Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia opposition rejects dialogue with President amid political deadlock

Mogadishu — Somalia’s opposition leaders have twice rejected calls for a political dialogue initiated by President Hassan Sheikh Mohamud, resulting in the failure of both attempts to hold the talks, sources say.   The opposition, led by former presidents and key political figures, expressed dissatisfaction with the approach and framework proposed by the president, saying it does not meet their expectations...

Fashil ku yimid shirkii uu madaxweynaha Soomaaliya ku baaqay

Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo jeer ugu baaqay madaxda siyaasiyiinta mucaaradka inay ka qeyb galaan shir wadatashi ah, balse labada jeerba shirarkaas ayaa fashilmay iyadoo mucaaradku aysan aqbali doonin shirka.   Madaxda mucaaradka, oo ay hormuud ka yihiin madaxweynayaashii hore ee dalka, ayaa si weyn uga saluugay shirarka madaxweynaha ku baaqay, iyagoo ku eedeeyay inuu habka iyo...

US Military Airdrops Aid to Puntland Forces Battling ISIS in Calmiskaad Mountains

Bosaso, Somalia — US military aircraft have provided critical support to Puntland security forces fighting ISIS militants in the rugged Calmiskaad mountain region of Somalia’s Bari province.   Due to the difficult terrain, which is inaccessible to vehicles and lacks suitable airstrips, US warplanes have airdropped troops, supplies, and military equipment to Puntland forces actively engaged in counterterrorism operations against entrenched...

Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo Taageero Ciidan Siiyay Ciidanka Puntland ee Dagaalka Kula jira Daacish

Bari, Soomaaliya – Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa si toos ah uga taageeray ciidanka difaaca Puntland howlgalka ka socda aagga buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari, halkaas oo ay ciidamada Puntland ka wadaan dagaal xooggan oo lagula jiro Daacish.   Wararka ayaa sheegaya in diyaaradaha Mareykanku ay sahay iyo saanad ciidan hawada uga dajiyeen ciidamo ku sugan aagga buuraleyda Calmiskaad, si loo...

Puntland Leader Holds Meeting with Int’l Partners Amid Tensions with Somali Government

Garowe, Somalia — Puntland President Said Abdullahi Deni held a virtual meeting with representatives of the international community led by UN envoy to Somalia James Swan to discuss the country’s political and security situation.   During the meeting, President Deni proposed convening a comprehensive national conference involving the federal government, regional member states, former leaders, and key stakeholders to address Somalia’s...

Madaxweynaha Puntland oo Kulamo La Qaatay Wakiillada Beesha Caalamka

Garoowe – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan muhiim ah la qaatay wakiillada beesha caalamka oo uu hoggaaminayo ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, James Swan.   Kulanka oo ahaa mid hab-fogaan arag ah ayaa looga wada hadlay marxaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland ayaa soo jeediyay in la qabto shirweyne ballaaran oo loo dhan yahay, kaasoo ay...

NISA Chief Pledges to Reopen Closed Roads in Mogadishu Amid Growing Traffic Woes

Mogadishu, Somalia – The head of Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), Mahad Salad, has pledged to reopen several key roads in Mogadishu, promising relief for residents frustrated by severe traffic congestion.   In recent months, violent attacks—including deadly bombings—have led to the closure of several major thoroughfares across the Somali capital. Roads have been blocked with rocks and other...

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanqaadey Furitaanka Wadooyinka Xiran ee Muqdisho

Muqdisho – Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), General Mahad Salaad, ayaa sameeyay balanqaad weyn oo ah inuu furi doono wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho, taas oo haddii ay hirgasho ay farxad weyn u horseedi doonto bulshada ku nool caasimadda.   Muddooyinkii u dambeeyay, magaalada Muqdisho waxaa saameyn ku yeeshay dhibaatooyin badan oo ay kamid yihiin qaraxyada xoogan iyo...

ILO Dismisses False Claims by Self-Styled Individuals Residing in Sweden and Canada

The Federal Government of Somalia has emerged with a procedural and diplomatic win at the 113th Session of the International Labour Conference (ILC), following a Credentials Committee review that upheld the legitimacy of its tripartite delegation.   At the heart of the challenge were three individuals based in Sweden and Canada, falsely claiming affiliation with an entity called SOCOTU. Despite having...

Somalia’s President Oversees Intelligence Handover as New NISA Chief Takes Office

MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday presided over a formal handover ceremony at the headquarters of the National Intelligence and Security Agency (NISA), officially transferring leadership to the agency’s new director, Mahad Mohamed Salad, from outgoing chief Abdullahi Mohamed Ali "Sanbaloolshe".   The ceremony was attended by senior government and security officials, including Internal Security Minister Abdullahi...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somalia’s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...