Sawirro: Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo lagu soo dhaweeyay Kampala
KAMPALA (SMN) - Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee wadanka Uganda Amb Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Kampala ee Caaasimadda dalkaasi.
Madax Sare oo ka socota Safaaradda Soomaaliya, Dilomaasiyiin iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka ayaa Uganda ayaa ka qaybgalay soo dhawaynta Amb Fardowsa Maxamed Qanyare.
Amb Fardowsa Qanyare ayaa ka mahadcelisay soo dhawaynta loo sameeyay iyadoo sheegtay in ay ku...
Somalia Appoints New Director General for National Statistics Agency
MOGADISHU, Somalia — The Somali government has named Dr. Abdisalan Abdirahman Mohamed as the new Director General of the Somalia National Bureau of Statistics (SNBS), the agency announced Thursday.
The appointment was recommended by Minister of Planning, Investment, and Economic Development Mohamud Abdirahman Sheikh Farah and ratified during the weekly Cabinet meeting led by Prime Minister Hamza Abdi Barre.
Dr. Mohamed,...
Jubaland Parliament Re-Elects Abdi Mohamed Abdirahman as New Speaker Amidst Political Tensions
KISMAYO, Somalia - In a pivotal moment for the Jubaland region of Somalia, the local parliament has elected Abdi Mohamed Abdirahman as its new Speaker, securing 65 votes in a decisive win over his rival Isma'il Keerow, who managed only 7 votes. This election marks a significant chapter in the political landscape of Jubaland, a semi-autonomous state in southern...
Sawirro: Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay magacaabista agaasime cusub
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee magacaabista Agaasimaha Guud ee Hey’adda Istaatistikada Qaranka, Dr. Cabdisalaan Cabdiraxmaan Maxamed.
Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay Warbixinno kala duwan oo ku...
Xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland oo maanta doortay guddoon cusub
KISMAAYO (SMN) - Xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada saddexaad ee maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta doortay guddoon cusub, kadib doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa markii saddexaad ku guuleystay xilka guddoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland, isaga oo helay 65 cod, halka Ismaaciil Cabdi Keerow uu helay 7 cod, sida uu shaaciyay shir guddoonka...
Dowladda Finland oo joojisay deeqda dhaqaale ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Sida uu soo daabacay wargeyska afka Swedish ka ku baxa ee Huvudstadsbladet ee dalka Finland wasiirka iskaashiga iyo horumarka ee dalka Finland, Ville Tavios ayaa go'aamiyay in sharuud uu ku xiro dhaqaalaha dalkiisa uu siiyo Soimaaliya taasi oo uu ku sababeeyay in dowladda Soomaaliya aysan dooneen in ay qaabisho Soomaali Funland ay dooneyso in ay ku...
Convicted Murderer Publicly Executed in Somalia’s Galmudug State
DHUSAMAREB, Somalia — Today marked the execution of Sakarye Asad Farah in the dusty town of Dhusamareb, the administrative center of Somalia's Galmudug State. Farah was found guilty of the murder of Abdullahi Khalifa Farah in the rural Gurjeel District and was put to death by firing squad, a sentence carried out after a conviction by the Galgaduud Regional...
Somali Government Halts Dolow Flights Amid Tension with Jubaland State
MOGADISHU, Somalia - The Somali government has taken the drastic step of suspending all civilian air traffic to Dolow in the Gedo region following a controversial incident where Ethiopian forces detained six Somali National Army (SNA) personnel at the local airport. The decision comes as tensions between the federal government and the regional state of Jubaland reach a new...
Wasiir Fiqi oo si kulul ugu jawaabay xildhibaanada kasoo jeedo Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda, Axmed Macallin Fiqi oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa u jawaabay Xildhibaanada Gobollada Waqooyi:-
GARNAQSI!
Koox xildhibaanno saaxiibaday ah oo shir jaraa’id oo ay qabteen igu eedaynayna ayaan hadalkoodii daawadey; inkastoo aysan wax caddayn ah soo bandhigin, haddana erayadii ay isticmaaleen waxaa ka mid ahaa ;
Wuxuu ka shaqaynayaa kala dilka wadajirka umadda Soomaaliyeed !
Wuxuu...
Somali President Pushes for Universal Suffrage in 2026 at King Charles III’s Birthday Event
MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia has declared his administration's unwavering commitment to overhauling the nation's electoral system, targeting universal suffrage by 2026.
The announcement was made during a ceremonial gathering in Mogadishu to celebrate the birthday of Britain's King Charles III, highlighting the intertwining of international relations and domestic reform.
Addressing a diverse audience of diplomats, local...










