Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Saudi Arabia and Somalia Forge Deeper Ties in Riyadh Talks

RIYADH, Saudi Arabia — Saudi Arabia's Minister of Foreign Affairs, Prince Faisal bin Farhan, engaged in high-level discussions on Sunday with his Somali counterpart, Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, who serves as the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of Somalia.   The meeting took place in Riyadh, marking a significant moment in the ongoing dialogue between the two nations. The agenda...

NCC Meeting Resumes At Villa Somalia Without Jubaland and Puntland

MOGADISHU, Somalia — Talks aimed at addressing Somalia's security challenges and the path to conducting popular elections resumed on Sunday, despite the continued absence of leaders from Jubaland and Puntland States.   The NCC discussions faced disagreements over the electoral process, which prompted Jubaland leader Ahmed Madobe to walk out of it and reject to come back to Mogadishu. Today's talks saw...

Shirka golaha wadatashiga qaranka oo maanta dib uga furmay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Qaranka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.   Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir gudoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jamhuuriyadda Federaalka, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana goobjooga ra'iisul wasaaraha, ku xigeenkiisa, madaxda dowlad goboleedyada HirShabelle, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdosho Wararka ayaa sheegaya in shirkan diiradda...

Xamza oo xilka u kala wareejiyay wasiirkii hore ee hawlaha guud iyo wasiirka cusub

MUQDISHO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska & Guriyeyta, Mudane Cilmi Maxamud Nuur iyo Wasiirkii hore Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay.   Ra'iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in Wasaaradda Hawlaha Guud ay kamid tahay Wasaaradaha muhiimka u ah Qaranka isagoo u rajeeyay Wasiirka cusub...

Somalia Condemns Israeli Attack on Iran, Calls for International Action

MOGADISHU, Somalia — The Federal Government of Somalia has issued a strong statement condemning the recent Israeli military action against the Islamic Republic of Iran, labeling it a severe threat to regional stability.   In an official release, the Somali government denounced the attack, urging the international community to take decisive measures to safeguard the security of the region and its...

Tensions Rise in Lower Shabelle as South West Forces Move into Yaqbariweyne Amid Conflict

YAQBARIWEYNE, Somalia — Reports emerging from the Lower Shabelle region indicate a significant military buildup as troops from the South West forces have moved into Yaqbariweyne, escalating fears of a potential military confrontation.   The area is already on edge due to ongoing disputes, with local militias fortifying their positions in anticipation of conflict. The tension in Yaqbariweyne stems from disputes over...

Somali Army Commander Meets Turkish Delegation in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Major General Ibrahim Sheikh Muhidin, Commander of the Sonali National Army, warmly received a high-level delegation from Türkiye in Mogadishu on Thursday.   The delegation, led by General Soner Oruçoğlu, Deputy Director of the Ministry of Defence for the Republic of Türkiye, comprised senior officials specializing in military strategy and development. The pivotal talks, which took place at the...

Deni oo la kulmay xildhibaanada Puntlna dku metala dowladda Soomaaliya

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaas Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaanada Puntland ku metela labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.   Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Maxamuud Ciise , xubno ka mid ah...

DF Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii ay Israel ku qaaday Iran

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya oo bayaan culus soo saartay ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aadan xiisadda dagaal ee ka dhex-qaraxday Israel iyo Iran.   Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarkii ay Israel ku qaaday dowladda Iran, waxayna sheegtay inuu xad-gudub ku yahay qawaaniinta caalamiga ah. Warsaxaafadeedka ayaa lagu yiri:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay cambaaraynaysaa, isla markaana beeninaysaa gardarrada Israa’iil ay saaka...

Wararkii ugu dambeeyay xiisadda dagaal ee deegaanka Yaaqbariweyne

WANLAWEYN (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo ka tirsan Koonfur Galbeed ay u ruqaansadeen deegaanka Yaaqbariweyne oo ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo xooggan.   Xaaladda ayaa ah mid aad u kacsan iyada oo maleeshiyaadka gacanta ku haya Yaaqbariweyne ay xirteen difaacyo waa weeyn iyadoo laga cabsi qabo in markale meesha...

WARAR KALE

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta Masar u qaabilsan...

Soomaaliya iyo Masar oo Adkeeyay Xiriirka Istaraatiijiga ah iyo Iskaashiga Labada Dal

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka...

Wasaaradda Cadaaladda oo Soo Dhaweysay Gabdho Ku Guuleystay Barnaamijka Xoojinta Awoodda Sharciga

MUQDISHO - Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Faysal Aadan Xasan ayaa maanta kulan soo dhaweeyn ah Xarunta Wasaaradda...