Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladda Soomaaliya oo joojisay howlaha C6+, kuna baaqday wada-shaqayn cusub 

MUQDISHO, Juun 12, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u joojisay howlaha madasha C6+ iyadoo ku dhawaaqday inay doonayso heshiisyo cusub oo wadashaqeyn ah oo lala yeesho saaxiibada caalamiga ah, sida ku cad warqad loo diray Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, James Swan.   Warqadda oo uu saxiixay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda, Cali Cumar Balcad, ayaa lagu...

Somalia suspends C6+ operations, seeks new terms with international partners

MOGADISHU, June 12, 2025 – Somalia’s federal government has suspended the operations of the C6+ coordination platform and is seeking new terms of engagement with international partners, according to an official letter addressed to UN Special Representative James Swan.   The letter, signed by Minister of State for Foreign Affairs Ali Omar Balcad, states that the C6+ mechanism is “no longer...

Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo Dilay 13 Dagaalyahan oo Al-Shabaab ah 

MUQDISHO, 12 Juun 2025 — Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay garab siinayaan saaxiibada caalamiga ah ayaa ugu yaraan 13 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ku dilay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Buurta Cadayga, oo u dhow Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Khamiistii.   Wasaaradda ayaa sheegtay in howlgalka lagu...

Somali forces kill 13 Al-Shabaab fighters in central operation: ministry

Mogadishu, June 12, 2025 — Somali government forces, backed by international partners, have killed at least 13 Al-Shabaab fighters in a planned operation near the village of Buurta Cadayga, close to Ceel Baraf in the central Middle Shabelle region, Somalia’s Ministry of Information announced on Wednesday.   The ministry said in a statement that the operation targeted a site used by...

Turkey’s T129 ATAK helicopters conduct first test flight in Mogadishu as military ties with Somalia deepen

MOGADISHU, Somalia – Turkish-made T129 ATAK combat helicopters carried out their first test flight from the TurKSOM military base in Somalia’s capital, Mogadishu, marking a new phase in Ankara’s growing military support for the Horn of Africa nation.   Three of the advanced attack helicopters were recently delivered to Somalia to bolster the fight against the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group, which remains...

Diyaaradaha Dagaalka ee T129 ATAK oo Ka Duulay xerada Turk-Som ee Muqdisho

MUQDISHO - Diyaaradaha dagaalka ee qumaatiga u kaca ee T129 ATAK ayaa si guul leh uga duulay xeradda TurKSOM ee Muqdisho, taasoo calaamad u ah tijaabadii ugu horreysay ee diyaaradahaas cusub ee Turkiga laga keenay gudaha Soomaaliya.   Saddex diyaaradood ayaa dhawaan lagu soo dajiyay dalka, si loo xoojiyo dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta koonfur galbeed iyo bartamaha...

Maxay yihiin shuruudaha adag ee Puntland ku xirtay shirka Muqdisho?

GAROWE - Puntland ayaa afar shardi ku xirtay shirka uu iclaamiyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh, iyadoo shuruudaha ay kamid yihiin aqbaliyadda doorashaddii sanadkii hore ka dhacday Kismaayo, ee Axmed Madoobe mar 3aad loogu doortay xilka.   Puntland ayaa dalbatay in marka hore ay DFS ka laabato wax ka beddelkii ay ku samaysay dastuurka dalka, isla markaana la iskugu imaado Gogol wadatashi...

Somalia: SW State Elders Jailed in Galkayo Over 19-Year-Old Murder

GALKACYO, Somalia — A wave of public debate has erupted across Somali social media platforms following the detention of several individuals from the South West State of Somalia in the city of Galkacyo, the capital of Mudug region.   In response to growing speculation, the Governor of Mudug in Puntland, Faysal Sheikh Ali, commonly known as Jifi-jabsade, denied allegations that the...

Gudoomiye Faysal Sheekh oo ka hadlay Odayaal la sheegay in lagu xiray Gaalkacyo

GAALKACYO, Juun 11, 2025 – Hadal-heyn xoog leh ayaa ka dhalatay xarigga odayaal dhaqameed ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS) oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo, xarunta gobolka Mudug.   Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Sheekh Cali (Jifi-jabsade), ayaa warbaahinta u sheegay in xarigga odayaashaasi uu salka ku hayo heshiis hore oo dhex maray labada ehel ee ku lugta...

Booliiska Kenya oo Dilay Labo xubnood oo katirsan Al-Shabaab

NAIROBI – Ciidamada gaarka ah ee la dagaalanka argagixisada ee Kenya, gaar ahaan kooxda howlgalada khaaska ah, ayaa habeenimadii Isniinta toogasho ku dilay laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab kadib hawlgal qorshaysan oo ka dhacay gobolka Mandera.   Sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday laanta la dagaalanka argagixisada, ciidamada ayaa hawlgalka bilaabay xilli hore oo habeenkii ah kadib markii ay...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somalia’s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...