Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay dalka Imaaraadka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa u ambabaxay wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaasi.
Safarka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) waxaa ku wehliya guddoomiyaha Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaannada Soomaaliya iyo...
Somali Army Chief, EASA Director Focus on Anti-Terrorism at Mogadishu Talks
MOGADISHU, Somalia - Somali National Army Commander Ibrahim Sheikh Muhuddin and Paul Kahuria Njema, Director of the East Africa Security Association (EASA), convened in Mogadishu on Saturday to explore avenues for deepening cooperation in counter-terrorism and military capacity building.
The talks, aimed at strengthening regional security, highlighted the urgent need for a united front against extremist threats in East Africa....
Muxuu Madaale ka yiri Naqshadeynta Biyo Mareenada Muqdisho? + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb-galay Munaasabad lagu soo bandhigaayay wejiga 1-aad ee daraasada Naqshadeynta Biyo Mareenada Magaalada Muqdisho.
Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay daraasad guud oo laga soo sameeyay Biyo Mareenada Magaalada (Mogadishu Trank Drainage Master Plan) daraasadaasi oo lagu soo bandhigay qorshe faah-faahsan oo sawir buuxa...
Ahmed Madobe Walks Out of NCC Meeting in Mogadishu, Returns to Kismayo
MOGADISHU, Somalia — President Ahmed Madobe of Jubaland walked out of a crucial National Consultative Council (NCC) meeting in Mogadishu today, marking a significant point of contention in ongoing political discussions.
Sources close to the meeting indicate that Madobe left abruptly due to disagreements over the agenda, particularly concerning implementing the "one-person, one-vote" electoral system and security arrangements against Al-Shabaab...
Sheekh Shariif, Khayre iyo CC Shakuur oo muddo kororsi uga digay Xasan Sheekh
MUQDISHO (SMN) - Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa madaxweyne Xasan Sheekh iyo golaha wadatashiga qaran uga digay muddo kororsi.
Qoraal ay si wadajir ah usoo saareen madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif, ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Khayre iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa waxa ay ku sheegeen in aysan aqbali doonin muddo kororsi horleh
Halkan...
Axmed Madoobe oo ka tegay Muqdisho, kuna laabtay Kismaayo + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan Garoonka Aadan Cadde ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulkiisa, isaga oo gebi ahaan isaga baxay shirkii golaha wadatashiga qaran ee ka socday Muqdisho.
Safarka Axmed Madoobe ee maanta ayaa ka dhigan in uu fashilmay shirkii madasha ee maalmahaan Muqdisho uga socday Madaxda Qaranka iyo kuwa maamul-goboleedyada.
Madaxweynaha Jubaland...
Taliyaha ciidamada Xoogga oo la kulmay sarkaal ka socday dalalka Bariga Afrika
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Ururka Heeganka Barriga Africa Paul Kahuria Njema.
Taliye Ibraahim iyo Paul Kahuria ayaa ka wada hadlay Amniga gobolka, Qatarta Argagixisada iyo arrimo kale.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Agaasimaha Ururka Heeganka Barriga Africa kala hadlay sidii ay gacan uga...
Somalia Ramps Up Security Operations in Tourist-Hub Jasira Amidst Al-Shabaab Threats
MOGADISHU, Somalia — In a concerted effort to bolster security, Somalia's Military Police, alongside intelligence units, have executed a series of operations in the coastal Jasira region, just outside the capital, Mogadishu.
The maneuver, aimed at preempting insurgent activities, particularly by al-Shabaab militants, involved sweeping checks along the strategic highway connecting Mogadishu to Jasira.
The operations, which have seen an intensified...
Mahad Salaad oo la kulmay guddiga dhismaha dekadda Hobyo + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Musharraxa madaxweynaha Galmudug, Mahad Salaad, ayaa la kulmay guddiga gacanta ku haya dhismaha dekadda Hobyo.
Kulankan ayaa looga hadlay horumarka iyo dadaallada lagu xoojinayo mashruuca dhismaha dekadda, taas oo leh muhiimad istaraatiiji ah oo weyn, maadaama Hobyo ay tahay marin muhiim ah oo ganacsi iyo isu-socod dhaqaale oo gobollada dhexe iyo guud ahaan Soomaaliya ah.
Mahad Salaad ayaa...
Somali FM Returns to Hero’s Welcome After UNGA Advocacy for Sovereignty
MOGADISHU, Somalia — Somali Foreign Minister Ambassador Ahmed Moalim Fiqi returned to a rousing welcome at Aden Adde International Airport on Sunday, following his participation in the United Nations General Assembly (UNGA) in New York.
His arrival was marked by a significant show of support, with Members of Parliament, Senators, Ambassadors, and senior Ministry of Foreign Affairs staff present to...











