Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Fiqi oo Sheegay In Howlgallo Lagu Xoreynayo Deegaanada Harsan Ay Socdaan

Muqdisho: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in diyaar garow xoogan uu ka socdo sidii dib loogu xoreyn lahaa deegaanada yar ee wali ku jira gacanta Al-Shabaab, iyadoo lala kaashanayo Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka.   Wasiir Fiqi ayaa ammaanay guulaha isdaba-joogga ah ee ay gaareen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo iskaashanaya ciidamada deegaanka, intii lagu jiray...

Somali Defence Minister: preparations underway to retake areas from terrorist militias

Mogadishu, June 8 (BNA): Ahmed Moallim Fiqi, Minister of Defence of Somalia, said that preparations are underway to retake the few remaining areas still under the control of terrorist militias, in coordination with the Ministry of Defence and the National Army Command.   He commended the successive victories achieved by the Somali National Army, in cooperation with local resistance forces, during...

Somali army, local militias step up push against Al-Shabaab

HIIRAAN, Somalia – Local militias known as Macawiisley, supported by Somali National Army forces, have stepped up operations against Al-Shabaab militants in parts of the Hiiraan region recently retaken by the extremist group, sources said on Sunday.   The joint forces are heavily deployed in and around the village of Ceel Hareeri, an area that had previously been cleared of Al-Shabaab...

Macawiisleyda Hiiraan iyo CXD oo billaabay dhaqdhaqaaqyo xooggan

HIIRAAN – Macawiisleyda deegaanka Hiiraan iyo Ciidamada Xoogga Dalka ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan ka wada deegaano dhowaan ay la wareegeen kooxda Al-Shabaab, gaar ahaan tuulooyin iyo deegaano ku teedsan deegaanka Ceel Hareeri.   Wararka ka imaanaya gobolka ayaa sheegaya in Macawiisleyda deegaanka ay si buuxda u hubaysan yihiin, islamarkaana ay joogaan deegaanada Ceel Hareeri iyo ku dhaw, kuwaas oo dhawaan...

ISIS remains threat in Somalia’s Puntland despite military setbacks: report

BOSASO, Somalia – The Islamic State group in Somalia continues to pose a security threat to the Puntland region despite suffering significant losses in recent military operations, a new report from the Institute for the Study of War (ISW) warned this week.   According to the report, while ISIS has been weakened by sustained offensives by Puntland’s security forces in the...

Warbixin cusub oo oo ka digaysa khatarta Daacish  haddii cadaadis joogto ah aan la saarin

BOOSAASO - Warbixin cusub oo ka soo baxday Machadka Daraasaadka Dagaalka (Institute for the Study of War) ayaa ka digaysa in kooxda Daacish ee Soomaaliya ay weli khatar ku tahay amniga Puntland, inkastoo ay sheegtay in kooxdaasi ay si weyn u wiiqantay kadib howlgallada ciidamada Puntland ee gobolka Bari.   Warbixintu waxay sheegtay in ISIS ay weli leedahay awood ay ku...

Tourism official shot dead in Mogadishu’s Deyniile district

MOGADISHU, Somalia – A senior tourism official in Mogadishu’s Deyniile district was shot dead Saturday night by unidentified gunmen, in the latest targeted killing in the Somali capital, family members and witnesses said.   Abdalla Sheikh Ibrahim Jiisow, the head of tourism for Deyniile district, was killed in the Halgan neighborhood around 9 p.m. while returning home, according to residents. The...

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya dilka Agaasimihii Dalxiiska ee Degmada Deyniile

MUQDISHO – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil habeen hore ka dhacay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, kaas oo lagu dilay Agaasimihii Dalxiiska ee Degmada Deyniile, Marxuum Cabdalla Sheekh Ibraahim Jiisoow.   Dilka ayaa ka dhacay waaxda Halgan ee degmada Deyniile fiidkii Sabtidii, xilli uu marxuumku kusoo jeeday gurigiisa, sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Kooxo hubeysan oo bistoolado ku...

Heavy clashes erupt in Hiran region as Somali army, local militia battle Al-Shabaab

CEEL HAREERI, Somalia – Fierce fighting broke out early Saturday in Somalia’s central Hiiraan region after Somali national army forces and allied local militia, known as "Macawiisley," launched a coordinated assault on Al-Shabaab positions near the village of Ceel Hareeri, officials said.   The clashes erupted in rural villages under Ceel Hareeri, an area recently seized by Al-Shabaab militants. Government forces,...

Dagaal culus oo ka dhacay gobolk Hiiraan, kadib weerar ay qaadeen CXD iyo Macawiisleyda

CEEL HAREERI, HIIRAAN – Dagaal culus oo u dhexeeya kooxda Al-Shabaab iyo ciidamada deegaanka (Macawiisleyda) oo garab ka helaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) ayaa saaka ka dhacay tuulooyin hoostaga deegaanka Ceel Hareeri ee gobolka Hiiraan, halkaas oo dhawaan ay la wareegeen kooxda Al-Shabaab.   Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka ay qaaday weerar dhowr jiho ah...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somalia’s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...