Madaxweyne Deni oo diiday casuumaadda Villa Somalia
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka horyimid ka qeyb galka Shirkada Madasha Wada-tashiga Qaran oo lagu wada in 1-da bisha May uu ka furmo Magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Deni ayaa diiday in uu aqbalo casuumaddan shirkan oo sidoo kale la gaarsiiyay Madaxda Maamul Goboleedyada kale ee dalka, marka laga reebo Madaxweynaha Maamulka Jubaland, Axmed Madoobe, maadaama ay xiisad kala...
Jubaland Rejects Somalia’s National ID Amid Political Rift With FGS
Kismayo, Somalia — The Jubaland Ministry of Interior has officially announced that it will not cooperate with the National Identification and Registration Authority (NIRA), the federal body tasked with issuing Somalia’s National Identification Cards.
In a formal press release, the Ministry made it clear that the Jubaland rejects the legitimacy of NIRA’s ID system within its territory. According to the...
Puntland oo farriin u dirtay MD Xasan Sheekh Maxamuud
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka hadlay gogosha uu dhowaan ku dhawaaqay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si hal meel looga soo wada jeesto dagaalka Al Shabaab.
Madaxweyne Dani ayaa sheegay in Magaalada Garowe ay weli taallo gogoshii uu isagu fidiyay si looga wada tashado xal waara looga gaaro xaalad siyaasadeed ee dalka, isagoona mar kale...
Jubaland oo diiday qaadashada kaarka aqoonsiga Qaranka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka Jubbaland ayaa war-saxaafadeed rasmi ah oo ay soo saartay ku sheegtay in aysan aqoonsaneyn Hay'adda NIRA oo bixsa kaarka aqoonsiga Qaranka, iyadoona go'aankan uu la mid yahay mid ay horey u qaadatay maamulka Puntland.
Bayaanka Wasaaradda waxaa lagu sheegay in Maamulka Jubaland uusan aqoonsaneyn wax loogu yeero kaarka Aqoonsiga Qaranka, waxaana ay sheegtay in aanu...
OP-ED: Are We Back to Square One with a Transitional Government?
OP-ED: Fourteen years have passed since Somalia embarked on its federal path — a long and complicated journey aimed at rebuilding a nation fragmented by decades of conflict. Yet, in a moment that feels eerily familiar, the country once again stands at a crossroads. With recent developments, one cannot help but ask: Are we back to square one with...
Five Countries Call for 8,000 Additional Troops for African Union Mission in Somalia
KAMPALA, Uganda — Five nations contributing troops to the African Union's Somalia mission (AUSSOM) have called for the deployment of an additional 8,000 soldiers to address the country's ongoing security challenges.
This request aims to prevent setbacks in the fight against Al-Shabaab and to strengthen the gains already made in the battle against the militant group.
Originally, AUSSOM was planned to...
US Declines to Support African Union’s AUSSOM Operation in Somalia
WASHINGTON, D.C. — The United States has announced it will not support the African Union’s AUSSOM peacekeeping mission, which began earlier this year in Somalia.
William Pope, the U.S. Ambassador to Uganda, stated that the U.S. is not prepared to back the AUSSOM operation. He emphasized that Somalia is not at a stage where the country can implement a Security...
Uganda’s President Seeks to Lead AUSSOM Operation
KAMPALA, Uganda — A summit attended by ministers from countries contributing to the African Union Mission in Somalia (AUSSOM) wrapped up in Uganda's capital, Kampala, after several days of discussions.
The meeting, which began earlier this year in Somalia, addressed critical issues related to the AUSSOM mission and the overall security situation in Somalia, including the recent surge in Al-Shabaab...
Villa Somalia oo ka warbixisay shir madaxeedka Kampala
Madaxyooyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay shir uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uga qeyb galay Magaalada Kampala ee caasimada Dalka Uganda.
Shirkan oo ay isugu yimaadeen madaxda dalalka ay ciidankoodu qeybta ka yihiin howlgalka Nabad Ilaalinta ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu falan qeeyay howlgalka AUSSOM iyo kooxda Al Shabaab.
La-Taliyaha madaxweynaha ee dhanka ammaanka, Xuseen Macalin ayaa sheegay...
Dagaal culus oo ka dhacay Gobolka Hiiraan
Dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, una dhaxeeya Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Macawisley iyo Al Shabaab ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan.
Dagaalkan ayaa qarxay gelinkii dambe ee shalay kadib markii Ciidanka Dowladda iyo kuwa Macawisley ay weerar ku qaadeen dagaal yahano ka tirsan Al Shabaab oo isku uruursanayay inta u dhaxeyso...












