Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Pilgrims Arrive in Saudi Arabia for Hajj 2025

MAKKAH, Saudi Arabia— A group of 425 Somali pilgrims has arrived in Saudi Arabia to perform the Hajj pilgrimage, marking the second day of their journey to the holy city of Makkah.   These pilgrims are part of a larger group of 11,500 Somalis who will be undertaking the sacred rites of Hajj during the Islamic year 1446. The Somali Ministry of...

Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkan Xajka Gudanaya oo Gaaray Sacuudiga

MAKKAH — Maalintii labaad, waxaa dalka Sacuudi Carabiya gaaray Xujey Soomaaliyeed oo sanadkan gudanaya acmaasha Xajka, iyagoo ka kala tagey gobolada kala duwan ee dalka.   Magaalada barakeysan ee Makkah ayaa lagu soo dhaweeyay 425 Xujey Soomaaliyeed, kuwaas oo fursad u helay inay gudtaan waajibaadka Xajka ee sannadka Hijriga ah 1446. Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay...

Somalia’s President Elected Leader of New Political Party Amid Growing Political Tensions

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud was on Tuesday night elected as the chairman and presidential candidate of a newly formed political party, Justice and Solidarity (Caddaaladda iyo Wadajirka), in a move that comes amid a tense political transition and growing uncertainty over the country’s electoral direction.   In a speech delivered at the party’s launch event in Mogadishu, the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo loo doortay Gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka

MUQDISHO – Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xalay loo doortay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadeed ee cusub Caddaaladda iyo Wadajirka, xilli ay taagan tahay xaalad kala guur ah oo siyaasadeed, iyo muran ballaaran oo ka taagan jihada uu dalku u socdo.   Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay xafladda furitaanka xisbiga ayaa si adag u weeraray madaxda qaar ka mid ah dowlad-goboleedyada, isagoo ku eedeeyay...

Al-Shabaab Launches Surprise Attack on Military Base in El-Wak town, Gedo

EL-WAK, Somalia — Militants from the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group launched a surprise attack early Tuesday on a military base in the southern Somali town of El-Wak, in the Gedo region, local sources reported.   The base, jointly operated by the Somali National Army (SNA) and regional Jubbaland forces, came under heavy fire in the early hours, prompting a brief but intense...

Al-Shabaab oo Weerar Ku Qaaday Xero Ciidan oo Ku Taalla Ceelwaaq, Gedo

Ceelwaaq, Gedo – Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay waaberigii hore ee saakay weerar gaadmo ah ku qaadeen xero ciidan oo ku taalla gudaha degmadaas.   Xerada la weeraray ayaa waxaa si wadajir ah ugu sugnaa ciidamada Jubbaland iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Iska hor imaad kooban ayaa ka dhacay halkaasi,...

Somali President launches new political party ahead of popular vote in 2026

MOGADISHU, May 13 – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud was on Tuesday night elected chairman of the newly launched Justice and Solidarity Party (JSP), during a high-profile event in Mogadishu that drew top government officials and political figures.   The launch, which marks the president’s most significant political move ahead of the country’s expected shift toward one-person, one-vote elections, was attended...

Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo looga dhawaaqay Muqdisho

MUQDISHO – May 13, 2025: Xisbiga Siyaasadeed ee Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay magaalada Muqdisho, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, loo doortay Guddoomiyaha Xisbiga.   Munaasabadda daahfurka xisbiga ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, qaar ka mid ah madaxda Dowlad-Goboleedyada, mas’uuliyiin sare iyo marti sharaf kale...

Key Roads in Mogadishu Remain Blocked After Heavy Rains, Residents Voice Frustration

MOGADISHU, Somalia - Several major roads in the Somali capital, Mogadishu, remain inaccessible days after torrential rains caused widespread flooding and damage, leaving residents stranded and critical infrastructure paralyzed.   The heavy downpour, which struck the city on the night of Friday last week, triggered flash floods that swept through neighborhoods, damaging roads and cutting off access to vital services. Citizens...

Jidadka Muqdisho oo weli xiran xili shacabka wajahayo dhibaatooyin nololeed

Muqdisho – Qaar ka mid ah waddooyinka halbowlaha u ah caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa weli xiran, iyadoo roobabkii xooganaa ee ka da’ay habeenkii Jimcaha ee toddobaadkii hore ay sababeen daadad baaxad leh oo burbur xooggan gaarsiiyay jidadka.   Shacabka ku dhaqan caasimadda ayaa wajahaya dhibaatooyin nololeed iyo ciriiri dhanka isu socodka ah, iyaga oo aan heli karin waddooyin ay mari...

WARAR KALE

Itoobiya Oo Ka Digtay Dagaal Cusub Oo Ka Qarxa Gobolka Tigray

ADDIS ABABA – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka digtay suurtagalnimada dagaal cusub oo ka qarxa gobolka Tigray, kadib markii ay sheegtay in xubno mayal...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

PRETORIA, Koonfur Afrika – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Mudane Aadam Isaaq, ayaa maanta si rasmi ah u gudbiyay Warqadaha...

Cumar Cartan oo Loo Magacaabay Garsooridda UEFA Super Cup, Madaxda UEFA iyo CAF oo...

MUQDISHO – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii...