Senior Al-Shabaab Leaders Killed in U.S. Airstrikes in Somalia
Mogadishu, Somalia – May 31: Several top leaders of the militant group Al-Shabaab were killed in overnight airstrikes carried out by U.S. military drones in parts of southern Somalia, Somali security officials have confirmed.
The strikes targeted areas in Lower Shabelle and Middle Juba regions, including the districts of Sablaale, Haaway, and Kunya Barrow. The operation was conducted using intelligence...
Jubaland Vice President Meets Kenyan Officials to Discuss Border Security
Mandera, Kenya, May 31 – The Vice President of Somalia’s Jubaland regional state, Mahmoud Sayid Aden, held high-level talks on Friday with Kenyan security officials in the border town of Mandera, focusing on cross-border security cooperation.
The meeting took place at a Kenya Defence Forces (KDF) base and addressed recurring security incidents along the Somalia-Kenya border, with both sides committing...
Somali Religious Affairs Minister Inspects Pilgrims’ Conditions in Saudi Arabia
Riyadh, Saudi Arabia, May 31 – Somalia’s Minister of Religious Affairs, Sheikh Mukhtar Robow Abu Mansur, is currently in Saudi Arabia to oversee the welfare of Somali pilgrims performing Hajj this year, the ministry announced Friday.
Speaking during his visit, Robow stated that Somali pilgrims are receiving better services than in previous years, and that the cost of performing Hajj...
Somalia: Widespread Unemployment Drives Youth to Perilous Sea Crossings
Mogadishu, Somalia, May 31 – At least 20 Somali migrants have died in the Atlantic Ocean while attempting to reach Spain’s coastal city of Palma, authorities confirmed Friday, as growing economic despair continues to drive young Somalis to undertake dangerous journeys.
Only two survivors were rescued from a boat carrying more than twenty people, all of whom were fleeing rampant...
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubaland oo Kulan Amni la yeeshay Mas’uuliyiin Ka Socota Kenya
Mandheera – Madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa kulan muhiim ah oo amniga la xiriira kula yeeshay magaalada Mandheera ee dalka Kenya, mas’uuliyiin sare oo ka tirsan hay’adaha amniga ee dowladda Kenya.
Kulanka oo ka dhacay xarunta ciidamada Kenya ee Mandheera, ayaa si qoto dheer loogu falanqeeyay xaaladda amni ee xuduudaha labada dal, iyadoo la isla gartay in la...
Wasiir Roobow oo Kormeerey Adeegyada Xujayda Soomaaliyeed oo Sannadkan Loo qabtay
Riyadh – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, ayaa haatan ku sugan dalka Sacuudi Carabiya, si uu ugu kuur galo xaaladda iyo adeegyada ay helayaan xujayda Soomaaliyeed ee sannadkan kusoo qulqulaya dhulka barakaysan si ay u gutaan acmaasha xajka.
Wasiirka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in xujayda Soomaaliyeed ee sannadkan ka qeybgalaya xajka ay...
Shaqo La’aan, Rajo La’aan iyo Musuq Maamul oo Dhalinyaradda Soomaaliyeed ku Riixay Tahriibka
Muqdisho – Shaqo la’aan baahsan, dhaqaale xumo, iyo rajo la’aan joogto ah oo ay wajahayaan dhalinyaradda Soomaaliyeed ayaa sii kordhisay tirada dadka tahriibaya, iyadoo musiibadii ugu dambeysay ay ka dhacday Badweynta Atlantic-ga halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 20 tahriibayaal Soomaali ah.
Wararka laga helay warbaahinta dalka Spain ayaa sheegaya in doontii ay saarnaayeen dhalinyaradaasi ay ku wajahneyd magaalada...
Duqeymo ka dhacay Jubada Dhexe iyo Shabeellaha Hoose
MUQDISHO - Duqeymo qorsheysan oo habeenkii xalay ka dhacay deegaanno ka tirsan gobollada Shabeelaha Hoose iyo Jubbada Dhexe, ayaa lagu dilay xubno sare oo ka tirsan Al-Shabaab.
Duqeyntan ayaa waxaa fuliyay diyaaradaha dagaalka Mareykanka, iyadoo lagu howlgalayay xog sirdoon oo ay siiyeen hay’adaha amniga Soomaaliya, gaar ahaan Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA).
Saraakiil xog-ogaal u ah howlgalka ayaa xaqiijiyay in...
US, Somalia Pledge Deeper Security Cooperation in Fight Against Extremist Groups
MOGADISHU, May 30 – The United States and Somalia have reaffirmed their commitment to strengthening joint efforts against extremist groups, following a high-level meeting in Mogadishu between US Ambassador Richard Riley and Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi, officials said Thursday.
The meeting focused on enhancing bilateral cooperation in the fight against Al-Shabaab and ISIS, and forms part of ongoing...
Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga
MUQDISHO, Soomaaliya - Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley, iyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Ahmed Moallim Fiqi, ayaa yeeshay kulan miro-dhal ah oo looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal ee la dagaallanka kooxaha xagjirka ah sida Al-Shabaab iyo ISIS.
Kulankan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, wuxuuna qayb ka yahay dadaallada joogtada ah ee labada dhinac ay ku doonayaan...








