition warned President Hassan Sheikh Mohamud against attempts to extend his tenure, describing such moves as threats to Somalia’s democracy and stability. They also condemned recent constitutional...

Mucaaradka Soomaaliyeed oo Soo Saaray War-murtiyeed ku saabsan Xaaladda Dalka

MUQDISHO, 1-da Juun 2025 — Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliyeed ayaa ku soo gabagabeeyay shir ballaaran oo maalmahan uga socday magaalada Muqdisho, iyagoo ka soo saaray in ka badan toban qodob oo la xiriira xaaladda guud ee dalka. Qodobadaasi ayaa si gaar ah u taabanaya siyaasadda, dastuurka, amniga, iyo arrimaha bulshada.   Mucaaradku waxay uga digeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, in...

Prof. Diini oo Eedeyn Culus U Jeediyey Dowladda Federaalka Soomaaliya

MUQDISHO, 1-da Juun 2025 – Guddoomiyaha ururrada bulshada rayidka ah, Prof. Diini, ayaa xalay qudbad kulul ka jeediyay munaasabad lagu soo xirayay shir ay mucaaradku maalmahan dambe ku lahaayeen magaalada Muqdisho, isagoo si adag u dhaliilay dowladda Federaalka Soomaaliya.   Prof. Diini ayaa ku eedeeyay dowladda xilka haysa inay dalka ka geysatay tacadiyo baahsan oo saameeyay qeybo kala duwan oo bulshada ka...

Somali, Turkish Presidents Discuss Ties and Regional Issues in Phone Call

Mogadishu, June 1, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud held a telephone conversation on Sunday with his Turkish counterpart, President Recep Tayyip Erdoğan, to discuss bilateral relations and regional developments, the Somali presidency said.   According to a statement from Villa Somalia, the two leaders focused on strengthening cooperation between Somalia and Turkey, as well as addressing regional and global...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Taleefanka kula hadlay Madaxweyne Erdogan

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa galabta khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Rajab Dayib Erdogan.   Wadahadallada labada hoggaan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, iyo arrimo muhiim ah oo ku saabsan gobolka Geeska Afrika iyo xaaladda guud ee caalamka. Madaxweyne Erdogan ayaa mar kale muujiyay...

Troop buildup on Somalia’s Hiiraan–Middle Shabelle border sparks fears of fresh clashes

MOGADISHU, Somalia, May 31 — Somali government troops and allied local militia forces have mobilised along the border between the central regions of Hiiraan and Middle Shabelle, raising fears of renewed fighting with Al-Shabaab militants, security sources and residents said Saturday.   The military buildup comes amid heightened tensions following weeks of clashes in the contested area, particularly around the Ceel...

Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo ka socda xadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe xilli cabsi laga qabo dagaal cusub

BELEDWEYNE - Wararka naga soo gaaraya dhulka xadka ah ee u dhexeeya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ballaaran, kuwaasoo ay wadaan ciidamada deegaanka oo garab ka helaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.   Dhaqdhaqaaqyadan ayaa imanaya iyadoo maalmihii iyo toddobaadyadii u dambeeyay ay dagaallo culus ka socdeen deegaannada xadka ee labada gobol, gaar...

Xiisad ka taagan degmada Garasbaaleey ee Gobolka Banaadir

GARASBAALEY - Degmada Garasbaaleey ee Koonfurta Muqdisho ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay falal lagu eedeeyay in ay ku kacayeen rag la sheegay in ay yihiin caanahuur aruuriyaal, kuwaasoo lagu tuhunsan yahay in ay si sharci darro ah lacag uga ururinayeen dadka deegaanka.   Goob-joogayaal iyo dad deegaanka ah oo la hadlay warbaahinta Shabelle ayaa sheegay in raggan ay si...

WARAR KALE

Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tababar Ku Soo Gebagebeeyey Rwanda

KIGALI – Taliyaha Taliska Tababarada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka...

Wafdi Ganacsato Talyaani Ah Oo Soo Gaaray Muqdisho

MUQDISHO – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay...

Madaxweyne Cirro Oo Booqasho Taariikhi Ah Ku Tagaya Israel

HARGEYSA - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Ciro), ayaa booqasho rasmi ah ku tegi doona Israel 14-ka bishan June, kadib markii casuumaad ka helay...