Somalia’s Parliament Passes Political Parties Bill in Overwhelming Vote
MOGADISHU, Somalia — Somalia's Federal Parliament took a significant step towards political reform on Wednesday by overwhelmingly approving the Bill on Organizations and Political Parties.
The bicameral session in Mogadishu resulted in 177 votes in favor, with just one abstention, highlighting broad support for the legislation aimed at restructuring the political landscape of the nation.
This bill is seen as a...
Safiirka Denmark oo raalligelin bixiyay kadib gef uu u gaystay Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Steen Sonne Andersen ayaa raali galin iyo cudur daar ka bixiyay hadal uu ugu gafay Madax-banaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Safiirka ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi, isagoo ka jawaabay, una hoggaamsamay u yeeristii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.
“Denmark waxay ixtiraamaysaa midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda...
Danish Ambassador Clarifies Stance on Somaliland After Meeting with Somali Foreign Minister
MOGADISHU, Somalia — Following a diplomatic stir over comments made in Hargeisa, Danish Ambassador Steen Sonne Andersen met with Somalia's Minister of Foreign Affairs, Ahmed Moallim Fiqi, to address concerns related to Somaliland's recent elections.
The meeting came after Andersen's remarks during a press conference raised eyebrows in Mogadishu for potentially undermining Somalia's sovereignty. In the discussions on Wednesday, Andersen...
Jubbaland oo si kulul ugu jawaabtay Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre
KISMAAYO (SMN) - Wasiirka amniga Jubbaland, Jenaraal Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xiisadda siyaasadeed ee u dhexeyso dowladda federaalka iyo maamulka uu hoggaamiyo Axmed Madoobe.
Ugu horreyn Wasiir Dhuumaal ayaa u jawaabay ra'iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo dhowaan ka hadlay doorashada Jubbaland, isla markaana Axmed Madoobe ku eedeeyay...
Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey xeerka ururada iyo xisbiyadda siyaasadda
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan wadajir ah ayaa ansixiyay Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Xildhibaanada kulanka soo xaadiray ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xeerkaan, wwxaana ogolaatay 177 Xildhibaan, ma jirin Xildhibaan diiday ama aamusay.
Sidoo kale sabtidii ayay ahayd markii ay...
Somalia’s New Ambassador Presents Diplomatic Credentials in China
BEIJING — Dr. Hodan Osman Abdi, the newly appointed Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the People's Republic of China, officially began her diplomatic mission on Wednesday after receiving her credentials from Li Jinjin, the Deputy Director of Protocol at the Chinese Ministry of Foreign Affairs.
This ceremony marks a significant step in the diplomatic relations between the...
Puntland House of Representatives Congratulates New Jubbaland MPs
GAROWE, Somalia — The Puntland House of Representatives issued a statement Tuesday congratulating the newly elected members of the Jubbaland House of Representatives, who were officially sworn into office yesterday in Kismayo.
"Speaking on behalf of the Puntland House of Representatives, I congratulate all the new Jubbaland House of Representatives members," said Abdirizak Mohamed, the Speaker of the Puntland Parliament. He...
Go’aanada adag ee Jubbaland ma soo dadajin kartaa is casilaadda R/W Xamsa?
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa haatan ka socda qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashooyinka maamulka Jubbaland.
Waxaa shalay la shaaciyay xildhibaanada cusub ee maamulkaas oo madaxweynaha soo dooran doono 25-ka bishaan Novermber.
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo kasoo jeedo deegaankan ayaa si weyn uga biyo diiday sida uu wax ku wado Axmed Madoobe,...
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo laga guddoomay warqadaha aqoosniga
MUQDISHO (SMN) - Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonta dalka Shiinaha Ambassador Hodan Cusmaan Cabdi ayaa maanta oo Arbaco nuqullo kamid ah Warqadaha aqoonsiga Danjirenimmo waxaa ka guddoomay ku-xigeenka agaasimaha hab-maamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Shiinaha Mudane Li Jinjin.
Ambassador Hodan Cusmaan Cabdi oo maalin ka hor halkaas gaartay ayaa sheegtay inay door muuqda ka qaadan...
Baarlamaanka Puntland oo taageeray xildhibaanada cusub ee Jubbaland
GAROOWE (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Golaha Wakiilada Puntland ayaa looga hadlay xulista xildhibaanada cusub ee Jubbaland oo shalay lagu dhaariyay magaalada Kismaayo.
Ugu horeyn Baarlamaanka Puntland ayaa hambalyo u diray xildhibaanada cusub ee Jubbaland, wuxuuna u rajeeyay inay ku guuleystaan howlaha loo igmaday.
"Waxaa annigoo ku hadlaya Afka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland hambalyeynayaa dhammaan Xildhibaanada cusub ee Golaha Wakiillada Jubbaland....








