Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiye Aadan Madoobe oo lagu eedeeyay in xirtay Golaha Shacabka

In ka badan 100 Xildhibaan oo shirk u yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay xarunta Golaha Shacabka uu u xaran yahay Guddoomiyaha Golaha, Sheekh Aadan Nuur Madoobe.   Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa sheegay in Guddoomiye Aadan Madoobe uu diidan yahay in uu furo xarunta Golaha, islamarkaana la yeesho kal-fadhiga lixaad ee Golaha Shacabka. Wuxuu Xildhibaanka intaasi ku daray in Aadan Madoobe uu...

Hoobiyeyaal lagu weeraray xerada Xalane ee Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay tiro hoobiyeyaal ah oo Aroortii hore ee saaka  lagu weeraray xerada Xalane iyo xaafadaha ku dhow ee magaalada Muqdisho.   Xeradan oo ku dhex taalla Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa laga maqlayay nidaam baahiyaha degniinaha deg-degga ah, waxaana lagu soo warramayaa in saddex hoobiye uu ku hoobtay xerada. Dadka degaanka ayaa sheegay in ay...

Mortar Shells Strike Somali capital, Mogadishu, No Casualties Reported Yet

MOGADISHU, Somalia - Early this morning, several mortar shells struck the perimeter of Halane base camp near Aden Adde International Airport in Mogadishu, Somalia. The attack prompted alarm sirens to sound across the area.   As of now, Somali security officials have not released any statements regarding casualties or damage. This incident follows a similar attack on April 6, 2025, when Al-Shabaab...

Somalia PM Announces Minor Cabinet Reshuffle Amid Political Challenges

MOGADISHU, April 27, 2025 - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre unveiled a significant cabinet reshuffle on Sunday, appointing new leaders to key positions as the country grapples with escalating political and security challenges.   Jibril Abdirashid Haji Abdi, a seasoned politician and former Minister of Commerce and Industry, was named second deputy prime minister, strengthening the government's leadership team. Abdisalam Abdi...

Xamse oo sameeyay Isku-shaandheyn cusub oo Fiqi xilka looga qaadey

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay isku-shaandheyn kale, iyadoo Soomaaliya ay la tacaalayso caqabado siyaasadeed iyo amni oo sii kordhaya.   Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa loo magacaabay ku-xigeenka labaad ee ra’iisul wasaaraha, kadib markii laga soo wareejiyay wasaaradda difaaca. Cabdirashiid waxa uu hore u soo noqday Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha. Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay...

Somali President Hassan Sheikh Speaks on Possible Third-Term Bid

Mogadishu, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has indicated that he has not yet made up his mind about running for a third term in the 2026 presidential election, emphasizing that his current priorities lie in strengthening national security, boosting economic growth, and advancing electoral reforms.   In an exclusive interview with the Daily Nation in Kenya, President Mohamud noted...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Musharaxnimadiisa doorashadda 2026 

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in uusan weli go’aan ka gaarin haddii uu isku soo sharixi doono doorashada madaxtinimo ee 2026, isagoo carrabka ku adkeeyay in diiradda uu saarayo amniga qaranka, horumarinta dhaqaalaha, iyo nidaamka doorashooyinka.   Xasan Sheekh ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Daily Nation ee dalka Kenya, sheegay in go’aanka ku saabsan musharaxnimadiisa mar...

Midowga Afrika oo ballan qaad u sameeyay Soomaaliya

Midowga Afrika ayaa ballanqaaday in uu sii wadi doono taageerada nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, inkasta oo caqabado dhaqaale ay saameeyeen howlgalka nabad-ilaalinta ee Qaaradda ee Geeska Afrika.   Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mahmoud Ali Youssouf, ayaa qeexay baahida loo qabo dhammeystirka hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) si aysan dhib u dhac ugu imaan guulaha laga gaaray Al Shabaab. Guddomiye...

Fighting Erupts Among ISIS Militants in Somalia’s Bari Region

BOSASO, Somalia — Heavy fighting between two groups within the Islamic State (ISIS) is reported to have broken out today in the CalMiskad Mountains, located in the Bari region of northeastern Somalia. The clash resulted in both casualties and material losses.   The violence erupted after a faction of Somali ISIS fighters attempted to surrender to Puntland security forces amidst a...

Somaliland oo weerar afka ku qaaday Soomaaliya

Maamulka Somaliland ayaa markale weerar afka ah ku qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay cirka isku shareereyso xiisada siyaasadeed ee u dhaxeysa labada dhinac, tan iyo markii Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre uu booqday Magaalada Laascaanood.   Afhayeenka Maamulka Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr),  ayaa sheegay in maamulka fadhigiisu yahay Magaalada Hargeysa uu yahay mid guulaystay marka halka ay ku taallo...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...