Somali Opposition Bloc Slams Federal Government’s Decision to Cut Ties With International Partners
MOGADISHU, Somalia — The Somali Salvation Forum on Thursday strongly condemned the federal government’s recent move to distance itself from key international partners, calling the decision isolating and harmful to a country heavily reliant on global support.
In a press release, the Forum accused President Hassan Sheikh Mohamud’s administration of attempting to divert international attention from his growing domestic political...
Mucaaradka oo ka hor yimid go’aankii ay Dowladda Soomaaliya ka qaadatay beesha Caalamka
Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ay si kulul u cambaareysay go'aanka dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaadatey saaxiibadda Beesha Caalamka, taasoo ay ku tilmaantay mid go'doon gelinaysa dalka, maadaama uu ku tiirsan yahay taageeradda Caalamka.
War-saxafaadeed ay Madasha soo saartey ayay ku sheegtay in tallaabadan ay tahay mid Maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh indha beesha caalamka uga leexinayo go'doonka siyaasadeed ee uu xiligan...
Somalia Deepens Ties with Russia as It Distances Itself from Western Partners
MOGADISHU – Somalia has signaled a major shift in its foreign policy by strengthening diplomatic ties with Russia while distancing itself from its traditional international allies.
In a notable move, the Speaker of Somalia’s Upper House, Abdi Hashi Abdullahi, paid an official visit to Moscow, where he met with the Chairman of the Russian State Duma, Vyacheslav Volodin. The discussions...
Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Xiriirka Ruushka xilli ay Iska Fogaynayso Saaxiibada Caalamka
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin muujinaya isbeddel weyn oo ku yimid jihada siyaasadda dibadda, iyadoo xoojinaysa xiriirka ay la leedahay dowladda Ruushka, xilli ay si cad u muujinayso inay ka fogaanayso qaab-dhismeedkii hore ee saaxiibada caalamiga ah.
Booqasho rasmi ah oo uu magaalada Moscow ku tagay Guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa noqotay mid si weyn...
Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Hindiya Kadib Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Ahmedabad
Muqdisho, 12 Juun 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Hindiya, kadib markii diyaaradda Air India ay shil ku gashay dhowr daqiiqo kadib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha ee Ahmedabad.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay si weyn uga naxday shilkaas naxdinta leh oo ay ku dhinteen dad rayid...
Somalia Extends Condolences Following Air India Crash
Mogadishu, 12 June 2025: The Government and People of Somalia extend their deepest condolences to the Government and the people of India following the tragic crash of Air India flight shortly after takeoff from Ahmedabad.
We are profoundly saddened by this devastating incident and join in mourning the loss of lives. Our thoughts and prayers are with the victims, their...
Somali Cabinet Approves Regulation on Submarine Cables, Reviews Security and National Exam Plans
MOGADISHU, Thursday – Somalia’s Council of Ministers on Thursday approved a new regulatory framework for submarine communication cables aimed at safeguarding the security and integrity of the country’s telecommunications infrastructure.
The weekly cabinet meeting, chaired by Acting Prime Minister and Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, also reviewed preparations for the upcoming Independence Week celebrations and the start of the...
Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Soomaaliya?
Muqdisho, Khamiis, 12 Juunyo 2025:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Xargaha Isgaarsiinta ee Badda hoos mara, si loo ilaaliyo badqabka isgaarsiinta dalka.
Kulanka Golaha oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan diyaar garowga...
Somali President Visits Turkish Oil Survey Ship as Offshore Exploration Concludes
MOGADISHU, June 12, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday visited the Turkish research vessel Oruc Reis, which has been conducting offshore oil exploration along Somalia’s coast, following the completion of a key seismic survey.
The president hailed the mission as a “strategic milestone” and praised Turkish and Somali personnel for their joint efforts in advancing the country’s...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer ku tagay Markabka “Oruc Reis”
Muqdisho, Juun 12, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Markabka “Oruc Reis” oo ku howlanaa baarista Shidaalka dalkeenna, kadib markii si rasmi ah loo soo gabagabeeyay sahanka Shidaalkaa Xeebaha Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay howl-wadeenada iyo bahda iskaashiga Turkiga dadaalladooda ku aaddan sahankan istiraatiijiga ah, isagoo muujiyey in natiijada baaristan ay wax weyn...








