Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s NCC Meeting Nears Conclusion, Aims for Key Resolutions

MOGADISHU, Somalia — The National Consultative Council (NCC) meeting, under the presidency of Hassan Sheikh Mohamud, continues today at the Presidential Palace in Mogadishu, marking its fourth consecutive day.   The sessions have transitioned into more focused side meetings and discussions led by technical committees, aimed at advancing the core objectives of the council. President Mohamud has been at the helm of...

Shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socda Muqdisho oo galay maalintii 4-aad

MUQDISHO (SMN) - Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu gudoominaayo Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si habsami leh uga socdo xarunta Madaxtooyada Qaranka ee magaalada Muqdisho,iyada oo maantana uu galay maalintii afaraad ay madaxda heer Federaal iyo Dowlad Goboleed ay si wadajir ah uga shaqeynayaan sidii loo horumarin lahaa amniga, iyo dimuqraadiyeynta dalka.   Kulamadii maanta ayaa waxa ay...

Turkiga oo soo diray Markab qodi doono shidaalka ku jira Badda Soomaaliya

Istanbul (SMN) - Waxaa Dekada Filyos ee Magaalada Istanbul ka socda xaflad sagootin ah oo loo sameynayo Markabka Oruç Reis oo ku soo wajahan biyaha Soomaaliya.   Markabkan ayay muddo 19 cisho ku qaadan doontaa in uu soo gaaro biyaha Soomaaliya si markaasi uu u bilaabo baaritaan qaadanaya 7 bilood si uu ku qotama 3 goobood oo la filayo in ay...

Turkish Vessel Oruc Reis Sets Sail for Somalia in Quest for Oil and Gas Exploration

ISTANBUL, Turkey — President Recep Tayyip Erdogan and Energy and Natural Resources Minister Alparslan Bayraktar waved off the Turkish research vessel Oruc Reis on Saturday as it set sail from Istanbul bound for Somalia.   The vessel's mission is to perform seismic surveys for oil and natural gas exploration off the Somali coast, where Turkey has secured rights. The Oruc Reis, which...

Somali Military Operation Kills 47 Al-Shabaab Fighters in Galgudud Region

MOGADISHU, Somalia — The Somali government announced Saturday that a decisive military operation in the central Galgudud region resulted in the deaths of 47 Al-Shabaab militants.   This operation, which unfolded in the forested areas between the villages of Bidde Issa and Gerile near El-Dheer town, marked a significant engagement against the insurgent group. The operation involved not only the Somali National...

47 xubnood oo ka tirsan Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Ceeldheer

MUQDISHO (SMN) - Ilaa 47 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay hawlgalo bartilmaameed ah oo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka (NISA) oo kaashanaya geesiyaasha dadka deegaanka iyo saaxiibada caalamka ay ka fuliyeen deegaano hoos tago degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.   Ciidamada Qalabka Sida iyo saaxiibada caalamka ayaa beegsaday hawdka u dhaxeeya deegaannada...

Taliye Asad oo kormeeray laanta Dhexe ee Ilaalinta Canshuuraha Boliiska + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdulaahi ayaa maanta kormeeray Xarunta laanta Dhexe ee Ilaalinta Canshuuraha Boliiska Soomaaliyeed.   Taliyaha ayaa Warbixin ka dhageystay saraakiisha laanta Dhexe ee ilaalinta Canshuuraha iyagoo uga warbixiyey shaqada ilaalinta canshuuraha Taliyaha ayaa saraakiisha kula dardaarmay in Bulshada loogu adeego si dhow lana ilaaliyo Habraaca Canshuur Qaadista. Taliyaha ayaa sidoo kale amray in aan...

Somali Parliament Passes Bills to Boost Agricultural Safety and Sustainability

MOGADISHU, Somalia — In a significant legislative session held on Saturday, the Somali parliament passed two pivotal bills aimed at revolutionizing the agricultural sector in the country: the Bill on the Control of Chemicals in Agriculture and the Bill on the Service and Inspection of Agriculture. These bills, which sailed through with overwhelming support, mark a critical step towards...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta guddoomiyey shirka joogtada ah ee hay’adda SoDMA, kaas oo diiradda lagu saaray ka hortagga xaaladda abaarta iyo roob yarida ee La nino.   Sidoo kale, shirka ayaa looga hadlay xaaladda fatahaado aan la fileyn oo uu sameeyay wabiga shabeelle kadib markii dowladda Itoobiya biya xooggan ay ku soo...

Somalia Election Talks Stalemate: Federal Government and Jubbaland Disagree on Election Method

MOGADISHU, Somalia — A high-level meeting convened last night between Somali President Hassan Sheikh Mohamud, Prime Minister Hamse Abdi Barre, and Jubbaland President Ahmed Madobe has concluded without reaching a consensus on the electoral process, sources close to the talks have revealed.   The meeting, part of ongoing efforts by the National Consultative Council (NCC), aimed to finalize agreements on how...

WARAR KALE

Murusade Elders Issue Communiqué on June 3 Attack on Peace Meeting in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia -- Traditional elders and intellectuals from the Murusade community issued a strongly worded statement following a consultation meeting held in Mogadishu on...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Somaliland, Israel agree to deepen cooperation after presidential talks

JERUSALEM - Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) and Israeli President Isaac Herzog on Sunday pledged to strengthen cooperation between their two sides following...