Shirka Gollaha Wasiiradda oo lagu gorfeeyay qodobo Muhiim ah
Muqdisho, Khamiis, 03 Abriil 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka socda qeybo ka mid ah gobollada dalka.
Kulanka ayaa lagu soo bandhigay warbixin faah-faahsan oo ku aaddan dagaallada socda ee lagu ciribtirayo argagixisada, iyada oo goluhu bogaadiyey geesinimada iyo naf-huridda ciidanka...
Somali President Appoints New Navy Chief to Bolster Maritime Security
MOGADISHU, April 3, 2025 - Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday named Brigadier General Abdiwahab Abdullahi Omar as the new commander of the Somali Navy, signaling fresh efforts to strengthen maritime security and reassert control over the country's vast coastline.
In a statement from the president's office, Mohamud underscored the critical importance of maintaining a robust naval force to...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Taliye cusub u magacaabey Ciidanka Badda
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magacaabay General Bigrade Abdiwahaab Cabdullaahi Omar inuu noqdo Taliyaha Cusub ee Ciidamada Badda Soomaaliyeed, isagoo muujinaya dadaal cusub oo lagu xoojinayo amniga badda iyo dib u soo ceshiga maamulidda xeebaha ballaaran ee dalka.
War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muujiyay muhiimadda weyn ee haynta ciidan badeed xoogan...
Madaxweyne Xasan Sheekh muxuu mar waliba ugu safraa dalka Jubuuti?
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tan iyo doorashadiisii 2022 si joogto ah u booqanayay dalka Jabuuti, oo kamid ah dalalka Geeska Afrika ee xiriirka wanaagsan kala dhaxeeya Soomaaliya.
Shabelle TV ayaa warbixintan ku eegaysa sababta ka dambeysa socdaalka joogtada ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Jabuuti, oo ah dal abaal badan u galay Soomaaliya.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return...
Djibouti Hosts Somali Leader for Talks on Security, Trade Ties
Djibouti - Somali President Hassan Sheikh Mohamud held key talks with Djibouti President Ismail Omar Guelleh on Wednesday, focusing on strengthening brotherly ties and strategic cooperation between the two nations.
The leaders discussed deepening collaboration in security, economy, trade, and politics, underscoring their shared commitment to regional stability and prosperity.
According to a Villa Somalia statement, both presidents hailed the strong...
Maxay kawada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhigiisa Jabuuti?
Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dal.
Labada Madaxweyne ayaa si qoto dheer uga wada hadlay sidii loo sii amba-qaadi lahaa iskaashiga dhow ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha, ganacsiga...
Mareykanka oo Ku Duqeeyay Daacish meel ku dhaw Bosaso, Puntland
Boosaaso, Soomaaliya – Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeyn cirka ka fuliyay ISIS-Soomaaliya 1-dii Abriil 2025, iyagoo fulinaya amarka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Weerarka ayaa ka dhacay koonfur bari ee Boosaaso, Puntland, wuxuuna bartilmaameedsaday dagaalyahannada ISIS-Soomaaliya.
Qiimeynta hore ee AFRICOM ayaa sheegtay in weerarka ay ku dileen dagaalyahanno badan, iyadoo aysan jirin wax waxyeello ah oo ka soo gaartay rayidka.
Weerarku waxa...
US Military Strikes ISIS in Airstrike Near Bosaso, Puntland
Bosaso, Somalia – U.S. Africa Command (AFRICOM) carried out a collective self-defense airstrike against ISIS-Somalia on April 1, 2025, at the request of the Federal Government of Somalia. The strike took place southeast of Bosaso in Puntland, Northeastern Somalia, and targeted ISIS-Somalia militants.
AFRICOM's initial assessment reports that multiple ISIS combatants were killed in the operation, and no civilians were...
Somali President Hassan Sheikh Visits Djibouti Amid War On Al-Shabaab
Djibouti - Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on Wednesday for an official visit aimed at deepening bilateral relations with his Djiboutian counterpart, President Ismail Omar Guelleh.
The two leaders are set to discuss a range of issues, with a focus on security cooperation, economic development, and political coordination in the Horn of Africa.
The visit comes at a...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Jabuuti
JABUUTI - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono dhiggiisa Mudane Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle.
Labada Madaxweyne ayaa kulankooda kaga wada-hadli doona xoojinta xiriirka soojireenka ah iyo iskaashiga istaraatiijiga ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha, siyaasadda...









