Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Muxuu Xasan Cali Kheyre ka yari in Al Shabab dib u qabsadeen Masaajid Cali Gaduud?

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul uga hadlay weerarkii Shalay ay Kooxda Al Shabaab markale kula wareegeen gacan ku haynta Degmada Masaajid Cali Gaduud ee Gobolka Sh.Dhexe. Wuuxuu sheegay in uu aad uga damqaday in markale Al Shabaab ay qabsadaan Masaajid Cali Gaduud oo ay Ciidamada Qalabka-sida iyo halyeeyada deegaanku ka xoreeyeen 2...

ICC Prosecutor Using Duterte Case to Deflect Abuse Allegations

The International Criminal Court (ICC) is facing controversy over its prosecution of former Philippine President Rodrigo Duterte, amid allegations of sexual misconduct against ICC prosecutor Karim Khan. Khan, who has aggressively pursued Duterte for his role in the anti-drug war, now finds himself under investigation for alleged sexual abuse by a former assistant. Critics suggest Khan's focus on Duterte's...

U.S.-Somali Forces Target ISIS in Puntland’s Bari Mountains

Mogadishu, March 26  – U.S. Africa Command (AFRICOM) and Somali government forces have conducted a joint operation targeting ISIS militants in the Calmiskaad Mountains of the Bari region in Puntland, Somalia, officials confirmed Wednesday.   The operation, which took place late on Tuesday, resulted in the deaths of several ISIS fighters, according to initial reports. There were no civilian casualties, and...

Howlgal lagu beegsaday ISIS oo ka dhacay Buuralayda gobolka Bari

MUQDISHO - Howlgal Wadajir oo ay fuliyeen Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) oo la shaqeynayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay buuraha Golis ee goblka Bari ee dowlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday kooxda ISIS.   Xog horudhaca ah ee laga helay howglka oo dhacay xalay fiidkii ayaa muujinaysa in dhowr xubnood oo ka tirsan ISIS-...

Somalia Extends Political Party Registration Deadline by 21 Days

MOGADISHU, Somalia – The Chairman of the National Election Commission, Abdikariin Ahmed Hassan, announced today that the deadline for political party registration has been extended by 21 days.   The original deadline was set for March 31. The extension is expected to provide political parties with more time to complete their registration process. Hassan emphasized that the extension is crucial to...

Doorashooyinka Qaran: Waqtigii Is-diiwaangalinta Ururrada Siyaasadda oo la Kordhiyay

MUQDISHO - Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Qaran, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa maanta sheegay in muddo 21 cisho ah lagu daray waqtigii ay ahayd in la soo gabagabeeyo is-diiwaangalinta Ururrada Siyaasadda, taas oo markii hore lagu qorsheeyay inay ku ekaato 31-ka Maarso. Waqtigaan cusub, oo hadda lagu daray muddada, ayaa la filayaa in uu u fududeeyo ururrada siyaasadda in ay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Helay Farriin Taageero Ah Madaxweynaha Masar Kadib Weerarkii Lagu Qaaday Konvoygiisa

MOGADISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka helay farriin taageero ah Madaxweynaha Masar, Cabdelfatax Al-Sisi, ka dib weerar lagu qaaday kolonyadiisa. Labada hogaamiye ayaa is telefonay habeenimadii Talaadada si ay uga wada hadlaan dhacdadaasi, isla markaana isugu muujinayaan taageeradooda.   Madaxweynaha Masar, Al-Sisi, ayaa si xooggan u cambaareeyay weerarka, isagoo mar kale xaqiijiyay in Masar ay si...

Somali President Holds Phone Conversation with his Egyptian Counterpart After Convoy Attack

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud received a message of solidarity from Egyptian President Abdel Fattah El-Sisi following an attack on the Somali leader’s convoy. The two leaders held a phone call on Tuesday to discuss the incident and exchange support.     In his message, President El-Sisi strongly condemned the assault, reaffirming Egypt’s unwavering support for Somalia in its...

Duqeyn Mareykanka fuliyay oo Lagu Beegsaday Daacishta Buuraleyda Calmiskaad

BOOSAASO, Soomaaliya - Xalay, duqeyn culus ayaa lala eegtay xubno ka tirsan kooxda Daacish, kuwaas oo ku dhuumaalaysanayay Togga Miiraale ee buuraleyda Calmiskaad, ee gobolka Bari.   Taliska howlgalada Calmiskaad ayaa xaqiijiyay in duqeyntan ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka Mareykanka, kuwaas oo qayb ka ah dagaalka lagula jiro Daacish. Taliska Ciidanka Puntland ayaa sheegay in duqeynta ay ka dhacday Miiraale-Calmiskaad, isla markaana...

Al-Shabaab oo Weerar Ku Qaaday Saldhigyo Ciidamada Dowladda ee Masjid Cali Guduud

MOGADISHO - Al-Shabaab ayaa weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaaday saldhigyo ciidamadu ay ku leeyihiin degmada Masjid Cali Guduud oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, sida ay sheegeen ilo-wareedyo deegaanka ah.   Wararka ayaa sheegay in labada dhinac ay isku adeegsadeen rasaasta culus iyo tan fudud, taasoo keentay khasaare labada dhinac ah oo ay ku jiraan dhimasho iyo dhaawac. Warar hore...

WARAR KALE

Wasiirka Warfaafinta oo Daah furay Dib u habeyn Lagu Sameeyay Kaydka Radio Muqdisho

MUQDISHO - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta furay dib-u habeyn yo dayactir lagu sameynayay...

Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Shir Caalami ah oo ka Dhacay Washington DC

WASHIGTON - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir caalami ah...

Somalia Regrets World Cup Absence of Referee Omar Artan After U.S. Entry Setback

MOGADISHU — Somalia's Ministry of Youth and Sports on Tuesday expressed deep regret over the circumstances that prevented internationally recognized Somali referee Omar Abdulkadir...