Somalia’s President Hassan Sheikh calls for talks with opposition as key summit opens in Mogadishu
Mogadishu, June 17, 2025 – Somali President Hassan Sheikh renewed his call for dialogue with opposition leaders, saying he is ready to meet with all political stakeholders to resolve disputes over the country’s electoral process and broader national issues.
Speaking at the opening of the National Consultative Conference in Mogadishu on Monday, President Hassan emphasized his willingness to engage in...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal ugu baaqey Mucaaradka xili Shir ka furmay Muqdisho
Muqdisho, Juun 17, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale ku baaqay in wada-hadal dhab ah lala yeesho mucaaradka, isaga oo sheegay in uu diyaar u yahay in uu la fariisto dhammaan siyaasiyiinta kale ee dalka, si loo xalliyo khilaafaadka la xiriira doorashooyinka iyo aayaha siyaasadeed ee dalka.
Isaga oo ka hadlayay furitaanka Shirka Wadatashiga...
Somalia cleric warns of election credibility crisis amid national consultation talks
Mogadishu, June 17, 2025 – Somalia's top religious leader issued a stern warning on Monday about the country's fragile political environment, questioning the credibility of future elections as national consultations opened in the capital on Monday.
Sheikh Bashir Ahmed Salad, head of the Somali Religious Scholars Council, delivered a blunt speech during the first day of the National Consultative Conference,...
Sheekh Bashiir: “Kalsooni ma jirto, Doorasho lagu kalsoonaan karo ma suurtoobayso”
Muqdisho, Juun 17, 2025 – Magaalada Muqdisho ayaa shalay si rasmi ah looga furay Gogosha Wadatashiga Qaranka, taasoo uu horey u iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.
Madashaasi ayaa waxaa hadal si weyn loo dhageystay ka jeediyay Hogaamiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Bashiir Axmed Salaad.
Sheekh Bashiir oo si toos ah u taabanayay xaqiiqooyin dhab ah oo ku gadaaman...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furey Madasha Wadatashiga Qaran [Sawirro]
Muqdisho, Juun 16, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Madasha Wadatashiga Qaran oo looga arrinsanayo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan; adkaynta midnimada Qaranka, dhamaystirka dastuurka, hannaanka doorashooyinka, dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo xoojinta dowladnimada.
Madaxweynaha ayaa madasha ka jeediyey khudbad uu ku soo bandhigay dadaalka joogtada ah ee dowladda ay ku bixisay...
Somali president opens national dialogue as key opposition, regions boycott
MOGADISHU, Somalia, June 16 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday officially opened a national dialogue forum in Mogadishu aimed at advancing constitutional reforms and state-building efforts, but the meeting was overshadowed by a boycott from key opposition figures and regional states.
The National Dialogue Forum, which brings together political and social stakeholders — including civil society representatives, youth,...
Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign
The Somali delegation led by the Minister of Labour and Social Affairs Hon. Yusuf Mohamed Adan has concluded its participation in the 113th Session of the International Labour Conference (ILC), held in Geneva from 2 to 13 June 2025. All twelve delegates have returned safely to Mogadishu and spent the past two days (yesterday and today) in meetings and...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kulamo kawada Qatar si loo xoojiyo iskaashiga milatari
DOHA, Qatar, 16 Juun 2025 – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Mucalim Fiqi, ayaa maanta kulan rasmi ah ku yeeshay magaalada Doha Wasiirka Arrimaha Gaashaandhigga iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar, Mudane Sheekh Saud bin Cabdilraaxmaan bin Xasan Al-Thaani, iyada oo qeyb ka ah booqasho shaqo oo uu ku joogo Qatar.
Labada wasiir ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa...
Somali, Qatari defence ministers meet in Doha to boost military cooperation
DOHA, Qatar, June 16, 2025 – Somalia’s Minister of Defence, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, held talks on Monday in Doha with Qatar’s Deputy Prime Minister and Minister of State for Defense Affairs, H.E. Sheikh Saud bin Abdulrahman bin Hassan Al-Thani, during an official working visit aimed at strengthening bilateral defence ties.
The two ministers discussed expanding military cooperation, enhancing joint...
Ethiopia warns of security threat from Egyptian troops in Somalia
ADDIS ABABA, Ethiopia – Ethiopia’s army chief warned on Saturday that the deployment of Egyptian troops to neighbouring Somalia poses a growing threat to Ethiopia’s national security, amid heightened regional tensions.
Speaking before the Ethiopian parliament, Field Marshal Berhanu Jula said that the presence of foreign forces in Somalia, while officially framed as cooperation, could undermine Ethiopia’s sovereignty and regional...


![Madaxweyne Xasan Sheekh oo furey Madasha Wadatashiga Qaran [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2025/06/508162213_1174539928050478_8418032521609810838_n-696x464.jpg)






