Saddex hogaamiye sare oo Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay howlgal wadajir ah
Muqdisho, Soomaaliya – Saddex hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal wadajir ah oo ay fuliyeen ciidamada ammaanka Soomaaliyeed iyo saaxiibadooda caalamiga ah, sida ay mas’uuliyiin sheegeen Axaddii.
Howlgalkan, oo si wadajir ah ay u qorsheeyeen una fuliyeen Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), iyo saaxiibada caalamiga ah, ayaa ka...
Somalia says three senior al-Shabaab leaders killed in joint operation
MOGADISHU, Somalia - Three senior ringleaders of the al-Shabaab Khawarij group were killed in a joint operation carried out by Somali security forces and international partners, officials said Sunday.
The operation, which was jointly planned and executed by the National Intelligence and Security Agency (NISA), the Somali National Army (SNA), and allied international forces, took place on June 6 in...
SoDMA Chief Attends Global Disaster Risk Summit
Somalia’s Disaster Management Agency (SoDMA) attended the 8th Global Platform for Disaster Risk Reduction (GPDRR 2025), a four-year summit held in Geneva, Switzerland.
SoDMA Chief Mohamud Moalim led Somalia’s delegation to the summit in Geneva, held from June 2 to 6, with over 2,700 participants from 133 countries.
Delegates addressed global strategies for disaster preparedness, resilience building, and risk reduction, with...
Madaxa SoDMA oo shir uga qeyb galay Geneva
Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva - Switzerland, kaga qeyb-galay kal-fadhigii 8-aad ee shir-weynaha madasha caalamiga ah ee Yareynta Khataraha Musiibooyinka, (Global Platform for Disaster Risk Reduction – GPDRR 2025) kaas oo afartii sanaba mar la qabto.
Shirka oo socday intii u dhaxaysay 2 June ilaa 6...
Somali Rescue Forum Calls for Halt to Flawed Human Rights Commission Selection
MOGADISHU, June 7 — The Somali Rescue Forum has voiced strong concerns over the ongoing selection process for members of the Independent Human Rights Commission, accusing authorities of violating constitutional requirements.
In a statement released this week, the Forum said the current process fails to meet the standards set out in Articles 41 and 111B of the Provisional Constitution, which...
Madasha Samatabixinta oo Dalbatay Hakinta Xulista Guddiga Xuquuqul Insaanka
MUQDISHO, Soomaaliya - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed waxay walaac xooggan ka muujinaysaa hannaanka loo marayo xulista xubnaha Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka.
Xulista xubnaha Guddiga oo ka mid ah Guddiyada Madaxabannaan ee dastuuriga ah ayaa si cad u baal marsan qodobada 41aad iyo 111b ee Dastuurka Ku-Meel Gaarka ah oo dhigaya in Baarlamaanka Federaalka uu dhiso guddi Xuquuqda Aadanaha u qaybsan...
Somalia’s intelligence agency meets with Mogadishu mayor over city’s security
MOGADISHU, June 7 — Senior security officials and the Banadir regional administration held a key meeting to discuss measures to enhance security during the upcoming Eid al-Adha celebrations.
Attendees included Somali Police Force Commander General Asad Abdullahi Osman, newly appointed National Intelligence and Security Agency (NISA) Director Mahad Mohamed Salad, Banadir Regional Governor and Mogadishu Mayor Dr. Hassan Hussein Mungab,...
Somali Police Chief Offers $30,000 Reward for Information on Mogadishu Mortar Attacks
MOGADISHU, June 7 — The Banadir Regional Police Commissioner, Mahdi Omar Muumin, also known as Moalim Mahdi, announced a $30,000 reward on Friday for anyone providing credible information leading to the identification or arrest of those responsible for recent mortar attacks in the Somali capital.
Speaking in Mogadishu, Commissioner Mahdi urged residents to cooperate closely with security forces to prevent...
Dowladda oo soo bandhigtay qorshe wax looga qabanayo Weerarrada Hoobiyaasha ee Muqdisho
MUQDISHO - Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin (loo yaqaan Moalim Mahdi), ayaa ku dhawaaqay abaalmarin lacageed oo dhan $30,000 qof kasta oo bixiya warar lagu kalsoonaan karo oo horseeda in la aqoonsado ama la qabto dadka ka dambeeyay weerarradii hoobiyaasha ee dhawaan ka dhacay caasimadda Muqdisho.
Taliyaha ayaa dadka Muqdisho ku booriyay inay si dhow ula shaqeeyaan ciidamada...
Muxuu Madaxweynaha Soomaaliya uga hadlay Khudbadiisa Ciidda?
Muqdisho, Juun 06, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho kula oogay Salaadda Ciidda Carafo, Kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiin iyo howlwadeennnada hay’adaha Dowladda.
Madaxweynaha ayaa Khudbad uu jeediyay Salaadda Ciidda kaddib ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa oo ah astaan...









