Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s President Arrives in Uganda for Urgent Summit on AUSSOM Funding 

KAMPALA, Uganda – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has arrived in Uganda for an Extraordinary Summit aimed at addressing pressing financial challenges facing the African Union Transition Mission in Somalia (AUSSOM).   The summit, which brings together key regional stakeholders, will focus on securing vital funding for AUSSOM’s operations amid growing concerns about the international community’s commitment to the mission. A significant...

SAWIRRO: Guddoomiyaha SoDMA oo booqday Isbitaalka CXD

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Agaasimaha Caafimaadka Hay’adda SoDMA, Dr. Cabdullaahi Muuse Axmed ayaa booqday Isbitaalka Ciidanka Xoogga ee Magaalada Muqdishu.   Guddoomiye Maxamuud Macalin ayaa la kulmay Agaasimaha Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka, Saadaam Cabdullaahi Cismaan, iyagoona ka wada hadlay xaaladda caafimaad Ciidanka lagu daweynayo Isbitaalka. Kulanka kadib wuxuu Guudoomiyaha booqday askarta lagu dabiibayo Isbitaalka, gaar ahaan...

Midowga Afrika oo safiir cusub u soo dirtay Soomaaliya

Wakiilka ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa yimid magaalada Muqdisho ka dib markii Soomaaliya ay dalka ka ceyrisay Sivuyile Bam oo ahaa ku xigeenka howlgalka Midowga Afrika.   Danjiraah cusub ayaa shaqada kala wareegi doona Sivuyile Bam maadaama Soomaaliya ay ku eedeysay  inuu sameeyay falal aan la jaanqaadi karin qiyamka Soomaaliya iyo anshaxa diblomaasiyadeed ee caalamka. Go’aanka Bam looga saaray...

Muxuu Baarlamaanka JFS ka yiri heshiiska shidaal ee Turkiga?

Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii’ada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saaray heshiiska shidaal qodista ee u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Turkiga.   Nuqul ka mid ah heshiiskan oo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa u dhignaa in Turkiga uu qaadan doono boqolkiiba 90 dhaqaalaha ka yimaada shidaalka laga soo saarayo Soomaaliya si uu helo kharashka uga...

Madaxweynaha Soomaaliya oo shir uga qeyb galaya Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu halkaas uga qayb galo shirka looga hadlayo arrimaha Hawlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM. Madaxwaynaha ayaa guulaha laga gaaray dagaalka Al Shabaab la wadaagi doona madaxda dalalka Ciidamada ku yaboohay howlgalkan guul dhowaan...

Somali army repels Al-Shabaab attack in Middle Shabelle: military official

MOGADISHU, Somalia – The Somali National Army on Thursday said it had repelled a dawn attack by Al-Shabaab militants on the village of Wargadhi, located in the Masajid Ali Gaduud district of Middle Shabelle region.   The assault began with a series of explosions, followed by an intense firefight between government troops and the militants, according to a military statement. The...

Golaha Wasiirrada oo bogaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay guulaha ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo toddobaadkan guulo taariikhi ah ka soo hooyay furimaha dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta.   Shirka Golaha oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan xaaladda guud ee amniga iyo guulaha laga gaaray furimaha dagaalka. Waxaa sidoo kale...

Taliska CXD oo sheegay in ay jebiyeen Al Shabaab

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay fashiliyeen weerar saaka ay Al Shabaab ku soo qaadeen Degaanka Wargaadhi oo hoostaga Degmada Masaajid Cali Gaduud ee Gobolka Sh.Dhexe.   Taliska ayaa sheegaya in weerarkii saaka oo ku bilowday qaraxyo islamarkaana uu xigay dagaal toos ah oo dhexmaray Ciidanka Xoogga iyo kuwa Al Shabaab, waxaana ay sheegeen in cagta la mariyay...

Al Shabab oo sheegtay in ay la wareegtay Degaanka Wargaadhi

Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay in ay la wareegeen gacan ku heynta Degaanka Wargaadhi oo hoos-yimaada Degmada Masaajid Cali Gaduud ee Gobolka Sh.Dhexe  kadib markii halkaasi ay ku qaadeen weerar ku bilowday qaraxyo.   Bayaan ka soo baxay Kooxda ayaa lagu sheegay in dagaal yahanadooda ay gudaha u galeen degaanka, ka gadaal markii ay ka awood roonaadeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo...

Al-Shabaab Launches Dawn Attack on Somali Military Base in War-Gaadhi

MOGADISHU, Somalia — Al-Shabaab militants launched a pre-dawn assault on a Somali National Army base in the War-Gaadhi area, under the Masjid Cali Gaduud district in the Middle Shabelle region, early Thursday, officials said.   The attack began with a series of explosions, followed by an intense firefight between Somali government forces — backed by local Ma’awisley militia — and the...

WARAR KALE

Dalalka Afrika oo Soo Jiidanaya Maalgashi Caalami ah Kadib Dib u habayn Dhaqaale

London – Dalal badan oo Afrika ah, oo ay ku jiraan Nigeria, Uganda, Ghana, Zambia iyo Masar, ayaa bilaabay inay soo jiitaan maalgashi shisheeye...

AFRICOM iyo Militariga Nigeria oo Sheegay inay Dileen in Ka Badan 200 oo Boko...

Abuja – Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo militariga Nigeria ayaa sheegay inay si wadajir ah u fuliyeen howlgallo lagu beegsaday kooxaha Boko Haram...

Somalia Regrets U.S. Entry Denial for CAF Referee Omar Artan

MOGADISHU – Somalia's foreign ministry on Thursday expressed "deep regret" over the United States' decision to deny entry to internationally acclaimed Somali referee Omar...