Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidanka booliska oo gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa maanta gacanta ku dhigay gaari siday walxaha qarxa oo la doonayay in lasoo geliyo gudaha caasimada.   Qoraal kasoo baxay booliska ayaa lagu sheegay in gaarigan oo sameecado lagu soo xiray ciidamada ay ku qabteen degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka;- Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta...

Somali Prime Minister Praises Efforts to Stabilize Hiiraan Region

MOGADISHU, Somalia – Prime Minister Hamza Abdi Barre delivered a speech on Monday night at a ceremony held at the National Theatre in Mogadishu, highlighting the government’s efforts to restore stability and security in the Hiiraan region.   During his address, the Prime Minister commended the resolution of long-standing conflicts in the city of Beledweyne and the transfer of security responsibilities...

Former President says Somalia can not hold One-Person, One-Vote Election

MOGADISHU, Somalia – Former Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has expressed pessimism over the federal government's plans to implement a one-person, one-vote election system.   Speaking at a press conference held in Mogadishu on Tuesday afternoon, Sheikh Sharif described the proposal as unrealistic, citing several obstacles that he believes hinder its implementation. The former president pointed to key challenges, including ongoing...

Somali Senator Criticizes Recent Agreement Between Somalia and Ethiopia

MOGADISHU, Somalia - Abdi Isma'il Samatar, a member of Somalia’s Upper House, has raised concerns about the deal reached between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed in Addis Ababa on 11th January 2025.   Speaking to the reporters in Mogadishu on Tuesday, Senator Abdi Isma'i Samatar claimed that the agreement involved granting Ethiopia access to Somalia’s...

Somalia’s Foreign Minister Defends President’s One-Person, One-Vote Election Plan

MOGADISHU, Somalia - Somalia’s Foreign Minister, Ahmed Moallim Fiqi, has strongly defended President Hassan Sheikh Mohamud’s one-person, one-vote electoral proposal, dismissing opposition criticism as “political confusion.”   Minister Fiqi urged political leaders to prioritize preparation for the proposed direct elections in a statement on Tuesday addressing the opposition's concerns. He emphasized that the plan represents the only viable and democratic path...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis cusub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah oo miro-dhal ah Xarunta Wasaardda Maaliyadda kula yeeshay Maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Dhaqaalaha Saudi Arabia Suldaan Abdulrahman Al-Marshad iyo masuuliyiin ka tocotay Dowladda Saudi Arabia oo shalay soo gaaray Muqdisho.   Kulanka ayaa diirradda lagu saaray hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya oo haatan meel wanaagsan maraya...

Ra’iisul wasaare Xamza oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda Beledweyne

MUQdisho (SMN) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Xarunta Tiyaatarka Qaranka ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada iyo dadaallada ay dowladda ka waddo gobolka Hiiraan.   Xamza ayaa boggaadiyay in lasoo afjaray xasaradihii muddada dheer ka taagnaa magaalada Beledweyne iyo in amniga lagu wareejiyay ciidamada dowladda. Sidoo kale wuxuu soo dhaweeyay hub ka dhigista...

Shariif oo shaaciyay in dalka aysan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa wax aan suurtagal aheyn ku tilmaamay in DFS ay dalka ka qabato doorasho qof iyo cod ah, maadama sida uu xusay ay muuqdaan caqabado dhowr ah oo arrintaas ku hor gudban.   Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa DFS ku eedeyay talaabooyin...

Senator Cabdi Ismaaciil oo sheegay in Itoobiya la siiyay badda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Senator Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiisk Itoobiya iyo Soomaaliya ee ay todobaadan wada gaareen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul wasaare Abiy Axmed.   Senatorka ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya la siiyay baddda, heshiiskaana uu lamid yahay midkii uu Abiy sanadkii hore la galay Somaliland, sida uu...

Fiqi oo u jawaabay xubnaha mucaaradka ee eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo qoraal dheer soo saaray ayaa u jawaabay xubnaha mucaaradka ee shalay shirka jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho, isla markaana eedeeyay Xasan Sheekh.   Wasiir Fiqi ayaa tilmaamay in xubnaha hadlay aysan garaneyn waxa ay rabaan iyo waxa ay diidan yihiin, isla markaana ay leeyihiin dano siyaasadeed oo gaar...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...