Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeer muhiim ah
MOGADISHU (SMN) – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay laba xeer muhiim ah, kuwaas oo kala ah Xeerka Caddaaladda Dhallinyarada iyo Xeerka Canshuurta Dakhliga.
Xeerka Caddaaladda Dhallinyarada ayaa ansixiyay 139 xildhibaan, iyadoo laba ka mid ah ay ka soo horjeesteen, iyadoo aanay jirin cid ka aamustay. Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Maxamed Maxamuud, ayaa...
Somali Parliament Approves Key Youth Justice, Income Tax Bills
MOGADISHU, Somalia – The House of the People of the Federal Parliament of Somalia approved two significant pieces of legislation on Monday, including the Youth Justice Bill and the Income Tax Bill.
The Youth Justice Bill was passed with overwhelming support, receiving 139 votes in favor, two against, and no abstentions. Minister of Justice and Constitutional Affairs, Hassan Moallim Mohamud,...
Ethiopia plans to buy 6 cargo ships to expand trade fleet
ADDIS ABABA - Ethiopia will purchase six new cargo ships to boost its maritime trade capabilities, the state-run Ethiopian Shipping and Logistics Services Enterprise announced Thursday, a deal that could cost between 150 million US dollars and 250 million US dollars based on global market prices.
The Enterprise said two Ultramax dry bulk carriers, each with a 62,000-ton capacity, were...
Itoobiya oo sii iibsanaysa Maraakiib ganacsi
ADDIS ABABA - Ethiopia ayaa qorsheynaysa inay soo iibsato lix markab oo cusub oo kuwa xamuulka qaada, si ay u xoojiso awooddeeda ganacsiga badda, oo ku tiirsan in ka badan 12- milyan oo qof oo dalkaas ku nool.
Maraakiibta ayaa waxay Itoobiya ku soo iibsanaysaa qiimo dhan 250 milyan oo doolar, waxayna ku biiri doonaa 10 markab oo horey u lahayd,...
Soomaaliya Oo Taageero U Muujisay South Sudan xili ay ka jirto Xiisad Siyaasadeed
MUQDISHO – Madaxweynayaasha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Axaddii shalay u muujiyay “iskaashi buuxa" iyo taageero dowladda South Sudan, iyada oo xiisadda siyaasadeed ee dalkaas ay sii xoogeysaneyso kadib xiritaanka hogaamiyaasha mucaaradka.
Xasan Sheekh ayaa wadahadal khad Taleefonka kula hadlay Madaxweyne Salva Kiir iyo Ku-xigeenka Madaxweynaha Riek Machar, wuxuuna u sheegay in Soomaaliya ay “si qoto dheer uga welwelsan tahay” xaalada...
Somalia Voices Support for South Sudan Amid Rising Political Tensions
MOGADISHU - Somali President Hassan Sheikh Mohamud expressed Somalia’s “full solidarity” with the people of South Sudan on Sunday, as political tensions escalated in the neighboring country following the arrest of opposition leaders earlier this month.
In a press release detailing a phone call with South Sudanese President Salva Kiir and Vice President Riek Machar, Mohamud said Somalia was “deeply...
Cabsi weerarada Al-Shabaab oo ka jirta qeybo kamid ah Gobolka Sh/Dhexe
WARSHEEKH - Wararka laga helayo gobolka Shabelada dhexe ayaa sheegaya in dagaalka dowladda iyo Al-Shabaab uu galo wajiyo cusub islamarkaana ay furmaan aagag dagaal oo cusub.
Wararka ayaa tilmaamay in Al-Shabaab ay yimaadeen meel kamid ah gobolka si ay u sii wadaan dagaalka ay kula jiraan dowladda.
Maalmihii lasoo dhaafay dagaalo xoog leh ayaa gobolka waxa ay ku dhex marayeen...
Madaxweynaha oo kulan afur ah la qaatay culimada Soomaaliyeed
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, isaga oo la wadaagay muhiimadda isku xirnaanta culimada, shacabka iyo dowladda oo laf-dhabar u ah qarannimada Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa culimada ku bogaadiyey kaalintooda muhiimka ah ee ay ku leeyihiin wacyigelinta bulshada, dib-u-heshiisiinta iyo xasilinta dalka, isaga oo si...
Somali Army’s Infantry Commander Inspects Frontline Troops in Middle Shabelle
MOGADISHU, Somalia – The commander of the Somali National Army’s Ground Forces, Major General Sahal Abdullahi Omar, conducted an inspection of frontline defense positions in the Middle Shabelle region on Sunday, as part of efforts to intensify operations against the Al-Shabaab militant group.
The visit comes amid a sustained military campaign to dislodge the Al-Qaeda-linked insurgents, who have waged a...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeeray Furimaha hore ee dagaalka Shabeellaha Dhexe
JOWHAR - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta kormeer ku tagay difaacyada ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Gobolka Shabeellada Dhexe.
Kormeerkan ayaa ahaa mid lagu dardar-gelinayo hawlgalada lagu cirib tirayo Al-Shabaab, taas oo ah koox argagixiso ah oo ka dagaallanta gudaha Soomaaliya.
Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa...








