R/wasaare Xamza oo la kulmay ergeyga Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika
MUQDISHO (SMN) -
Muqdisho: Isniin 28, Oktoobar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika, Mr. Heiko Nitzschke.
Ra’iisul Wasaaraha iyo Ergayga Gaarka ah ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashiga u dhaxeeya Soomaaliya iyo Jarmalka.
Ergayga Gaarka ah...
Somali PM Meets German Envoy, Discusses Enhanced Bilateral Ties
MOGADISHU, Somalia — In a diplomatic encounter highlighting Somalia's international engagement, Prime Minister Hamza Abdi Barre met with Heiko Nitzschke, Germany's Special Envoy for the Horn of Africa, to discuss deepening cooperation and celebrate recent achievements on Somalia's path to stability and international integration.
Nitzschke congratulated Somalia on several milestones, including securing debt relief, joining the East African Community, and...
Saddex ganacsato ah oo lagu dilay Muqdisho iyo sababta ka dambeysa
MUQDISHO (SMN) - Illaa sadex ruux oo ganacsato ahaa ayaa maanta lagu dilay agagaarka iskuulka Axmed Gureey oo ku yaalla degmada Daaru-salaam ee gobolka Banaadir.
Sadexda qof ayaa waxaa lagu dhex dilay dukaamadii ay lahaayeen xilli ay ku guda jireen howlahooda shaqo.
Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa la sheegay in ay gaysteen dilkan, kuwaasi oo toogtay ganacsatadan, kadibna baxsaday.
Ganacsatada la dilay...
Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo kulan la yeeshay safiirka Shiinaha + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane Ambassador Wang Yu.
Inta uu kulanku socday, arrimaha laga hadlay waxaa ugu muhiimsanaa; iskaashiga labada dhinac iyo taageeridda howlaha hortabinta u leh Wasaaradda.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return...
Somalia’s Political Leaders Tackle Security and Election Reforms As NCC Meeting Enters 2nd Day
MOGADISHU, Somalia — The National Consultative Council (NCC) meeting in Mogadishu entered its second day and it has become a pivotal arena for discussions on security and electoral reforms, driven by President Hassan Sheikh Mohamud.
The gathering, which includes key figures such as Prime Minister Hamza Abdi Barre, his deputy Salah Ahmed Jama, and leaders from Galmudug, South West, Hir...
Somali Parliament Speaker Congratulates New Arab Parliamentary Union Chairman
Cairo, Egypt — Sheikh Adan Madobe, the Speaker of the Somali Parliament, extended his congratulations to Mohamed Alymahi, the newly elected Chairman of the Arab Parliamentary Union (APU), following his election during the recent assembly in Cairo, Egypt.
Members of the Arab Parliament convened in Cairo for a meeting where they voted for Alymahi, who hails from the United Arab...
Somalia Seeks Deeper Economic Ties with Germany at Washington Summit
Washington, D.C. — In a significant meeting held on the sidelines of the Annual Meetings in Washington, D.C., Somali Finance Minister Bihi Egeh and German State Minister for Europe Neils Annen discussed strategic economic cooperation and the future trajectory of Somalia's economic landscape.
The dialogue, described as productive by Minister Bihi, delved into Somalia's ambitious economic reforms, which aim to...
Xasan Sheekh ma waxa uu ku guul dareystay isku heynta maamul-goboleedyada?
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa mar kale shalay dib uga furmay shirka golaha wadatashiga qaranka oo u dhexeeyo dowladda federaalka iyo qaar kamid dowlad goboleedyada dalka, kaas oo maanta galaya maalintiisii labaad oo xiriir ah.
Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa gudoominayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka qayb-galaya ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, ku xigeenkiisa Saalax Axmed Jaamac,...
Rag loo haysto xatooyada Ari oo lagu soo bandhigay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa gacanta kusoo dhigay saddex eedeysane oo loo haysto xatooto xoolo dadweyne.
Raggan ayaa si gaar ah loogu eedeeyay inay ahaayeen shabakad, ayna xadi jireen xoolaha nool gaar ahaan Ariga, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay booliska gobolka Banaadir.
"Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska Wadajir ayaaa soo...
Aadan Madoobe oo u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub baarlamaanka Carabta
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Ururka Baarlamaanka Carabta Mudane Maxamed Alymaaxi.
Xubnaha Baarlamaanka Carabta oo kulan ku yeeshay magaaladda Qaahira ee Caasimadda Wadanka Masar ayaa Guddoomiyaha cusub ee Ururka u doortay Mudane Maxamed Alymaaxi.
Guddoomiyaha cusub ee la doortay oo kasoo jeeda wadanka Imaaraadka...











