Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Disaster Agency Hosts Elders for Peace, Self-Sufficiency Workshop

MOGADISHU, Somalia - The Somali Disaster Management Agency (SoDMA) convened a significant workshop with Somali Traditional Elders on Friday, aimed at developing strategies to promote peace, enhance self-sufficiency, and decrease the nation's dependence on humanitarian aid.   The gathering took place at SoDMA's headquarters in Mogadishu, with a primary focus on bolstering governance structures and ensuring that aid distribution is both...

Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galay Shirka Horumarinta Beeraha Afrika

KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uu kaga qeyb galay Shirka Sare ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha Afrika (CAADP).   Madashan oo maalmahan ay fadhiyeen Wasiirrada Beeraha dalalka Afrika ayaa haatan Madaxdu waxay ka wada hadleen fulinta qorsheyaasha iyo talooyinka la soo saaray ee ku aaddan horumarinta wax...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen duqa Muqdisho iyo safiirka Imaaraadka?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Axmed Juma Al-Rumaithi, iyagoona ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo sidii loo balaarin lahaa mashaariicda horumarineed oo ay Dowladda Imaaraadka ka fuliso Magaalada Muqdisho.   Safiirka Dowladda Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya, Danjire Axmed Juma Al-Rumaithi...

Villa Somalia oo war kasoo saartay safarka madaxweynaha ee Itoobiya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta u ambabaxay dalka Uganda si uu uga qeybgalo Shir-madaxeedka Barnaamijka Horumarinta Beeraha Qaaradda Afrika ee (CAADP). Madasha ayaa isu keenaysa hoggaamiyeyaasha Afrika si ay uga wadahadlaan maalgelinta iyo horumarinta beeraha qaaradda, iyada oo la xoojinayo doorka muhiimka ah ee beeruhu ku leeyihiin koboca dhaqaalaha iyo sugnaanta...

Ciidamada Somaliland oo gacanta kusoo dhigay laba wiil oo dilay hooyadood

BURCO (SMN) - Ciidamada Booliska Somaliland oo howlgallo sameeyay ayaa ugu dambeyntii gacanta kusoo dhigay laba wiil oo loo hayto in Hooyadood ay ku dileen deegaanka Habeedley ee magaalada Burco.   Marxuumadda ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Aamina Yuusuf Ismaaciil, waxayna ahayd hooyo da’ah oo ifka uga tegtay labada wiil iyo hal gabar. Eedeysanayaasha ayaa waxaa haatan ku socda baaris, sida uu...

Somali Police Arrest 23 Suspects in Crackdown on Crime in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The Somali police have conducted a significant operation in the capital, leading to the arrest of 23 individuals accused of serious crimes, according to a police press release.   The Banadir Regional Police, in collaboration with local residents, have apprehended these suspects who are implicated in acts of murder, assault, rape, robbery, and drug trafficking, The police statement...

Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay madaxda bulshada rayidka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay qaar ka mid ah madaxda Dalladaha Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa xubnaha kulanka ka qeybgalay ka dhagaytay aragtidooda iyo talooyinkooda la xiriir xaalada dalka, gaar ahaan arimaha siyaasada, doorashooyinka, dib-u-heshiisiinta iyo amniga. Madaxweynaha ayaa ururrada la wadaagay warbixin guud oo ku aaddan...

Somali President to visit Addis Ababa for talks with Ethiopian PM Abiy Ahmed

ADDIS ABABA, Ethiopia - President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia is scheduled to visit Addis Ababa on Saturday to engage in bilateral discussions with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed.   The agenda includes addressing critical matters like the execution of the Ankara Agreement and Ethiopia's role in Somalia's new peacekeeping mission, with an emphasis on fostering regional stability, economic partnership, and...

Booliska Muqdisho oo howlgal kusoo qabtay eedeysanayaashii ugu badnaa

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysanayaashii ugu badnaa, kadib howlgallo ka dhacay caasimada.   Eedeysanayaasha lasoo qabtay ayaa gaaraya illaa 23 qof oo loo haysto inay dil, dhaawac, kufsi iyo dhac ay ka gaysteen magaalada Muqdisho. Hoose ka akhriso warsaxaafadeedka kasoo baxay Booliska:- Hay’adda ha amiga Gobalka Banaadir iyo Shacabka Caasimadda oo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Addis Ababa

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta uu u ambabaxo magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo.   Wararka ayaa sheegaya in madaxweynaha uu casuumaad rasmi ah ka helay dowladda Itoobiya, isaga oo wada-hadallo la yeeshay ra'iisul wasaare Abiya Axmed. Qorshaha ugu wayn ayaa ah...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...