Dagaallo Qaraar oo Ka Socda Gobolka Hiiraan Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay
BELEDWEYNE - Mudooyinkii ugu dambeeyay, dagaallo xoogan ayaa ka socday gobolka Hiiraan, iyadoo ciidamada Puntland iyo kuwa gobolka ay ku howlan yihiin hawlgallo ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab-ka ku sugan deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan.
Dagaalladaasi ayaa lagu beegsaday xubnaha Al-Shabaab ee weli ku sugnaanaya gobolka, waxaana si joogto ah uga socda baaritaanada iyo hawlgallada lagula dagaalamayo kooxdan...
Gudi beeniyay in askarta Puntland loo diiday Baasaboorka Soomaaliya
BOOSAASO - Guddiga Taakuleynta iyo Daryeelka Ciidamada Difaaca Puntland ayaa si adag u beeniyay warar sheegaya in Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ay caqabado hor-dhigtay baasaboorka ay u sameynayaan askarta Puntland ee ku dhaawacmay howlgalka Daacish.
Axmed Hurre, oo ka mid ah xubnaha guddiga, ayaa si cad u sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwo aan sal iyo raad toona...
Somali President Arrives in Uganda for Key Talks with Museveni
KAMPALA, Uganda — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Uganda’s capital, Kampala, on Wednesday, where he was warmly received by Ugandan officials.
President Mohamud held talks with his Ugandan counterpart, President Yoweri Museveni, focusing on enhancing bilateral relations, particularly in the areas of security, economic cooperation, and the joint fight against terrorism.
Following the meeting, President Mohamud is scheduled to...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kampala kula kulmay Yoweri Museveni
KAMPALA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Ugaandha, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay.
Madaxweynaha ayaa la kulmay dhiggiisa Madaxweynaha Dalka Ugaandha Mudane Yoweri Museveni oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada.
Intaas kaddib, Madaxweynaha...
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin 46 qodob ka kooban
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey guulaha ay soo hoyeen ciidanka iyo shacabka Dowlad Goboleedka Puntland, dagaalka lagula jiro Khawaarijta argagixisada Daacish, isagoo dhanka kale sii xoojiyay baaqa Golaha Wasiirrada ee lagu taageerayo hawlgalka ka dhanka ah argagixisada Daacish.
2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saarey xeer darajada ciidannimo iyo xuquuqdii uu lahaa dib loogu soo celinayo Gaashaanle...
Somalia Weekly Report: Politics, Development, Security, and Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia issued a weekly report that covers the latest events related to politics, development, and security as well as the war on Al-Shabaab.
1- President Hassan Sheikh Mohamud has praised the historic military achievements of the forces and the people of the Puntland state in the fight against the Kharijite terrorist group, Daesh, while...
Somalia’s President Vows Decisive Action Against ISIS in Bari Region
MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia has pledged a strong offensive against ISIS militants entrenched in the Al-Miskaad Mountains in the Bari region, according to a statement released after a high-level meeting.
Mohamud lauded the Somali National Army and the Puntland State's inhabitants for their efforts in the fight against terrorism, emphasizing the need for national unity...
Somalia’s President Hassan Sheikh Engages in Key Security Talks in Kampala
KAMPALA, Feb 7 - Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Kampala on Thursday for a strategic visit, aimed at strengthening the diplomatic and security bonds between Somalia and Uganda.
The visit marks a significant step in regional diplomacy, as both leaders, Mohamud and Ugandan President Yoweri Museveni, convened for talks that centered on deepening bilateral cooperation, particularly in the...
Itoobiya Iyo Maamulka KGS oo isku raacay qodob ay horay DFS uga diiday Maamulkasi
BAYDHABO - Madaxweyne Lafta-Gareen ayaa Baydhabo kula kulmay Saraakiil sare oo katirsan Militeriga Itoobiya, oo ay kawada hadleen dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab.
Lafta-Gareen ayaa u sheegay Saraakiisha inay Ciidanka Itoobiya kaliya ka howlgali doonaan deegaanada Koonfur Galbeed, xili dowladda Soomaaliya rabto inay ku bedesho Askarta Masar, oo dhawaan dalka imaanaya.
DAAWO WARBIXINTA
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return...
Hantidhowrayaasha Soomaaliya iyo Masar oo ku heshiiyay inay yeeshaan Iskaashi
QAAHIRA - Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, iyo dhiggiisa Madaxweynaha Hay'adda Dhexe ee Hantidhowrista Masar, Mudane Maxamed Al-Faisal Yusuf, ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo lagu xoojinayo iskaashiga labada hay'adood ee ay kala hoggaamiyaan.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo heli lahaa wada-shaqayn joogto ah, iyadoo la xoojinayo xirfadaha, aqoonta, iyo awooda shaqaalaha...










