Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Muxuu duqa magaalada Muqdisho kala hadlay haweenka uu la kulmay? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xalay kulan talawadaag ah la qaatay qaar kamid ah haweeynka Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimadda, si uu uga dhageesto talooyinkooda ku aadan horumarinta Magaalada.   Kulankan oo ka dhacay aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa guddoomiye Amiir waxa uu mid mid u dhageystay haweenkii uu kulanka...

After 54 Years, Somalia Rejoins the UN Security Council

MOGADISHU, Somalia — After more than half a century, Somalia has once again taken its place on the United Nations Security Council as a non-permanent member for the 2025-2026 term.   This marks a significant diplomatic milestone for the nation, which last served on the council in the early 1970s. Somalia's return to the UNSC comes at a time when the country...

Somali Council of Ministers Appoints New Refugee Commissioner

MOGADISHU, Somalia — In a significant move aimed at addressing the ongoing crises of displacement within the country, Somalia's Council of Ministers, during their regular Thursday session chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, has officially appointed Ahmed Hussein Elmi as the new Commissioner of the National Commission for Refugees and Internally Displaced Persons (NCRI).   Elmi steps into the role...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay magacaabista mas’uul cusub

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee ku aaddan magacaabista Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed, kaas noqon doona Mudane Axmed Xuseen Cilmi.   Sidoo kale, Golaha Wasiirrada, ayaa ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda ee ah in Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim, ay xubin...

Ethiopian Delegation in Mogadishu to Navigate Ankara Agreement and Troop Role Amidst Regional Tensions

MOGADISHU, Somalia — An Ethiopian delegation, led by State Minister for Foreign Affairs Mesganu Arga and Defense Minister Aisha Mohammed Musse, arrived in Mogadishu on December 11, 2024, to engage in discussions regarding the implementation of the Ankara agreement. The visit occurs amidst uncertainties about the role of Ethiopian troops in the newly established African Union Support and Stabilization...

Wafdi sare oo ka socda Ethiopia oo soo gaarey magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wafdi heer sare ah oo ka socda Ethiopia oo ay hogaaminayaan Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Mesganu Arga iyo Wasiirka Gaashaandhigga Aisha Mohammed Musse ayaa ku sugan magaalada Muqdisho si ay uga wada hadlaan dhaqan gelinta heshiiskii Ankara Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed ku gaareen 11-kii December, 2024. Booqashadan ayaa timid xili hubaal la'aanta...

Waddo cusub oo laga hirgeliyay degmada Kaaraan + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Guddoomiyaha Degmada Kaaraan Faarax Cadaani Maxamed ayaa xarigga ka jaray waddo Interlock ah oo loogu magac daray Eng Axmed Sheekh Hassan, taasoo laga hirgeliyay Waaxda Wajeer ee Degmada Kaaraan.   Munaasabadda furitaanka waddada cusub ayaa waxaa ka soo qeybgalay dad badan oo ka kala yimid qeybaha...

Somalia Rejoins U.N. Security Council After 54-Year Absence

UNITED NATIONS — After a 54-year hiatus, Somalia has resumed its role on the United Nations Security Council (UNSC), taking up a non-permanent seat for the 2025-2026 term. The announcement was made at the UN headquarters in New York on Thursday, marking a pivotal moment for the East African country in its journey towards international recognition and influence.   Somalia's return...

Sanbaloolshe iyo odayaasha oo ka wada-hadlay aaska askartii la laayay

BELEDWEYNE (SMN) - Taliyaha Hay'adda Nabad-sugidda Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ku sugan magaalada Beledweyne ayaa haatan kulan la leh odayaasha dhaqanka beesha Xawaadle iyo Imaamka Muddulood oo ku baxay xiisadda ka dhalatay askartii dhowaan lagu laayay deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe.   Taliyaha iyo odayaasha ayaa ka wada-hadlaya aaska marxuuminta oo lagu wado in saacadaha soo socda...

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay xubnaha golaha ammaanka ee QM

NEW YORK (SMN) - Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu biirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 54 Sano ka dib, iyadoo horay loogu doortay kursiga xubin aan joogto aheyn ee muddada 2025-2026.   Xubinnimadan cusub ayaa bilaabatay maanta, waxaana laga dhawaajiyay inay Soomaaliya ay ka go’an tahay ilaalinta Axdiga Qaramada Midoobay iyo ka shaqeynta nabadda iyo amniga caalamiga ah. Danjiraha Soomaaliya...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...