Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Odayaal Dhaqameed iyo Ganacsato Kasoo Jeeda KG oo Maalintii Saddexaad Ku Xiran Gaalkacyo

Gaalkacyo – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in ilaa iyo saddex maalmood ay halkaasi ku xiran yihiin odayaal dhaqameed iyo ganacsato kasoo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle, kuwaasoo lagu haysto xarun ku taalla xaafadda Siinaay.   Dad goobjoogayaal ah iyo ilo xog ogaal ah ayaa u sheegay Arlaadi Media Network in dadka la xiray...

Mucaaradka oo qaadacay Shirka uu ku baaqey Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO, Juun 9 — Isbahaysiga mucaaradka Soomaaliya ee Somali Salvation Forum ayaa Isniintii si rasmi ah u diiday wadahadallo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku dhawaaqay inay dhacayaan 15-ka iyo 22-ka bishan Juun, iyagoo ku tilmaamay wadahadalladaas kuwo aan lagu dhisin heshiis siyaasadeed oo ballaaran.   Isbahaysigu wuxuu ku baaqay in la qabto wadahadal qaran oo loo dhan yahay, oo ay...

Somali opposition rejects meeting called by President Hassan Sheikh

MOGADISHU, June 9  — Somalia’s main opposition coalition, the Somali Salvation Forum, on Monday rejected President Hassan Sheikh Mohamud’s scheduled talks on June 15 and 22, saying they lack broad political consensus.   The Forum urged the government to hold an inclusive national dialogue involving federal member state leaders and opposition groups to address key political divisions in the country. President Hassan...

PM Abiy Ahmed: Ethiopia’s Need for Sea Access Is Not New

ADDIS ABABA — Ethiopia will continue to pursue legal efforts and dialogue to secure access to the sea until the goal is achieved, Prime Minister Abiy Ahmed said.   In an interview with EBC, Abiy expressed regret over how Ethiopia lost its port, noting that the country has been without sea access for more than three decades. “The need for sea access...

Abiy Axmed: Baahida Itoobiya ee marin badeed ma aha mid cusub

ADDIS ABABA — Itoobiya ayaa ku adkeysanaysa inay sii wado dadaallada sharci iyo wadahadal si ay u hesho marin badeed, ilaa yoolkaas laga gaaro, sida uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha Abiy Axmed.   Waraysi uu siiyay EBC, Abiy ayaa muujiyay murugo ku saabsan sida Itoobiya ay u lumisay dekeddeedii, isaga oo tilmaamay in in muddo ka badan saddex sano aysan dalkaasi lahayn...

SoDMA Leads Talks at Geneva Disaster Summit

GENEVA – SoDMA Chairman Mohamud Moalim led a high-level delegation to Geneva for the Arab Disaster Risk Reduction Conference.   The 8th session focused on disaster risk reduction across Arab nations, with participation from Somalia and several major international development organizations. Moalim and his delegation met with leaders from the World Bank, UNDP, IOM, FAO, CADRI, CIMA Foundation, WMO, UNDRR, and FRLD. They...

Mukhtaar Roobow Sacuudiga kula kulmay Mas’uuliyiin Turki ah

Maka, Juun 9, 2025 – Madaxweynaha Hay’adda Arrimaha Diinta ee Turkiga, Prof. Dr. Ali Erbaş, ayaa magaalada Maka kula kulmay Wasiirka Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya, Mukhtaar Roobow, iyo wafdi uu hoggaaminayay, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska diinta ee Turkiga.   Kulanka ayaa ka dhacay xarunta La-taliyaha Adeegyada Diinta ee magaalada Maka, xilli ay socoto gudashada...

Turkey’s top religious official meets Somalia’s Islamic affairs minister in Mecca

MECCA, June 9, 2025 – The President of Religious Affairs of Turkey, Prof. Dr. Ali Erbaş, met with Somalia’s Minister of Islamic Affairs and Foundations, Mukhtar Robow, and his accompanying delegation during a courtesy visit in Mecca, Turkish officials said Monday.   The meeting took place at the Religious Services Attaché building in Mecca during the Hajj season. President Erbaş extended...

US backs Ethiopia’s peaceful bid for sea access: ambassador

ADDIS ABABA, June 9, 2025 – The United States fully supports Ethiopia’s efforts to secure maritime access through peaceful and diplomatic means, U.S. Ambassador to Ethiopia Ervin Massinga said in an interview published Thursday.   Speaking to the Ethiopian News Agency (ENA), Massinga described maritime access as a critical component of Ethiopia’s economic strategy and regional integration. “For a nation of Ethiopia’s...

Mareykanka oo Taageeray Dadaallada Itoobiya ee Helitaanka Marin Badeed 

Addis Ababa, Juun 9 — Safiirka Mareykanka ee Itoobiya, Ervin Massinga, ayaa sheegay in Mareykanku si buuxda u taageersan yahay dadaallada Itoobiya ee ku aaddan sidii ay marin badeed rasmi ah ugu heli lahayd waddooyin nabadeed iyo diplomasiyadeed, isagoo arrintan ku sheegay mid muhiim u ah kobaca dhaqaale ee dalkaasi.   Isagoo la hadlayay Wakaaladda Wararka Itoobiya (ENA) Khamiistii, Safiir Massinga...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somalia’s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...