Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Itoobiya oo walaac amni ka muujisay Ciidamada Masar ee la geynayo Soomaaliya 

ADDIS ABABA – Taliyaha guud ee ciidanka difaaca Itoobiya, Field Marshal Berhanu Jula, ayaa uga digay baarlamaanka dalkiisa in joogitaanka ciidamada Masar ee gudaha Soomaaliya uu khatar sii kordheysa ku yahay amniga qaranka Itoobiya.   Berhanu oo Sabtidii warbixin siiyay baarlamaanka ayaa sheegay in ciidamada shisheeye ee Soomaaliya ku sugan ay ku joogaan magaca iskaashi, balse ay wataan ujeeddooyin halis ku...

Somali MP Criticizes Government’s Call to End C6+ Cooperation Framework

MOGADISHU, June 16 — Somali federal lawmaker Mohamed Ali Omar Caano Nuug has sharply criticized the government's recent move to dismantle the C6+ international cooperation framework, warning that the decision is short-sighted and could damage Somalia’s diplomatic standing.   Speaking in an interview with Shabelle TV, the MP said the federal government's June 12 letter to the United Nations — formally...

Xildhibaan Ka Hadlay Warqadda Dowladda Federaalka U dirtay Beesha Caalamka [Wareysi]

MOGADISHU — Xildhibaan Maxamed Cali Cumar Caano Nuug, oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa waraysi gaar ah siiyay Shabelle TV, isagoo ka hadlay waraaqdii dhawaan dowladda federaalku u dirtay beesha caalamka, taasoo ku saabsanayd codsi lagu doonayo in wax laga bedelo qaab-dhismeedka C6+, oo ah koox ka kooban dowladaha ajnabiga ee tan iyo...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo Faahfaahisay Hawlgal Ka Dhanka ahaa Al-Shabaab

MOGADISHU, 16 Juun — Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali, ayaa Axaddii faahfaahin ka bixiyey hawlgalkii guuleystay ee ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Hoose, iyaga oo weerar ku qaaday maleeshiyada Al-Shabaab.   Hawlgalkan oo lagu magacaabay “Duufaanta Aamusnaan” ayaa lagu soo qabtay dagaalyahanno badan oo Al-Shabaab ah iyada oo sidoo kale la qabsaday...

Somalia’s Defence Ministry Details Successful Offensive Against Al-Shabaab

MOGADISHU, June 16 — Somalia’s State Minister of Defence, Omar Ali, on Sunday provided details on a successful military operation targeting Al-Shabaab militants in the Lower Shabelle region.   Dubbed “Operation Silent Storm,” the offensive resulted in the capture of several Al-Shabaab fighters alive and the seizure of a large cache of weapons, according to the minister. The Ministry of Defence praised...

Somalia’s National Trade Union Federation Joins Global Call for Social Dialogue in Just Transition

The Federation of Somali Trade Unions (FESTU), the officially recognised national trade union centre in Somalia, has formally endorsed the Call to Action on Fostering Social Dialogue for a Just Transition to a Resilient Low-Carbon Economy, a major international initiative placing workers and social dialogue at the heart of global climate action.   The endorsement was signed and presented by Omar...

Somalia: National Dialogue Conference Set to Open in Mogadishu

MOGADISHU – Somalia is set to open a much-anticipated national consultation conference in the capital, Mogadishu, on Sunday, June 16, following a recent call by President Hassan Sheikh Mohamud aimed at fostering political consensus and national unity.   The forum, organized under the auspices of the Federal Government, will bring together a wide range of delegates from across Somalia and the...

Gogoshii Wadatashiga Qaranka oo Berri si Rasmi ah uga Furmeysa Caasimadda

Muqdisho, 15 Juun 2025 – Magaalada Muqdisho ayaa maalinta berri ah, oo ku beegan 16-ka Juun, martigelin doonta gogoshii wadatashiga ee uu dhawaan ku baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.   Shirkan ayaa lagu wadaa in uu noqdo madal heer qaran ah oo ay ka qeyb galaan wufuud kala duwan oo ka kala imaanaya gudaha dalka iyo dibadda, kuwaasoo...

Somalia political talks stall as opposition, regional states boycott Mogadishu meeting

MOGADISHU, June 15, 2025 – A national political dialogue convened by Somali President Hassan Sheikh Mohamud failed to take off on Sunday in Mogadishu, after opposition leaders and key federal member states boycotted the meeting over concerns about the structure and legality of the talks.   The conference, announced on June 1, was intended to bring together the president, political parties,...

Khilaafka Siyaasadeed oo fashiliyay Shirka Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqey

Muqdisho, 15 Juun 2025 – Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir muhiim ah oo uu madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku casuumay qeybaha kala duwan ee siyaasadda dalka.   Shirkan oo markii hore la iclaamiyay 1-da bishan Juun ayaa looga gol lahaa in lagu gorfeeyo arrimaha qilaafka taagan ee saameynaya mustaqbalka dalka, gaar ahaan...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somalia’s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...