Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir wadatashi ku casuumey Mucaaradka Soomaaliya

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay siyaasiyiin, madax hore, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, wuxuu si rasmi ah ugu casuumayaa Golaha Mustaqbalka ka qeyb-galka kulan qabsoomi doona 10-ka May 2026.   Kulankan wuxuu salka ku hayaa baahida...

Somalia’s President invites Future Council to national talks on elections and state-building

Mogadishu — The President of Hassan Sheikh Mohamud has formally invited members of the “Future Council” to a national consultative meeting scheduled for May 10, following a series of recent engagements with political leaders, former officials, traditional elders and various segments of Somali society.   In a statement issued by the Federal Government of Somalia, the president said the meeting aims...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Maajo

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da Maajo.   Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu ku ammaanay shaqaalaha Soomaaliyeed doorkooda muhiimka ah ee ay ku leeyihiin dhismaha dalka, horumarinta dhaqaalaha, iyo xoojinta adeegyada bulshada, isagoo xusay in shaqaaluhu yihiin laf-dhabarta kobaca iyo adkeysiga...

Jubaland stages military show of force amid rising tensions in Gedo region

Beled-Hawo, Somalia — Jubaland has staged a large military parade on the outskirts of Beled-Hawo in the Gedo region, showcasing thousands of heavily armed troops following the completion of recent training, officials said.   The display comes amid heightened security and political tensions in the region, particularly in Beled-Hawo, a strategic town that was previously taken over by forces aligned with...

Soomaaliya oo Muqdisho ka xustay Maalinta Shaqaalaha Adduunka

Muqdisho – Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali, ayaa  ka qaybgashay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay Maalinta Shaqaalaha Adduunka, taas oo ka dhacday magaalada Muqdisho.   Munaasabaddan waxaa soo qabanqaabiyay Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU), iyadoo taageero ka helaysay Hay’adda Shaqada...

Jubbaland oo kumanaan ciidan kusoo bandhigtay duleedka degmada Beled-Xaawo

Beled-Xaawo - Maamulka Jubbaland ayaa duleedka degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo kusoo bandhigay kumanaan ciidamo ah oo aad u hubeysan, kuwaas oo la sheegay in dhawaan loo soo gabagabeeyay tababar ciidan.   Dhoolatuskan militari ayaa kusoo beegmaya xilli ay gobolka ka taagan tahay xiisad amni iyo mid siyaasadeed, gaar ahaan degmada Beled-Xaawo oo horey ay ula wareegeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidamada...

Somalia launches pilot phase of aviation payment system with IATA support

MOGADISHU – Somalia has entered the pilot phase of a new aviation billing and settlement system developed in partnership with the International Air Transport Association, the government said, in a move aimed at modernising the country’s air transport sector.   Transport and Civil Aviation Minister Mohamed Farah Nuh announced the development following a high-level meeting focused on advancing Africa’s aviation sector...

Trump reignites controversy with remarks targeting Somalia and Ilhan Omar

WASHINGTON – U.S. President Donald Trump has renewed his criticism of Somalia, describing the country as insecure and plagued by corruption in remarks that have drawn sharp reactions.   Speaking in Washington, Trump said Somalia was a “beautiful country” but controversially claimed its people were “inferior,” comments that quickly triggered widespread condemnation and debate. The president also launched a fresh verbal attack...

Trump oo mar kale weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya iyo Ilhan Omar

Washington – Madaxwaynaha dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa mar kale hadallo dhaliil iyo weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay waddan ay ka jiraan amni darro iyo musuq-maasuq.   Trump ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay dal qurux badan, balse uu ku dooday in ay ku nool yihiin dad uu ku sifeeyay kuwo liita, hadal si weyn u kiciyay...

UK ambassador to Somalia describes life under tight security in Mogadishu

MOGADISHU – Britain’s ambassador to Somalia, Charles King, has described the severe security challenges and harsh living conditions he faces while working in the Somali capital, portraying Mogadishu as one of the most dangerous postings for diplomats worldwide.   In a written article, King said he wakes most mornings to the sound of F-16 fighter jets and helicopters overhead, underscoring the...

WARAR KALE

Somali Special Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab Special Forces carried out a planned operation in the El Bashiir area near Buur Hakaba district in the...

AUSSOM Chief, EU Ambassador Discuss Security and Stabilisation Efforts in Somalia

MOGADISHU, Somalia – The head of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), El Hadji Ibrahima Diene, met the European Union's...

Somalia, China Discuss Expanding Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met with China's ambassador to Somalia, Wang Yu, in Mogadishu on Monday to discuss...