Somali Prime Minister Attends Joint Summit on Eastern and Southern Africa Security Issues
MOGADISHU, Somalia - The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Mr. Hamza Abdi Barre, participated in a joint summit tonight held virtually between the countries of the East African Community (EAC) and the Southern African Development Community (SADC).
The summit focused on the security situation in the eastern part of the Democratic Republic of the Congo (DRC). In...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฎ๐๐ฏ ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ๐ ๐ธ๐๐น๐ฎ๐ป ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ ๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ท๐ถ๐ฟ ๐ฎ๐ต ๐ผ๐ผ ๐ฎ๐ ๐๐ฒ๐ฒ๐๐ต๐ฒ๐ฒ๐ป ๐๐๐ ๐ถ๐๐ผ ๐ฆ๐๐๐
MUQDISHO - Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay kulan madaxeed wadajir ah oo ay yeeshaan dalalka xubnaha ka ah urur gobolleedyada Bariga iyo Koonfurta Afrika ee EAC iyo SADC.
Kulanka oo ahaa mid ku dhacay aaladda fogaan-aragga, ayaa looga hadlay xaaladda amni darro ee ka taagan bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo. Raโiisul...
Deputy Prime Minister of Somalia Bids Farewell to African Union Chairperson
MOGADISHU, Somalia โ Somalia's Second Deputy Prime Minister, Abdissalam Abdulle Ali, today bid farewell to African Union Chairperson, Mohamud Ali Yusuf, at Aden Adde International Airport, following a two-day visit to the country.
During his stay in Mogadishu, the African Union Chairperson held meetings with Somalia's top government officials, where they discussed strengthening relations between Somalia and the African Union,...
Somali Government Successfully Repatriates 145 Citizens from Libya
MOGADISHU, Somalia โย The Somali government has successfully repatriated 145 citizens who had endured significant hardships in Libya, continuing its efforts to support citizens facing difficulties abroad.
Of the returnees, 37 arrived at Hargeisa International Airport, while the remaining 108 landed at Aden Adde International Airport in Mogadishu.
In the capital, they were greeted by Hon. Isak Mohamud Mursal, Deputy Minister of...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo sogaatiyay Maxamuud Cali Yuusuf
MUQDISHO, Soomaaliya - Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ka sagootiyey Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo soo gabagabeeyay booqasho labo maalmood ah oo uu ku joogay dalka.
Guddoomiyaha Midowga Afrika, ayaa Intii uu ku sugnaa Muqdisho, kullamo la yeeshay madaxda ugu sarreysa...
ICCโs Double Standards: A Court for the Powerful or Against the Weak?
The International Criminal Court (ICC) was established to prosecute individuals responsible for war crimes, crimes against humanity, and genocide. However, since its inception, the court has faced mounting criticism for its alleged double standards, particularly its disproportionate focus on leaders from the Global South, especially Africa, while ignoring crimes committed by powerful Western nations. This selective justice raises questions...
Dowladda Soomaaliya oo soo Celisay 145 Muwaadin oo ku go’doonsanaa Liibiya
MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka kusoo celisay 145 muwaadin oo ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhibaataysnaa Liibiya.
Dadka la soo celiyay, oo inta badan ay yihiin dhallinyaro, ayaa lagu soo celiyay dadaallada joogtada ah ee dowladda Soomaaliya ee ku aaddan caawinta muwaadiniinteeda dhibaateysan ee ku nool dibadda.
Ka mid ah muwaadiniintii soo laabtay, 37 qof ayaa...
Mareykanka oo ka walaacan saameynta Turkiga ku yeelanayo Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya - Turkiga ayaa loolan adag kala kulmaya qaar ka mid xulafada xiriirka la leh Soomaaliya, oo doonayo in hoos loo dhigo saameynta Turkiga ee Soomaaliya, gaar ahaan heshiisyada khayraadka ee Turkiga uu la galay Soomaaliya, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen diblomaasiyiin Soomaali ah, oo walaac ka muujiyay inay Soomaaliya dhexda u geli karto loolan ay dalalka...
Al-Shabaab Militants Expand Presence in Middle Shabelle Region
MOGADISHU, Somalia โ Al-Shabaab militants have reportedly reinforced their presence in several areas of the Middle Shabelle region, advancing towards the key towns of Jowhar and Balcad.
Local sources say that heavily armed fighters from the group have entered the region, patrolling roads and establishing new checkpoints. The areas affected include the stretch between Jowhar and Balcad, as well as...
Al-Shabaab oo soo buux-dhaafisay inta u dhaxaysa Jowhar iyo Balcad
JOWHAR, Soomaaliya - Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay soo buux dhaafiyeen deegaano dhaca Gobolka Shabellaha Dhexe kuwaasi oo kaabiga ku haya magaalooyinka Jowhar iyo Balcad.
Dadka deegaanka ayaa kusoo waramayaa in ay arkayeen Al-Shabaab badan oo soo galay deegaanada kuwaasi oo aad u hubaysan islamarkaana roondeenaya wadooyinka.
Meelaha Al-Shabaab ay soo gakeen waxaa kamid ah deegaanada dhaca inta u...









