Somalia Expels Ethiopian Diplomat Amid Escalating Tensions
MOGADISHU, Somalia - Somalia's government has declared Ali Mohamed Adan, a counselor at the Ethiopian Embassy, persona non grata. Adan has been given 72 hours to leave the country, following allegations of engaging in activities incompatible with his diplomatic status.
The decision, communicated through the Ministry of Foreign Affairs, reflects Somalia's assertion of sovereignty and signals a significant escalation in...
Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle kusoo dhoweeyay wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka ee wadanka aynu walaalaha nahay Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Dileita Mohamed Dileita oo maanta soo gaaray Magaaladda Muqdisho.
Soo dhoweynta...
NISA oo gacanta ku dhigtay nin ka tirsan Shabaab oo dil ka gaysan rabay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaa oo doonayay in uu dilo Ganacsade Kaamiro ku xiray Goobtiisa Ganacsi.
Shaqsiga la qabtay ayaa la sheegay in uu ka mid ahaa Shabakad dilal ka geysatay magaalada Muqdisho oo ay ku daba jireen Ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda kuwaas oo intooda badan gacanta...
Taliyaha ciidanka booliska oo la kulmay saraakiil ka socota Mareykanka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha howlgalada gaarka ah Mareykanka Colonel David Haskell.
Labada dhinac ayaa ka wada-hadlay arrimo ay ka mid yihiin tababarka ciidanka boliiska Soomaaliyeed , la dagaalanka kooxda khawaarijta ah ee Al- Shabaab iyo arrimo dhawr ah.
Waxa uu balanqaaday Taliyaha howlgalada gaarka ah ee Maraykanka...
Somalia’s Largest Emergency Center Opens in Mogadishu: A Milestone in Medical Infrastructure
MOGADISHU, Somalia — On Tuesday, Prime Minister Hamza Abdi Barre officiated the opening of what is now Somalia's most extensive emergency medical facility, located at Madina Hospital in Mogadishu.
This new center, capable of managing up to 200 patients at once, is tailored to cater primarily to individuals with life-threatening injuries, providing them with immediate and specialized medical care.
The center's...
Sawirro: Xamza oo maanta xarigga ka jaray xarunta xaaladaha deg-degga ah
MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Md. Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Daryeelka Dhaawacyada iyo Xaaladaha Deg-degga ah oo loogu tala galay in lagula tacaalo dadka ku wax-yeellooba musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa dadku sameeyeen oo laga hirgaliyay gudaha Isbitaalka weyn ee Madiina.
Xarig-jarka xaruntaan caafimaad oo markiiba qaabili karta 200 oo qof oo...
Roads in Mogadishu Closed for Mourning Event Led by Prime Minister Hamza
MOGADISHU, Somalia — Today, major thoroughfares in Mogadishu, including the stretch from Zoobe to Km 4, routes to Medina Hospital, and the path to Bula Hubey, were closed to vehicular traffic, impacting the morning commute and prompting residents to navigate the city via side streets on foot.
The road closures are in place due to a mourning event at Medina...
Somalia Engages Germany on Security, Defends Sovereignty Amid Regional Shifts
MOGADISHU, Somalia — Somalia's Minister of Defense, Abdulkadir Mohamed Nur, hosted Germany's Special Envoy to the Horn of Africa, Ambassador Heiko Nitzschke, at Villa Gaashaandhigga on Saturday, signaling a deep dive into regional security dynamics.
The meeting, focused on counter-terrorism efforts against Al-Shabaab, the transition from the African Union Mission in Somalia (ATMIS) to the African Union Transition Mission in...
Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay wafdi ka socda Jarmalka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika Amb. Heiko Nitzschke.
Wasiirka iyo Ergayga ayaa kulankooda diiradda ku saaray howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta, wareejinta Howlgalkii ATMIS, u guuridda howlgalka cusub ee AUSSOM iyo xaqiijinta amniga guud ee Soomaaliya.
Sidoo kale, kulanka...
Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho oo saaka xiran + Sababta
MUQDISHO (SMN) - Waxaa saaka xiran waddada xiriirsa Zoobe ilaa Km4, wadooyinka soo gala isbitaalka Madiina iyo waddada aada Buula Xuubeey ee magaalada Muqdisho.
Shacabka ayaa lugeynaya iyadoo aysan jirin wax gaadiid ah iyo bajaajtaisticmaalaya waddooyinkaasim
Xirnaashiyaha waddooyinkan ayaa loo sababeenayaa in Ra'iisul wasaare Xamza uu ka qeyb-galayo munaasabad baroor diiq ah oo ka dhacaysa isbitaalka Madiina, taasi oo loogu baroor...











