Baarlamaanka Azerbaijan oo ansixiyay heshiis la galay Soomaaliya
Baarlamaanka Azerbaijan ayaa ansixiyay "Heshiiska iskaashiga dhinacyada difaaca iyo warshadaha difaaca" oo u dhexeeya Dowladda Jamhuuriyadda Azerbaijan iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, sida uu qoray wargeyska Trend.
Sida laga soo xigtay xogta, arrintan ayaa looga dooday kalfadhiga guud ee Baarlamaanka Azerbaijan 22-ka Abriil.
Sharciga la xiriira ansixinta Heshiiska u dhexeeya labada Dowladdood ayaa loo qaaday cod, waxaana la meel mariyay akhrintiisii ugu...
Shirka Arrimaha Bani’aadannimo oo ka furmay Gaalkacyo+SAWIRRO
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Gobolleedka Galmudug ka daah-furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF -2025).
Shirkan ayaa looga hadlayaa xoojinta iskaashiga dhinacyada ka shaqeeya gargaarka, raadinta xal waara oo ku aaddan la qabsiga isbeddelka cimilada iyo xoojinta hannaanka gurmadka deg-degga ah.
Guddoomiye Maxamuud Macalin ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay wajaheyso xaalad...
Azerbaijan ratifies defense cooperation agreement with Somalia
BAKU, Azerbaijan, April 22. The Azerbaijani Parliament has ratified the “agreement between the Government of the Republic of Azerbaijan and the Government of the Federal Republic of Somalia on cooperation in the field of defense and defense industry”, Trend reports.
According to the information, this issue was discussed at the plenary session of the Azerbaijani Parliament on April 22.
The bill on approval of...
Turkish Forces Arrive in Mogadishu to Aid Somalia’s Fight Against Al-Shabaab
MOGADISHU, April 22 (SMN) - Around 500 Turkish troops arrived in Mogadishu on Sunday, marking the start of an expanded military cooperation mission between Türkiye and Somalia aimed at strengthening security and countering Al-Shabaab militants, military sources said.
The soldiers, equipped with heavy weaponry and supported by Qatari military aircraft, landed at Aden Adde International Airport. They form the advance...
Maamulka SSC-Khaatumo oo ka hadlay dilka Faarax Jaamac Caydiid
Booliska Maamulka SSC-Khaatumo ayaa hadlay dil dhowaan Magaalada Laascaanood loogu geystay geystay Farax Jaamac Caydiid, oo ka tirsanaa shaqaalaha qunsuliyadda Itoobiya ee magaalada Garoowe.
Taliyaha Ciidanka Booliska ee SSC-Khaatumo, Siyaad Maxamuud Cabdiraxmaan, ayaa sheegay in wadaan baaritaanno la xiriira sida uu dhacay dalka iyo cidda ku lugta leh.
Inkastoo uun sheegin haddii ay jiraan tuhmaneyaal la soo qabtay, haddana wuxuu Taliyaha...
Boqolaal Askari oo Turki ah oo yimid Muqdisho
Muqdisho (S.M.N)– Labo diyaaradood oo laga leeyahay dalka Qatar, kuwaasi oo siday ugu yaraan 400 askari oo ka soo jeeda dalka Turkiga ayaa dhowaan soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Ciidamo kale oo dheeraad ah ayaa sidoo kale la filayaa in ay soo gaaraan dalka toddobaadyada iyo bilaha soo socda si ay qeyb uga noqdaan fulinta heshiisyo ciidan iyo iskaashi dhexmaray Dowladdaha...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirarka IMF iyo Bangiga Adduunka
WASHINGTON, USA (SMN) – Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Bihi Imaan Cige, ayaa Isniintii kulammo heer sare ah kula yeeshay magaalada Washington madax kala duwan oo ka tirsan Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) iyo Bangiga Adduunka, xilli uu ka qaybgalayo Shirarka sanadkan 2025.
Wasiirka ayaa la kulmay Zarau Wendeline Kibwe, Agaasimaha Fulinta ee Qaaradda Afrika (Group 1) ee Bangiga Adduunka, isagoo...
Somalia’s Finance Minister holds key talks at IMF-World Bank Spring Meetings
WASHINGTON, USA (SMN) – Somalia’s Minister of Finance, Bihi Iman Egeh, held a series of high-level meetings Monday in Washington on the sidelines of the 2025 Spring Meetings of the International Monetary Fund (IMF) and the World Bank Group.
In talks with Zarau Wendeline Kibwe, Executive Director for the Africa Group 1 Constituency at the World Bank, Egeh discussed Somalia’s...
SSC-Khaatumo Authorities Break Silence on Killing of Ethiopian Consulate Official in Lasanod
LASANOD, Somalia — Authorities in SSC-Khaatumo on Monday addressed the killing of Farah Jama Aidid, a staff member at the Ethiopian consulate in Garowe, who was fatally shot in Laascaanood over the weekend.
Brig. Gen. Siyad Mahmoud Abdirahman, commander of the SSC-Khaatumo police force, said investigations are underway to determine those responsible for the assassination.
“We are conducting a thorough investigation...
Somalia Federal Government Rejects Puntland’s Plan to Establish Regional ID Agency
MOGADISHU, Somalia, April 21 (SMN) – Somalia’s federal government condemned on Monday a plan by Puntland’s regional president, Said Abdullahi Deni, to establish a regional identity agency, calling it a breach of national law and an attempt to undermine the country’s unified identification system.
In a statement, the Ministry of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation said Deni’s proposal to create...








