Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay Xil-wareejinta Sanbaloolshe

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ugu kala wareejiyey Agaasimaha cusub ee Hayโ€™adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimihii hore Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.   Munaasabadda xil-wareejinta oo ka ku qabsoontay Xarunta Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh...

Foreign-Backed Campaign Tries to Discredit Somali Government by Targeting Somaliaโ€™s ILC Delegation

A politically motivated and foreign-funded smear campaign has been exposed after a series of coordinated online attacks attempted to discredit Somaliaโ€™s Federal Government by targeting the countryโ€™sโ€™ delegation to the 113th International Labour Conference (ILC) in Geneva.   What began as baseless criticism by three individuals from Sweden and Canada, who had unsuccessfully lobbied to be included in the delegation, was...

Mahad Salaad to Assume Office as Head of Somaliaโ€™s Intelligence Agency

MOGADISHU, June 14, 2025 โ€“ Mahad Salaad is set to officially assume office as the new Director of Somaliaโ€™s National Intelligence and Security Agency (NISA), following his recent appointment by the federal cabinet.   The formal handover ceremony will take place in Mogadishu, where Salaad will take over leadership from outgoing NISA chief Abdullahi Sanbaloolshe. As the new head of NISA, Mahad...

Muqdisho: Mahad Salaad oo Si Rasmi ah u La Wareegaya Xilka Agaasimaha NISA

MUQDISHO, Soomaaliya - Maanta magaalada Muqdisho waxaa si rasmi ah loogu qabtay munaasabad lagu wareejinayo xilka Agaasimaha cusub ee Hayโ€™adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), halkaasoo Mahad Salaad si rasmi ah xilka ugala wareegayo taliyahii hore, Cabdullaahi Sanbaloolshe.   Magacaabista Mahad Salaad ayaa dhawaan waxaa meel mariyay Golaha Wasiirada Federaalka Soomaaliya, waxaana xil wareejintan ay calaamad u tahay bilowga wejiga...

Somali PM Launches National High School Exams for 2024/2025 Academic Year

MOGADISHU, June 14, 2025 โ€“ Thousands of students across Somalia sat for their final secondary school examinations on Saturday, marking the start of the national exams for the 2024/2025 academic year.   The standardized tests, which assess Grade 12 students completing their high school education, began smoothly at various designated examination centers throughout the country. Somaliaโ€™s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, officially...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo si Rasmi ah Looga Bilaabay Dalka

MUQDISHO, Soomaaliya - Kumanaan arday ah ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare, kaas oo ah midka ugu dambeya ee nidaamka waxbarashada sare ee dalka. Imtixaankan oo qayb ka ah sanad dugsiyeedka 2024/2025, ayaa si guud uga furmay qaar kamid ah gobollada dalka.   Ardayda ayaa saaka lagu arkayay iyaga oo isugu...

Israel weeraro ku qaadey Iran, iyadoo dishay Saraakiishii ugu sareeyay Ciidanka

DUBAI, Imaaraadka Carabta โ€“ Israaโ€™iil ayaa Jimcihii weerar culus ku qaaday xarumaha ugu muhiimsan ee nukliyeerka iyo ciidamada milatari ee dalka Iran, iyadoo adeegsatay diyaarado dagaal iyo diyaarado aan duuliye lahayn oo la sheegay in si qarsoodi ah dalkaas loogu geliyey.   Weerarkan ayaa lagu bartilmaameedsaday xarumo istiraatiji ah, iyadoo la dilay saraakiil sare iyo saynisyahano Iran u shaqaynayey. Israaโ€™iil waxay...

Israel strikes Iranโ€™s nuclear and military sites, and kills its top generals

DUBAI, United Arab Emirates โ€” Israel launched a blistering attack on the heart of Iranโ€™s nuclear and military structure Friday, deploying warplanes and drones smuggled into the country to target key facilities and kill top generals and scientists -- a barrage it said was necessary before its adversary got any closer to building an atomic weapon.   The ongoing military and...

India to Bring Visa Services to Mogadishu

NEW DELHI โ€“ India plans to open a visa facilitation center in Mogadishu, a move to ease travel for Somali nationals.   The statement came Friday from Arun Kumar Chatterjee, Secretary for Consular, Passport, Visa and Overseas Indian Affairs at Indiaโ€™s Ministry of External Affairs. โ€œSomalia is the only country where Indian visa applications must be processed through third-country embassies,โ€ Chatterjee said. โ€œWe...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somaliaโ€™s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho โ€“ Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 โ€” Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...