Dowadda oo ka hadashay Digniinta Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya - Dhawaan, Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin amni oo muujinaysa cabsi laga qabo weeraro ka yimaada Al-Shabaab, kuwaas oo lagu eedeynayo inay qorsheynayaan in ay weeraro ka geystaan goobaha muhiimka ah ee magaalada Muqdisho.
Digniinta amni ayaa keentay in laba shirkadood oo waaweyn oo laga leeyahay Turkiga iyo Qatar ay joojiyaan duulimaadyadii ay ku imaan...
Somali Forces Battle Al-Shabaab in Previously Cleared Areas Near Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — Somali government forces are locked in fierce combat with Al-Shabaab militants in regions near the capital that were declared free of the extremist group three years ago, underscoring the persistent security challenges facing the Horn of Africa nation.
The clashes, spanning the past three years, have centered on the Middle Shabelle, Hiran, Galgadud, and Southern Mudug regions,...
Dowladda oo Al-Shabaab kula dagaalamaysa goobo sanado kahor laga saarey [Warbixin]
MUQDISHO - Waxaa saddexdii Sanadihii lasoo dhaafay Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kula dagaalamaysa deegaanno iyo degmooyin kooxda laga saarey oo ku dhaw magaaladda Muqdisho.
Howlgaladaasi ayaa dowladdu isku dayaysaa inay kula wareegtay deegano iyo degmooyin oo ka tirsan Shabeellaha Dhexe, Hiiraan, Galgaduud iyo Koonfurta Mudug.
Ceel Cali. Cali fool dheere, Alkowsar, Daarunca, Degmada Ceelbaraf, Deeganka Cadaan laxeey, Boos Hareeri, Biyacadde, Mirtaqwo, Balcad iyo...
Ethiopian Military Carry Out Rare Airstrikes Targeting Al-Shabaab in Somalia
MOGADISHU, Somalia – Ethiopian warplanes launched precision airstrikes on Friday against Al-Shabaab bases in Somalia’s Middle Shabelle region, Somali Defense Minister Abdulkadir Mohamed Nur said, marking a fresh offensive in the battle against the Al-Qaeda-linked militants.
The bombardment, involving missile strikes, targeted key positions held by the group in the volatile region, located north of the capital Mogadishu. Nur told...
Diyaaradaha Itoobiya oo Duqeymo ka Fuliya Gobolka Shabeellaha Dhexe
MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur, ayaa xaqiijiyay in diyaaradaha dowladda Itoobiya ay duqeymo ka fuliyeen deegaanada gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Wasiirku wuxuu sheegay in duqeymahan ay ahaayeen kuwo gantaalo la riday, iyadoo aan weli la shaacin wax khasaare ah oo ka dhashay.
Wasiir Cabduqaadir ayaa sidoo kale tilmaamay...
Somali Police Chief Ramps Up Security Plans for Ramadan Amid Al-Shabaab Threat
MOGADISHU - Somalia’s police commander, Major General Asad Osman Abdullahi, chaired a high-stakes security meeting this week to fortify protections in Mogadishu ahead of Ramadan, as authorities warned of heightened risks from Al-Shabaab militants targeting the capital, officials said Friday.
Joined by Deputy Commander Major General Osman Abdullahi Mohamed, widely known as "Kaniif," Abdullahi gathered senior police officers and unit...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo Shir Guddoomiyay Kulanka Amni
MUQDISHO - Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif), ayaa shir guddoomiyay kulanka hoggaanada iyo qeybaha Booliiska.
Kulankaasi ayaa todobaadkan diiradda lagu saaray sidii loo sugi lahaa amniga dalka, gaar ahaan Caasimadda Muqdisho intii lagu guda jiray Bisha Ramadaan.
Taliyaha Ciidanka Booliiska ayaa ugu...
𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐠𝐨’𝐚𝐚𝐧𝐧𝐨 𝐚𝐝𝐚𝐠 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐣𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚
Muqdisho :- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay dardargelinta dagaalka Khawaarijta, bogaadinta guulaha ciidanka, iyaga oo soo saaray go’aanno dhowr ah oo la xiriira amniga.
Go’aanno culus ee ay soo saareen Golaha Wasiirrada ayaa ku wajahan dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, kuwaas oo inta...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kasoo horjeestay barakicinta shacabka reer Falastiin ee ku nool Gaza
MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si xooggan uga hadlay arrimaha barakicinta shacabka reer Falastiin ee ka dhanka ah Israaiil, isagoo sheegay in dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay si buuxda uga soo horjeedo hadalladii iyo falalka ka soo baxay Israaiil ee xad-gudubka ku ah xuquuqda aadanaha iyo heshiisyada caalamiga ah.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in falalkaas...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Labaad oo kulamo kawada Baydhabo
BAYDHABO – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta tababbar usoo xiray dufcadii 9-aad ee Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed. Munaasabadda xiritaanka tababbarka waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed.
Ciidanka loo soo xiray tababarka ayaa loogu diyaarshay inay ka qeyb qaataan hawlaha sifeynta kooxaha khawaarijta...









