Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Jubbaland Accuses Somali President of Security Disruption in Gedo

KISMAYO, Somalia — The regional government of Jubbaland has intensified its ongoing dispute with Somalia's central authority, accusing President Hassan Sheikh Mohamud of directly interfering with security operations in the Gedo region.   In a press release issued on Tuesday, Jubbaland officials stated that the federal government is not only disrupting peace but is actively deploying its forces to destabilize the...

Guddoomiyaha BF oo kulan la yeeshay guddiga doorashooyinka qaranka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, waxaanna Guddoomiyaha Guddiga Cabdikariin Axmed Xasan uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka u faahfaahiyay shaqooyinka guddiga gaar ahaan waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii la magacaabay iyo sidoo kale qorshayaasha u...

Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

KISMAYO (SMN) - Maamul goboleedka Jubbaland oo warsaxafadeed soo saaray ayaa mar kale eedeyn culus u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, xilli ay weli halkeedii tahay xiisadda u dhexeysa labada dhinac.   Jubbaland ayaa sheegtay in weli dowladda federaalka ay qalqal-gelin amni ka waddo gobolka Gedo, isla markaana ay adeegsaneyso ciidamadii amniga ee joogay gobolkaasi. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan ;- Eedeysane Xasan...

UN says it requires $1.42B to scale up humanitarian assistance in Somalia next year

JOHANNESBURG - The United Nations said it requires $1.42 billion to increase humanitarian actions in Somalia, where 5.98 million people will need humanitarian assistance in 2025.   Launching its 2025 Humanitarian Needs and Response Plan (HNRP) for Somalia on Sunday, the United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said 4.6 million people will be targeted for assistance focusing...

Kulan dib loogu eegaayo waxbarashada dalka oo la furmay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfurtay kulan labo cisho soconaya oo dib-u-eegis loogu sameynayo Qorshaha Horumarinta Waxbarashada (2022-2026).   Kulanka waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradaha Waxbarashada Heer Federal, Dawlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir, saamileyda waxbarashada, hay’adaha waxbarashada gaarka loo leeyahay, hay’adaha caalamiga iyo kuwa maxalliga ah ee ka...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo kormeeray Wasaaradda Arrimaha Dibadda

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda, isaga oo ku bogaadiyay shaqaalaha Wasaaradda bandhiggooda guulaha diblimaasiyadeed ee Soomaaliya iyo dadaallada lagu xoojinayo kaalinta Soomaaliya ee saaxadda caalamka.   Mudane Saalax, ayaa ammaanay doorka muhiimka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay ka qaadanayso horumarinta siyaasadda dibadda ee...

Guddoomiyaha cusub ee gobolka oo booqday xarunta Aqalka Dowladda Hoose

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xafiiska sii baneynaya Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir.   Guddoomiyaha cusub ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula yeeshay Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, asigoona sidoo...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalka Ceerigaabo

CEERIGAABO (SMN) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta XFS  ayaa baaq nabadeed u direysa beelaha walaalaha ah ee colaadda ku dhexmareyso magaallada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.   Qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa dhinacyada dagaalamay loogu baaqay in si shuruud.la’aan ah ay ku joojiyaan colaada sababtay khasaaraha isugu jira dhimasho, dhaawac iyo barakac,wax walbana lagu dhameeyo wada hadal. Maalmihii...

NUSOJ Successfully Concludes 16 Days of Activism Campaign Against Gender-Based Violence

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), in collaboration with the United Nations Population Fund (UNFPA), has concluded a well-executed Advocacy and Awareness Campaign as part of the global 16 Days of Activism against Gender-Based Violence (GBV), which ran from 25 November to 10 December 2024. This campaign used mass media, social media and focused engagement activities to address...

Madaxweynaha dalka Turkiga oo kusoo wajahan Soomaaliya

ANKARA (SMN)  - Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa shaaciyay in horraanta sanadka soo socda uu booqasho ku imaan doono Soomaaliya iyo Itoobiya, kaddib heshiis lagu soo afjaray xiisaddii muddada sanadka ku dhow ka dhexaysay dalalkan ku yaalla Geeska Afrika.   “Waxaan booqan doonaa Itoobiya iyo Soomaaliya labada bilood ee ugu horreeya sanadka cusub,” ayuu yiri Erdogan oo Axaddii shalay. Waxa uu soo hadal...

WARAR KALE

South West State leader, Somalia disaster agency chief discuss drought crisis and flood risks

MOGADISHU – The leader of Somalia’s South West State, Sheikh Adan Mohamed Nur, widely known as Laftagareen, held talks in Mogadishu on Friday with...

Somali PM launches 2026 national exams, says education remains key government priority

MOGADISHU – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday officially launched the 2026 national secondary school examinations, reaffirming his government's commitment to education as...

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xiisadda Ka Taagan El-Obeid ee Suudaan

New York / Khartoum – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan, Pekka Haavisto, ayaa ugu baaqay ciidamada gurmadka degdegga ah ee...