Somali forces conduct security operation outside the capital
ELASHA BIYAHA, Somalia – Somali security forces, including intelligence and police units, carried out a security operation overnight in Elasha Biyaha, a town on the southern outskirts of Mogadishu, officials said Sunday.
Senior officers leading the operation inspected businesses near the main road and urged residents to cooperate with security forces operating in the area.
The security deployment came after reports...
Howlgal amni-xaqiijin ah oo ka dhacay Ceelasha Biyaha
CEELASHA BIYAHA (SMN) - Ciidamada Amaanka DFS oo isugu jiray Nabadsugida iyo Boliiska ayaa Xalay howlgalo amni-xaqiijin iyo kormeer amni ku sameeyey deegaanka Ceelasha Biyaha ee dhaca duleedka koonfureed ee Magaalada Muqdisho.
Saraakiisha Ciidamada hogaamineysay ayaa Booqday goobo Ganacsi oo aan ka fogeyn hareeraha Laamiga, waxaana ay Dadka u sheegayeen in ay la shaqeeyaan Ciidamada Amaanka Ee ka howlgala Ceelasha...
Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo ka socda gobolka Shabeellaha Hoose
JOWHAR - Wararka laga helayo gobolka Shabelada dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada XDS iyo Macawiisleyda ay wadaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo la xiriira dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Dhaqdhaqaaqyadan ayaa ka socda deegaano shalay uu kadhacay dagaal dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Xoogaga deegaanka oo iskaashanaya iyo Al-Shabaab.
Dagaaladaasi waxaa ka dhashay khasaare xoogan oo labada dhinac soo gaaray, sida ay sheegeen saraakiisha...
Somali Government Forces Repel Al-Shabaab Attacks On Their Bases
BELEDWEYNE, Somalia - Somali government forces, supported by local militias, successfully repelled attacks by the Islamist militant group Al-Shabaab early this morning in Awdheegle, located in the Lower Shabelle region. Military activity has been reported in the area as fighting continued for several hours.
In a separate incident, Al-Shabaab launched another assault in the Buursha Sheekh area of the Middle...
Somali Disaster Management Chief Visits Jalalaqsi, Hiiraan Region
JALALAQSI, Somalia - The head of Somalia’s National Disaster Management Authority (SoDMA), Mohamud Moalim Abdulle, and his delegation, including the Director of the Health Department, Dr. Abdullahi Muuse Ahmed, along with doctors from SoDMA and Medina Hospital, arrived in the town of Jalalaqsi in the Hiiraan region on Thursday.
The visit focuses on strengthening humanitarian efforts across the country, with...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Gaaray Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan
JALALAQSI, Soomaaliya - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo, oo uu qeyb ka yahay agaasimaha waaxda caafimaadka hay'adda, Dr. Cabdullaahi Muuse Axmed, dhaqaatiir ka tirsan SoDMA iyo Isbitaalka Madiina, ayaa maanta gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.
Safarka Guddoomiyaha ayaa diiradda saaraya xoojinta dadaallada gargaarka banii’aadannimo ee dalka, iyadoo uu u kuur galayo...
Ciidamada dowladda oo iska caabiyay weeraro Al-Shabaab ku qaadey
JOWHAR - Ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ayaa saaka iska caabiyay weerarka Al-Shabaab ku qaadey degmada Awdheegle, ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo lagu soo waramayo inay ka jiraan dhaq-dhaqaaqyo militeri.
Weerarkaas oo kale ayaa ka dhacay aagga deegaanka Buursha Sheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo Al-Shabaab weerartay. Waxuu weerarka sababay dagaal toos ah oo saacado socday, iyadoo...
Galmudug oo u muuqata mid kasii degayso Tareenka doorasho ee qof iyo Cod
DHUUSAMAREEB - Galmudug ayaa u muuqata mid kasii dhacaysa tareenka doorasho ee qof iyo Cod waxaana bilowday ololo siyaasadeee oo lagu doonayo in sida ugu dhaqsiyaha badan loo qabto Doorasho.
Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday kulamo siyaasadeed oo ay sameenayaan dhinacyada siyaasada Galmudug gaar ahaan Musharaxiinta oo doonaya in la qabto doorasho sida ugu dhaqsiyaha Badan.
Waxaa bilowday Isbahysiyo ka...
Al-Shabaab Attacks Village Outside Somali Capital
MUQDISHO, Somalia (SMN) — The security situation in the Xaawo Cabdi area near the capital of Somalia has rapidly deteriorated following an attack by the militant group Al-Shabaab this morning, causing significant casualties.
The brief but intense conflict began with explosions, followed by direct clashes between Al-Shabaab fighters and Somali forces, resulting in various injuries and damages.
Eyewitnesses told Shabelle Media...
Al-Shabaab oo weerartay deegaanka Xaawo Cabdi, duleedka Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Xaaladda Amni Ee Deegaanka Caawa Cabdi ayaa Faraha ka baxday ka dib markii Al-Shabaab ay weerar qasaaro geystay ku qaadeen deegaankaasi.
Dagaalka oo ahaa mid kooban ayaa ku bilowday Qaraxyo waxaana xigtay isku hor imaad toos ah oo dhex-maray labada dhinaca, kaasoo geystay khasaarooyin kala duwan.
Goobjoogayaal ayaa Shabelle u sheegay in ay Kooxda gudaha u galeen...








