Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaaraha oo booqday askar dagaalka Al-Shabaab ku dhaawacmay

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay booqday dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka Al-Shabaab, ee ku jira Isbitaalada xoogga iyo Erdogan (Ex Digfeer).   Ra’iisul Wasaaraha, oo mid mid u booqday, una kor istaagay qaar kamid ah ciidamada difaaca Qaranka u dhaawacmay, ayaa ka xogwareystay...

Intense Fighting Erupts Between Somali Forces and Al-Shabaab Militants in Middle Shabelle

MOGADISHU, Somalia — Intense fighting broke out in the Middle Shabelle region on Wednesday, as Somali government forces clashed with Al-Shabaab militants near Laba Garas, close to Cadle town.   The confrontation follows a government offensive aimed at pushing Al-Shabaab militants out of the area and the entire Middle Shabelle region, which borders the capital. Local sources report heavy gunfire and explosions...

Somalia Strengthens Financial Crime Measures with New Legislative Amendments

Mogadishu, Somalia –  In a significant move to enhance its anti-money laundering (AML) and counter-terrorism financing (CTF) framework, Somalia’s Parliament approved key amendments to the country's Anti-Money Laundering and Terrorist Financing Law on Wednesday.   The new legislation is designed to strengthen financial crime measures and align with international standards, marking a major step in Somalia's ongoing efforts to combat illicit...

Weerarkii Hotel Qaahira, Beledweyne oo lasoo afjaray iyo Khasaaraha oo kordhaya

BELEDWEYNE, Soomaaliya - Ciidamada amniga ayaa ku guuleystay inay soo afjaraan weerarkii Al-Shabaab subax Al-Shabaab ku qaadey hotel Qaahira oo ku yaalla galbeedka magaaladda Beledweyne, ee Caasimada gobolka Hiiraan.   Gudoomiyaha Baladweyne Cumar Cismaan Calasow, oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in la dilay dableyda Al-Shabaab ee gudaha kadagalamaysay mudosaacado ah, iyadoo ay socoto qiimeynta khasaaraha dhimashadda ee ka...

Mogadishu Mayor Visits Business Hubs to Monitor Security and Development

MOGADISHU, Somalia – The Mayor of Mogadishu and Governor of Banaadir region, Mohamed Ahmed Amir, visited several business centers in the capital on Tuesday evening to assess security and the ongoing development in the city.   During his visit, Mayor Amir, who also made purchases at some of the shops, praised Somali entrepreneurs for their vital role in advancing public services...

Duqa Muqdisho oo kormeeray goobaha ganacsiga Caasimadda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Amiir ayaa xalay booqday qaar kamid ah xarumaha Ganacsiga ee ku yaala Caasimadda si uu ugu kuurgalo Amniga iyo horumarka balaaran ee Magaalada kajira.   Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Amiir oo dhankiisa wax ka iibsanayay goobihii uu booqday ayaa ku dhiiragaliyay Ganacsatada Soomaaliyeed sida ay laf dhabarka ugu yihiin horumarinta adeegyada bulshada iyo...

Somali Government Shuts Down Al-Shabaab-Pro Websites

MOGADISHU, Somalia - The Somali Federal Government has shut down 12 websites that were pro-Al-Shabaab, following a successful operation that had earlier resulted in the closure of more than 30 other websites linked to the militant group.   Authorities also seized critical data and identified numerous individuals involved in managing these platforms and funding their operations. This information is expected to...

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo Xirtay Mareego taageera Al-Shabaab

MUQDISHO - Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xiray ilaa 12 warbaahin oo nooca mareegaha ah, oo taageera Al-Shabaab, iyadoo horey ay dowladdu ugu guuleysatay xiritaanka in ka badan 30 bar mareeg ama website oo Al-Shabaab ku lahaayeen barta internet-ka.   Sidoo kale, dowladda ayaa gacanta ku dhigtay xogta iyo raadka shaqsiyaad badan oo ku lug lahaa hawlaha barahaan iyo kuwa...

Fahfaahin: Al-Shabaab oo Weerartay Hotel ku yaal Beledweyne, 7 Qof oo Ku Dhintay

BELEDWEYNE, Soomaaliya – Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday hotel ku yaal Beledweyne, oo ku yaal bartamaha Soomaaliya, waxaana ugu yaraan 7 qof ay ku dhinteen, oo ay ku jiraan odayaasha dhaqanka iyo mas'uuliyiin maxalli ah, weerarkan ayaa muujinaya halista weligeed ah ee kooxda ku xiran Al-Qaacida.   Weerarka ka dhacay Hotel Qahira ayaa bilowday subaxnimadii Talaadada, kadib markii gaari laga...

At least 7 killed in Al-Shabaab Siege on Beledweyne Hotel

BELEDWEYNE, Somalia — Al-Shabaab militants stormed a hotel in central Somalia’s Beledweyne on Tuesday, killing at least seven people, including local elders and officials, in a deadly siege that underscored the persistent threat of the al-Qaida-linked group.   The attack on the Qahira Hotel began early Tuesday with an explosives-laden vehicle detonating outside the building, followed by gunmen who entered the...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...